Qaabka somaliland Cadkeedii Uga Ridatay Qaramada Midoobay una ogolaatay in Qaxoontigu dekedaheeda ka soo degaan DAAWO

    Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in qaxootigii ka imanayey dalka yaman ee dhowaan la hakiyey dib loogu ogolaaday inay ku soo degaan ciidda Somaliland ugana sii gudbaan dalalkoodii, ka dib markii ay hay’adaha qaramada midoobay u qaabilsan qaxootigu aqbaleen dalabaadkii Xukuumada JSL shuruudaha uga dhigtay soo dhoweynta qaxootigaasi. Md cali maxamed…

    Read More

      Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Sheegay in Go’aanka Guurtidu aanu ka Noqod lahayn,Dar daarana u Jeediyay Xildhibaanadiisa DAAWO

      Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku adkaystay in aanu dib uga noqonayn Go’aankii ay ku Kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada taas oo ka danbaysay go’aan ay Sadexda Xisbi Qaran isla gaadheen. Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Guurtida ayaa Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu ka sheegay in go’aankaasi uu…

      Read More

        Somaliland Oo Markale Aqbashay Qaxootigii Yemen Ka Imanayey Oo ay Hore u Diiday

        Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markale dib u fasaxday Qaxootigii Soomaaliyeed eek a imanayey Waddanka yemen, kuwaas oo ay hore u mamnuucday inay Xeebaheeda kasoo degaan. Wasiirka Wasaaradda Dibu-dejinta Somaliland Cali Siciid Rayga, oo goor dhaweyd shir jaraa’id qabtay, aya aku dhawaaqay inay xukuumaddu qaadatay Go’aan ka duwan midkii hore , waxana uu arrintaas  ku macneeyey  inay…

        Read More

          Nuxurka Dood Xiiso Badan Oo Xisbiyada Qaranka Iyo Golaha Guurtidu Isku Weydaarsadeen Muranka Ka Dhashay Heshiiskii Madaxtooyada Lagu Gaadhay

          Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Xisbiyada qaranka somaliland iyo Golaha Guurtida,  oo si weyn iskugu maan-dhaafsan heshiiskii dhawaan laga gaadhay Muddo-kordhintii Guurtidu samaysay, ayaa maalintii shalay Dood adag jilbaha isku daray, waxana Qolo waliba ku andacoonaysaa in Tallaabada ay qaadday tahay middii loo baahnaa ee xaqa ahayd. Dooddan ay idaacadda BBC-du u qabatay Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac…

          Read More

            “Markii hore Cali Khaliif baan la xidhiidhay, waxana uu igu yidhi Xamar kaalay hallagaa diree, markii dambena Cali Ciise Cabdi baa ii soo sameeyey diyaaradahan.” Fu’aad Aadan-cadde

            Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-La-taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Bariga Fu’aad Aadan-cadde, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Warar sheegaya in socdaalkiisa turkiga ay si weyn uga saacideen Saraakiisha ugu sarraysa Maamulka Khaatumo, waxana uu sheegay in arrintaas ay jirto. Fu’aad Aadan-cadde oo isagoo Turkiga jooga la hadlay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay in lacagta uu safarkaas ku galay…

            Read More

              Somalia Oo Si Weyn Uga Qaylisay Qaxooti Xukuumadda Somaliland Ka Hor istaagtay Inay Kasoo Degaan Dekedda Berbera

              Muqdisho:May,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia ayaa si adag uga jawaabtay dad qaxooti ah oo kasoo cararay Dagaalada Yemen, kuwaas oo loo diiday inay kasoo degeen Dekedda Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya, Cabdisalaan Hadliye oo ku sugan Magaalada Dubai, ayaa amuurtaasi si adag kaga hadlay, wuxuuna ku shegay wax aanay fahmin sababta loo diidday inay dadkaasi kasoo…

              Read More

                sawaxan (gabay) w/curiyey maxamed yaasiin maxamed ilkacase

                Waxaa had iyo jeeraale dadku ay ku fooganyihiin qisooyinka dadka kale ee ku xeeraan oo aanay mar keliya aanay afka ka qaadin ka sheekayntooda,taasoo ayba soomalidu ula baxday maahmaah ay ku xalaalaysanayaan iyagoo yidhaahda xoolo waa geedo daaq dadna waa xandaaq,waxaanay inta badan ugu badan yihiin xiliyada ababinta nolosha guurka ugu horaysa oo ay sifayaal…

                Read More

                  “Madaxweyne Wax-qabadkaagii Aragnaye Wax Soo Saarkaagii Baa Hadhay, waayo Waa La Kala Nasan lahaa Oo Nin Baloodh Raadiyaaba Ma Jireen…”Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir.

                  Hargeysa:May,29,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland SuldaanMaxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Madaxweyne Siilaanyo usoo jeediyey inuu Khayraadka waddanka ku  duugan ku dhiirrado sidii dibadda loogu soo saari lahaa, isla-markaana dadku ugu kala nasan lahaayeen. Suldaan Maxamed waxa uu sheegay inuu Madaxweynuhu waxqabad badan muujiyey, balse ay wali qabyo dhinaciisa ka tahay Soo saaridda Khayraadkii waddanku lahaa, “Madaxweyne…

                  Read More

                    “Haddaynu Axadda sugaynay oo ay Arbacada u dhacdo sidii raggii shirka ka kacay yeynaan noqonine aynu sugno.”Wasiir Cukuse

                    Hargeysa:May,29,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maamed Daahir (Cukuse), ayaa Shacabka Deegaanka Masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa  ugu bushaareeyey inay si degdeg ah u heli doonaan dhul kaga maqnaa Fidinta xayndaabka garoonka oo dhawaan ballaadhin lagu sameeyey. Wasiir Cukuse oo shalay ka Hadlay Munaasibad Madaxweynuhu xadhigga kaga jarayey Mashaariic laga hirgeliyey Garoonka Cigaal…

                    Read More

                      “Waxanu Markhaatiga weydiinaynaa Bulshada Caddaalada Taqaanna Laakiin Dhega-gaale iyo Dad ku cadanyooda Horumarka Waddanka waxba ka weydiin mayno.”Wasiirka Duulista Hawada.

                      Hargeysa:May,29,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Axmed, ayaa si weyn ugu faanay Waxqabad uu sheegay inuu ka muujiyey Wasaaradda uu masuulka ka yahay, gaar ahaanna Dhismayaal iyo casriyey uu sheegay inuu Garoonka Cigaal International ka muujiyey. Wasiirka oo ka Hadlay madal uu madaxweynuhu xadhigga kaga jarayey mashaariic cusub oo uu madaxweynuhu…

                      Read More

                        “Walaahi bilaahi hadii Wadankayga la iga dajin waayo Aniga iyo Caruurtayduba Bada ayaan isku ridaynaa” Dhacdo Fool Xun Iyo Marsada Berbera DAAWO

                        Berbera 29.May 2015 (SDN/QJ)- Waa dhaqan aan ku wanaagsanayn wada dhalashada iyo diinta islaamkaba in tacadi loo gaysto dad maati ah oo ka soo cararay Qalalaasaha ka aloosan dalka Yemen. Waxay dadkani saarnaayeen Markabkii ay Yemen ka soo raaceen saarnaayeen Sadex Cisho,Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa dadkan u kala saaray Somalia, Somaliland iyo Yemen, Waxaana Markabka laga…

                        Read More

                          “Hadii uu Go’aankaas nabadgelin waayo Madaxweyne ku Xigeenku Waxa uu ku Jiraa Xaalad Adag” Xildhibaan Indho Indho DAAWO

                          Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Mid ah Mudanayaasha Aqalka Guurtida ee garabsaarka la leh Madaxtooyada ayaa Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ugu Hanjabay inay Talaabo Sharci oo adag ka qaadi doonaan hadii aanu faraha kala bixin sida uu Yidhi Go’aankii Mudo kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyeen Madaxweynaha…

                          Read More

                            “ 800 Oo Kun Oo Mitir Oo Dhul Ah Oo Madaarka Loo Xadeeyay Madaxweyne Dadkii Deganaa Wax Bedel Ah Maanu Siin, Laakiin..” Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

                            Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka mid ahaa guddi uu madaxweynaha Somaliland u magacaabay xadeynta dhulka madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal Airport ayaa ka warramay heerarkii uu soo maray xadeynta madaarku iyo duruufihii ka hor yimi muddadii ay hawshaas ku jireen. Wasiirka oo khudbad ka jeediyay…

                            Read More

                              Hargaysa oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Itoobiya ee 20 Ginbood,Madaxweyne Xigeenka oo ka hadlay arimo ay Somaliland iyo Itoobiya Mataano ku yihiin DAAWO

                              Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)-  Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay Munaasibada 24 Guurada ka soo wareegtay Markii Gadood dagaal lagu riday Xukunkii Dhergiga ahaa ee Mingiste Xayle Maryam ee dalka Itoobiya taas oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Kulan Xuseedkan Itoobiya Waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan…

                              Read More

                                “Gudoomiye Saleebaan waxaa u eekayd inuu is daad raaciyo waayo waxani waa doonistii shacabka” Gudoomiye Faysal DAAWO

                                Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay sida ay xisbi ahaan u arkaan go’aanka Guddoomiyaha Golaha Guurtidu ku qaaday heshiiskii ay saddexda xisbi iyo Xukuumadda Somaliland ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii ay hore Golaha Guurtidu ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. https://www.youtube.com/watch?v=Wu3epe1Q-s4

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa DAAWO

                                  Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray afar mashruuc oo laga hirgaliyay Madaarka Caalamiga ah ee Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu ugu horayn xadhiga ka jaray Xarunta kaydka Dab-damiska ee Garoonka diyaaradaha, sidoo kale waxa uu kormeer iyo xadhig ka jaris ku sameeyey xayn-daab dheer oo lagu wareejiyey…

                                  Read More

                                    DAKAYGU HADDU TASHADAY MAXAA LOO DABA SOCDA

                                    SCWW, Waxaan is weydiiya bulshada reer somaliland maka dheregsan tahay waxan qolooyinka beesha caalamka isku magacaaba ay ka raban waxan is weydiiya 24 sano beesha caalamku maxay idiin qabatay  waxaan is weydiiya oo kale waqtigan aynu joogno 2 dal oo afrikan ah aya doorashooyin laga qalanqaalinaya midna beesha caalamku ma isku taxalujiyeen inay la socdan…

                                    Read More