xaflad ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweeyey London Musharax Jamal ali xuseen iyo Marwadiisa marwo Farduus Ahmed Warsame + Sawiro badan

    Xafladaa oo si aad ah loo soo abaabulay ayaa musharaxa xisbiga ucid Jamal Ali Xuseen, Marwadiisa Fardusa Ahmed iyo Madaxda xisbiga ucid ee Laamaha Gobolada UK ay si diiran oo sharaf badan ugu soo dhaweeyeen Taageerayaal tiro badan oo xisbiga Ucid ku soo biiray.Waxaa Musharax Jamal iyo Marwadiisu ay gudoon siiyeen Shahaadado hawl-karnimo Xubno ka…

    Read More

      Iska hor imaad ciidamada dawlada ku dhexmaray xaafada Hodan

      Muqdisho May 28,2015(SDN/QJ)-Iska hor imaad muddo kooban degmada hodan ku dhexmaray Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa Booliiska iyo dad shacabka ah oo la sheegay in ay hubeysnaayeen ayaa wararka iminka kasoo baxaya degmadaasi ay sheegayaan in qaar kamid ah dadkii hubeysnaa gacanta lagu dhigay. Iska hor imaadkaani ayaa dhacay waxyar kahor markii ciidmada dowladda Soomaaliya…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo Nigeria u boqoolay

        Muqdisho May 28,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaye ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda Wadanka Nigeria. Wafdi madaxweynaha ayaa kamid ah madax lagu Cazuumay ka qeyb galka Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dalkaasi Mahamadu Buhari oo dhawaan ku guuleystay doorashii dalkaasi ka dhacday. Socdaalka…

        Read More

          Sheekh Xasan Turki Oo Xalay Geeriyooday Iyo Afhayeenka Al-shabaab Oo Taariikhdiisii Ka Sheekeeyey

          Hargeysa-yarey:May,28,2015(SDN/QJ)-Sheekh Xasan Cabdilaahi Xirsi(xasan-turki) oo kamid ahaa saraakiisha sare ee Kooxda Al-shabaab, ayaa la sheegayaa inuu xalay geeriyooday kadib uu in muddo ah xanuun u jiifay. Geerida sheekh Xasan Turki Waxa xaqiijiyey Ururka Al-shabaab, waxana uu sheekhu ka mid ahaa saraakiishii ciidanka Somalia ee dagaallada qadhaadh kasoo qayb qaatay xilliyadii Dawladdii dhexe ay jirtey. Afhayeenka…

          Read More

            Akhri Magacyada Shanta Haween Ee Dunida Ugu Awoodda Badan Iyo Dalalka Ay Kasoo Jeedaan

            London:May,28,2015(SDN/QJ)-Wargeyska Cilmi-baadhista iyo dabagalka ku caanka ah ee Forbes Magazine, ayaa soo daabacay Warbixin xiiso badan oo uu ku lafo guray Haweenka Adduunka iyo sida ay u kala awood badan yihiin. Wargeyska oo sameeyay daraaseyn dhan waliba ah, ayaa waxa uu Haweeneyda Koowaad u aqoonsaday Haweeneyda lagu magacaabo Angela Merkel oo ah Ra’isul-wasaaraha dalka Jarmalka….

            Read More

              “Dadka qaarkood baa yidhaahda Marwadu iyadaa dalka ka talisa, dooddaas maxaad ka qabtaa?” Iyo Jawaabta Aamina Weris DAAWO

              Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)- Marwo Aamina Maxamud Jirde “Aamina Weris” oo ah Xaaska Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Markii u horaysay ka hadashay doorka ay ku leedahay hogaaminta dalka. Sidoo kale Marwo Aamina Weris waxa ay iftiimisay sababta keliftay in Siyaasiyiin badan oo ka tirsanaa Xisbiga Kulmiye halgan dheerna la soo galay sidii uu Madaxweyne Siilaanyo…

              Read More

                Saymaha Siyaasada,Sarifka lacagaha ,Suuqyada Wax kala iibsi Iyo Sicir barar dabarka goostay oo danyartu u silcayso DAAWO

                Burco 28.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa lagu mashquulsan yahay Khilaaf Siyaasadeed oo ay ku kala qaybsan yihiin Siyaasiyiin damac kursi hayo. Hasa yeeshee Nolosha Bulshada Somaliland gaar ahaan qoysaska danyarta ah ayaa maraysa Meel halis ah kadib markii uu Xadhkaha goostay Sicir barar laxaad leh oo ku yimid qiimaha Maceeshada kala duwan iyo Sarifka lacagaha qalaad…

                Read More

                  “Casharada aan La Baran” W/Qoray Maxamed Cali Bile

                  Muranka siyasadeed ee soo dhex galay arimaha doorashooyinku waa mid weligiiba soo jirey hakala weji duwanaadee. Balse waxa ad moodaa inaan casharba laga baraneyn waxa ina soo mara. 1993 markii shirka lagu qabtey magaalada Boorama, waxyaabihii lagu eedeeyey madaxweynihii xiligaa joogey Abdirahman Ahmed Ali (AHUN) ee xilka lagaga qaadey waxa u muhiimsanaa laba qodob oo…

                  Read More

                    “Waxaan Caawa ku Heshiinay Xisbiyada Qaranka Iyo Xukuumadu iyadoo Cidi na Soo Fara gelin” Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

                    Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- In kastoo Xisbul Xaakimka Kulmiye uu Maalmihii Wada tashiga Khilaafka Siyaasadeed u Muuqday Mid ku dhagan Go’aankii Golaha Guurtidu Qallinka ugu duugeen Madaxweyne Siilaanyo Korodhsiimo afka la gashay laba Sanno,hadana Sadex Cisho oo dood adag la yeeshay waxay Muujiyeen Tanaasul,kadib markii ay daaqada ka tuureen go’aankii Cadhada dhaliyay ee Guurtida Somaliland.

                    Read More

                      Khudbadii Gudoomiye C.raxmaan Cirro ee Khatimaada Khilaafkii Siyaasadeed ee Dalka Ruxay DAAWO

                      Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maalmo Shirar adag oo Xasaasiye ah lagu Jiray Mararka qaarna Fadhiyada lagu Kala kacayay,la isku maandhaafsanaa Midaynta Aragtida lagaga bixi karo Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay Mudo Kordhintii Sannadka iyo Tobanka bilood ahayd ee Golaha Guurtidu u kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Aqalka Wakiilada ayaa aakhirkii keentay in lagu wada…

                      Read More

                        Daawo :Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Ku Dhawaaqay In Xal Laga Gaadhay Khilaafkii Siyaadadeed Ee Ka Dhshay Mudo Kordhinta

                          Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo…

                        Read More

                          Daawo :Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo xukuumadoo Heshiis Xall Ka Gaadhay Khilkii Siyaasaded Ka Dhashay Mudo Kordhinta Guurtidu U Sameeyen Xukuumada

                            Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo…

                          Read More

                            Dhakhaatiirta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Ee Ka Soo Jeeda Deegaanka Waddada Cad Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad +Sawiro

                            Hargeisa(SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta Wasaaradda Xannaanda Xoolaha ee ka soo jeedaa Deegaanka Koonfurta , Bariga Iyo Badhtamaha Magaalda Hargaysa (Ciidagale) ayaa Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad . Munaasibad Kooban oo ka dhacday Royal Hotel Ee Magaalda Hargaysa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Wadada Mudane Cali Ibrahim…

                            Read More

                              War Deg Deg ah Xisbiyada Siyaasada iyo Xukuumada oo ku heshiiyay Xiliga ay doorashooyinku dhacayaan iyo Madaxtooyada oo hada ay Xafladu ka socoto

                              Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa haatan Xarunta Madaxtooyada ka socota Munaasibad ay Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadu qallinka ku duugayaan Heshiis is afgarad oo laga gaadhay Xiliga ay qabsoomayso doorashooyinka is barkan ee madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada. Warku Waxa uu sheegayaa in si rasmi ah la isugu raacay in doorashooyinkaasi qabsoomaan bisha December ee Sannadka…

                              Read More

                                Hadalka Wasiirka Qorshaynta Qaranku Jawaab ma u Noqon karaa Sheegashada Somalia ee Bulshada Somaliland? DAAWO

                                Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia. Wasiirka Qorshaynta Qaranka ayaan Sheegin Talaabada…

                                Read More

                                (WAR DEG DEG AH) Lix Sarkaal oo Ka Tirsan Xiriika Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA oo Jeelka Loo Taxaabey Maxaayse Galabsadeen? By Jaahuur.

                                Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka…

                                Read More

                                  Guddoomiye Saleebaan Gaal Oo Maanta Ku Dhawaaqay Hadal Sii Kala Dhantaali Kara Isku Soo Dhawaanshihii Xukuumadda Iyo mucaaaridka DAAWO

                                  ”Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ0)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Maanta ku dhawaaqay Hadal sii kala dhantaali kara isku soo dhawaanshihii la filayey in laga dhex abuuro Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaridka, waxana uu si cad u sheegay inaan Go’aankii guurtidu ahayn mid gorgortan la gelin karo. Guddoomiyaha oo maanta Saxaafadda la Hadlay xilli uu kulan gaar ah…

                                  Read More