Hambalyp iyo Bogaadin ku socota Dr. Maxamed Axmed Cali Guuled & Drs. Roda Deeq Cabdi Digaale

    Meher Wacan Waxa Shalay oo Sabti ahayd, 23/05/2015, Saacaddu kolkay ahayd 13:40Hrs, Ku Qabsoomay Magaalada Boltan ee Carriga Ingiriiska, Munaasinadda Meherka lamaanaha Dr. Maxamed Axmed Cali Guuled & Drs. Roda Deeq Cabdi Digaale.   Xafladdan oo Kulmisay Gacal, Sokeeye iyo Asxaab Tiro Badan oo ka Kala Yimid Daafaha Ingiriiska,iyo Dacalada Dunida. Hab-Wadaag Doonidda & Bixinta Waxa…

    Read More

      Garyaqaan u Jeellan Inuu La Xidido Madaxweyne Obama Oo Shaaciyey Yarad Xiiso Badan Oo Uu Ka Bixin Doono Gabadh Madaxweynuhu Dhalay

      Nairobi:May,25,2015(SDN/QJ)-Garyaqaan  u dhashay waddanka  Keynya, ayaa shaaciyey inuu Madaxweynaha waddanka Maraykanka ka codsan doono inuu uguuriyo  inantiisa Malia Barack Obama oo uu si weyn u jecel yahay. Garyaqaanka oo lagu maagacaabo Avvocate Felix Kiprono ayaa u sheegay WargeyskaThe Nairobian inuu Madaxweyne Obama la kulmi doono marka uu bisha July booqashada ku yimaado Kenya, si uu…

      Read More

        Maayar Soltelco Oo Muraara-dillaacii Uu Ka Qaadday Mooshinnadii Ka Dhanka ahaa Amar Ku Bixiyey Duminta Aqallada Xubno Baarlamaanka Katirsan Oo Mooshinkaas Lagu Tuhunsan yahay

        Hargeysa:May,25,2015(SDN/QJ)-Kadib Mooshinkii dirqiga ku fashilmay ee ka dhanka ahaa Maayarada waddanka, ayaa waxa soo baxaya tallaabooyin la yaable oo Maayarka Caasimadda Hargeysa kaga aargoosanayo Mudanayaal Mooshinkaas dabada ka riixiyey. Maayar Solltelco, ayaa beegsaday Aqalka Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi(obama)oo isagu mooshinkaas xildhibaanada waday hoggaaminayey, waxana, waxana uu shaqaalihiisa amray inay Dumiyaan Kaabado ammaanka loogu talo galay…

        Read More

          Xogo la Yaableh Oo Kasoo Baxay Hannaankii Loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkadda Sare Iyo Muran Xooggan Oo Madaxweynaha iyo Afadiisa Kala Irdheeyey

          Hargeysa:May,25,2015(SDN/QJ)-Xogo dheeri ah, ayaa kasoo  baxaya Qaabkii loo magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Somaliland Maalintii shalay loo magacaabay, waxana jira muran iyo is afgarasho la’aan baahsan oo ka dhalatay Doorashadiisa. Sida ay sheegayaan xogoha ay arrinta ka heshay qurbejoog.com, waxa muddadii dheerayd ee xilkaasi bannaanaa madaxtooyada dhexdeeda kasocday muran iyo is qabqabsi gaadhay…

          Read More

            “Wada hadalka Maanta loo balansan yahay Wuu Burburayaa Hadii Kulmiye iyo Waddani Xal Keenin” Mujaahid Cali Guray DAAWO

            Hargaysa 25.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka rajo dhigay Wada tashiga u socda Sadexda Xisbi qaran iyo Xukuumada si xal Siyaasi ah looga gaadho Khilaafka ka dhashay Mudo Kordhintii Golaha Guurtida. Cali Guray oo ka Mid ah Ergada Xisbiga Ucid uga qayb galaysa Wada hadalka…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Muddo Bannaanaa Maanta Magacaabay

              Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Maanta buuxiyey Jagada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Muddo dheer Bannaanayd. Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ee Somaliland Uu Magaacabay Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed Waxaana War-Saxaafadeed Hada Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Uu U Dhiganaa Sidan .   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto…

              Read More

                Somaliland Oo Sabab Dhaqaale Darteed u joojisay Qaxootigii Soomaaliyeed ee Yemen

                Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa Manata ku dhawaaqday inay Gebi ahaanba joojisay qaxootigii Soomaaliyeed ee ka imanayey waddanka Yemen oo hore qaar badan oo kamid ahi Somaliland u yimaadeen. Shir jaraa’id oo ay maanta Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-dejintu ku qabteen Magaalada Hargeysa, ayey kaga dhawaaqeen inay xukuumad ahaan Go’aan ku gaadheen inay joojiyaan Qaxootiga Somalida ah ee…

                Read More

                  Qurbejoog, marka aad dhoofayso wakhtiga fasaxyada xagaaga, ha iska dhoofin uun ee si la yaqaan u dhoof!!!! Q1aad

                  Sida caadiga ah wakhtiga uu soo dhowaado ama la gudogalo xilliyada fasaxa ee Kulaylaha/xagaaga, waxa dadka badankiisa gasha naruuro iyo nashaad hor leh. Waan dhoofayaa, lixda bisha ayaan ku qoranahay, aniga ayaa kaa horayna oo 2da ayaan baxayaa, Caruurta ayaan kaxaynayaa, Guri ayaan soo dhisanayaa, waan soo Guursanayaa, Waalidkii iyo ehelkii ayaan soo eegayaa, wadankii waxaan…

                  Read More

                    Tirada Guddi Isa Soo Xilqaantay Oo Uguntatay Dhexdhexaadinta Mucaaridka iyo Muxaafidka Somaliland

                    Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-kadib markii uu dami waayey khilaafkii ka dhacay muddo-kordhinta dhawaan Guurtidu u samaysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana natiijo laga gaadhi waayey wada-hadallo xukuumadda iyo mucaaridku yeesheen, ayaa waxa soo baxay Guddi is xilqaantay oo u heegan ugu jirta inay dhexdhexaadintaas galaan. Guddidan ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa iyo shan  iyo toban qof, waxana ay isu…

                    Read More

                      Xogo Tilmaamaya Qodobadii Shirkii Wada Tashi ee Xisbiyada iyo Xukuumada Somaliland uu ku fashilmay

                      Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ)-Wejiga labaad ee Kulanka wadahadalka khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo-kordhinta Golaha Guurtida Somaliland u sameeyey Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo ay Mucaaradku qaaddeceen, ayaa Shalay Galab loo ballansanaa isugu yimaaddeen dhinacyada Xukuumadda, Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE oo isku dhinac ah iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID oo isku…

                      Read More

                        Xulalka Somaliland iyo Sweden oo Isku Haleelay Ciyaar adag iyo Somaliland oo Guusha Hanatay DAAWO

                        Sweden 24.May 2015 (SDN/QJ):- Ciyaartooy u kala safnaa Somaliland iyo Sweden ayaa Wada Yeeshay Ciyaar adag oo Saaxiibtinimo. Furitaankii Ciyaartan Waxaa ka soo qayb galay Mas’uuliyiin ka Tirsan dawlada Sweden,Madaxda Jaaliyada Somaliland Iyo Jaaliyad Tiro badan oo ka soo Jeeda Somaliland iyo weliba Marti sharaf kale. Labada Xul Ciyaareed ayaa soo bandhigay qaab Ciyaareed hufan…

                        Read More

                          “Heshiiskii Labada Beelood ee Degmada Taleex Waxaa adhaxda ka jebiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka” Xildhibaan Koore

                          Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Saleebaan CalI koore oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee Deegaan ahaan u dhashay degmada Taleex ayaa Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland waxa uu ku eedeeyay inuu Ciidamada qaranka ka soo saaray Deegaanka Taleex oo ay laba beelood oo Walaalo ah shaqaaqo gacan ka hadal ahi ku dhex martay…

                          Read More

                            “Waxba yaan la isu qarqarin ma Ogola Caalamku inaynu Dawlad Noqono” Xaaji Cabdi Waraabe DAAWO

                            Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ)- Mudane Xaaji Cabdikariin Xuseen Cabdi Waraabe oo ah Odayga ugu da’da weyn ee Aqalka Guurtida Somaliland ayaa sheegay inaanu Caalamku ogolayn in Somaliland noqoto dawlad xor ah. Waxa uu sidoo kale ka hadlay Xaaji Cabdikariin Xuseen Wada hadalada u socda Xukuumada Somaliland iyo Xisbiyada qaranka ee ka dhashay Mudo kordhintii uu…

                            Read More

                              Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Mooshin ka keenay Lacagaha Qalaad nolosha Bulshada Saamaynta Ku leh DAAWO

                              Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ)- Mooshin Caqabad Ku ah Isticmaalka Dollarka ee Adeegyada Zaadka Iyo E-Dahab oo ay dabada ka riixayso Wasiirada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Xubno ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladu waxay soo hor dhigeen Maalintii shalay Gole Weynaha Wakiilada Somaliland. Mooshinkan ayaa Tilmaamaya in Lacagaha qalaad iyo adeegyada casriga ah…

                              Read More

                                “Saddexda gole waxaan leeyahay meesha ha yuururina’e jaaniska baneeya” Aasaaska Xisbiga Kulmiye 13 Sano ka Hor Iyo Weedho Taariikhda Galay oo laga Guntay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                                Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ):- Maanta oo kale 13 sano ka hor,waxaa lagu dhawaaqay, Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee Kulmiye. Xisbigan oo uu ku dhowaaqay Siyaasiga Axmed Maxamed Siilanyo oo maanta ah Madaxweynaha Somaliland. Haddaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaya, xafladii Kulmiye lagaga dhawaaqay maalintaas iyo weedhihii ay siyaasiyiintu is dhaafsadeen, iyo xamaasadii madashaas ku…

                                Read More