Tacsi ku socota Ehelkii uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile

    Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Chief  Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile oo Maanta 20/05/2015 ku Geeriyooday, laguna Aasay Magaalada Hargeysa.   Aniga oo Ku Hadlaaya Magaca Caqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Waxgaradka Ardaaga Beesha Baha Duqsi ee Beelaha Daa’ud Ismaciil, Waxanu Tacsidan u Diraynaa Qoyskii…

    Read More

      “Waxaanu ku Heshiinay in arrinta dib u dhaca doorashooyinka ee qolaba meel iska taagtay inaanu helno Xal Siyaasi ah oo lagu wada qanco” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

      Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay arrimaha ay isla qaateen Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani ee ku aadan dib u dhaca ku yimid qabsoomida doorashooyinka iyo go’aankii golaha guurtida ee Mudo kordhinta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada oo labada Xisbi Mucaarid ku gacan…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xukuumada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dhaliilo u soo Jeediyay DAAWO

        Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)- Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta uu wada hadal ku aadan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo kordhinta xukumadda iyo golaha wakiilada uu uga furmay magaalada Hargeysa. Wada hadaladan ayaa waxey dhex marayaan xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE oo…

        Read More

          Shirkii Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadda ee Maanta Oo Is afgarasho ku dhammaaday, Ballan Dambe oo La Qaatay iyo Haddalladii Madaxdu Halkaas ka Jeedisay

          Hargeysa:May,20,2015(SDN/QJ)-Kulankii ay Maanta u ballansanaayeen Saddexa Xisbi-qaran iyo xukuumaddu, ayaa ka qabsoomay hutel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, waxana dhinacyadu muujiyeen inay si fiican isku afgarteen, isla-markaana isku qanciyeen inay aragtiyo midaysan ku saleeyaan samaynta ajandaha shirkaasi yeelan doono. Kulankan oo uu Guddoominayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, isla-markaana wehelinayeen Hoggaanka ugu sarreeya saddexda Xisbi-qaran…

          Read More

            (DHEGEYSO) Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) ayaa inooga waramay shrciyada Goaankii Gollaha Guurtida Somaliland ay mudada uGu kordhisay Gollaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland.

            Hargeysa May 20,2015(SDN/QJ)- Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) ayaa inooga waramay shrciyada Goaankii Gollaha Guurtida Somaliland ay mudada uGu kordhisay Gollaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland. Garyaqaan oo hore u ahaa mid ka mida Garsooreyaasha Gobolka Maroodijeex ayaa haatan ah Garyaqaan Madaxbanaan oo ku sugan magaalada Hargeysa. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/garyaqaan.mp3″]   HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU…

            Read More

              Nuxurka Kulan Hor-dhac Oo Saddexda Xisbi-qaran iyo Xukuumaddu Xalay Isku Arkeen Iyo Ajandayaasha Ballanta Maanta Oo Lasii Gorfeeyey

              Hargeysa:May,20,2015(SDN/QJ)-Sida wararku sheegayaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Saddexda Xisbi-qaran, ayaa xalay yeeshay kulan hordhac u ah ballanta Maanta ee shirweynaha Turxaan-bixinta oo hore xukuumaddu ugu baaqaday inay xisbiyada mucaaridka la yeelan doonto. Kulankan oo aqalka madaxtooyada ka dhacay ayaa xubno kooban oo afarta geesood ka socdaa isku hor fadhiisteen, waxana hoggaaminayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland mudane Saylici,…

              Read More

                Gudoomiyaha Ucid oo soo Qufay balamo sir ah oo hore u dhex maray isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo Meel adagna iska Taagay In Mudo Kordhinta Madaxweynuhu Distoori tahay DAAWO

                Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay go’aan sir u ahaa Isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo kaas oo ay ku heshiiyeen ka hor doorashadii madaxtooyada kooda soo baxaa waxa uu ka yeelayo Golaha Guurtida. Dhanka kale labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa ka hadlay…

                Read More

                  Dawlada Somaliland oo beenisay Hadal uu la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Xidhiidhka Hay’aduhu ku sheegay in dalka laga saari doono Sadex hay’adood DAAWO

                  Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa beenisay hadal uu doraad warbaahinta siiyay la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Xidhiidhka Hay’adaha Caalamiga ah oo Sheegay inay dawladu dalka ka saari doonto Sadex ka mid ah hay’adaha samo falka oo uu ku eedeeyay inay galeen arrimo dhanka Siyaasada ah. Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa…

                  Read More

                    Jaaliyadda Reer Somaliland ee Waddanka Turkia Oo Si Weyn U Xustay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18-ka May DAAWO sawirada

                    Turkia 19May15(SDN/QJ)Jaaliyada  Somaliland Iyo   ardayda reer Somaliland ee  wax ka barata  dalkaaasi ayaa  waxay soo agasimeen xaflad aad u qurux badan oo ku bilaabmatay jawi heer sare oo farxadeeed ,  hall ka  munaasibada ka dhacaysay oo  si heer sare ah loo qurxiyey ayaa ka mid ahaa waxyaabaha indhahu qabatinka leh  ee xaflaadaasi  nuuriyeye Xogahaye…

                    Read More

                      Jaliyada sweden ayaa si wayn u xustay malinta 18 may ee qaranimada soomaliland taas oo ay ka soo wareegtay 24 sano

                      Sweden19May15(SDN/QJ)Jaliyada sweden ayaa si wayn u xustay malinta 18 may ee qaranimada soomaliland taas oo ay ka soo wareegtay 24 sano xafladan oo si wayn loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay xildhibaano ka mida golaha deeganka gothenburg ee sweden xildhibanadas waxa ka mid ahaa Xildhibaan safiya cumar Yare xildhibaan Siciid maxamuud dayib…

                      Read More

                        The Purge:How Somalia’s Al Shabaab Turned Against Its Own Foreign Fighters

                        U.S. COUNTERTERRORISM AGENCIES have long been preoccupied with the threat posed by the recruiting successes of the Somali terrorist group al Shabaab in Western countries. The group has managed to lure hundreds of foreign fighters — including some 40 Americans — to Somalia through online propaganda videos and word-of-mouth in disaffected immigrant communities. In recent years,…

                        Read More

                          Waxa La Joogaa Wakhtigii Ay Ingiriiska Iyo Bulshada Kale Ee Caalamku Aqoonsan Lahayd Qaddiyadda Somaliland” Xisbiga Saddexaad Ee Ingiriiska

                          London 19.May 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga saddexaad ee wadanka Ingiriiska ee UKIP ayaa dawladda Ingiriiska iyo bulshada caalamkaba ugu baaqay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Afhayeenka xisbigaas xildhibaan James Carve ayaa mar uu dad reer Somaliland ah magaalada London kagala qayb galay dabaaldegga maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May wuxuu qorala uu soo saaray sheegay inay…

                          Read More

                            Beesha Caalamka iyo waxay tahay

                            Waxaynu maqallaa erayga beesha caalamka iyadoo siyaabo badan loo adeegsado. Adeegsigaasu kuma koobna meelaha dadka Soomaaliyeed degaan oo  qudha ee waxaa adeegsada adduunka oo dhan. Tusaale ahaan , waxaad arkaysaa Maraykanka oo adeegsanaya eraygaa oo leh ‘ beesha caalamku arrintaas raali kama aha’ waxaa  kaloo la caadaysta in siyaasiysiin iyo bulsho  Soomaaliyeed  yidhaahdaan ‘ beesha…

                            Read More

                              Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Fal Celiyey Cunsuriyad Qaawan Oo Uu Tv-ga Qaranka Ku Arkay

                              London:May,19,2015(SDN/QJ)-Aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Ucid, kadib markii la jaray Khudbadiisii markii uu Hadalkiisa la gaadhay. Aqoon yahanku waxa uu arrintaas ku macneeyay ujeedo Mucaaradka loo leeyahay. Waxa uu Maamulka TV-ga iyo Xukumadda Kulmiye ku eedeeyay inay hantidii la wada lahaa si gaar ah u isticmaalayaan. “Waxaa aad iiga yaabiyey…

                              Read More