Madaxweynaha IRAN Oo Ka Dalbaday Qaramada Midoobay Inay Baadhaan Shilkii Ka Dhacay Xajka Iyo Sababihii Dhaliyay

    Tahran,27sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay inay baadho sababihii dhaliyay shilka iyo shilalkii la mid ahaa ee ka dhacay sannadkan Xajka. Muftiga ugu sareeya dalka Sacuudiga Sheekh Cabdulcaziiz al Sheekh ayaa sheegay in shilkii ay xujayda baddan ku dhinteen ee ka dhacay Xajka uu ahaa “Qadar Eebe” bini’aadam-na aan lagu eedeyn karin….

    Read More

      Xukuumadda Siilaanyo oo Cudud Ciidan wixii ay Haysey isugu Geysey Magaaladda Berbera+Bandoodii Xalay iyo Tan Caawa la filaay

      Berbera,26sep,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaatan iyo Habeenkii xalay waxay Ciidamo kusii daabulaysey Magaalo xeebeeda Berbera.   Ciidamadaas ayaa sida la sheegay qorshohoodu yahay in ay gacan bir ah ku qabtaan cidii ka hortimaada qorshaha Xukuumadu wadato ee ah in Hamaaha Keydka Shidaalka Berbera xoog loogu gacan geliyo kooxo ganacsato. Iyadoo ka cabsi qabta inay kacdoon dadweynaha kaga…

      Read More

        Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay

        Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay ”Fanka iyo suugaantu xuduud ma laha. Hadii ay Maraykanka tagaan ama laga casumo oo calanka maraykanka huwadaan macnuhu maaha Maraykan bay noqdeen. Xidigaha geesku hadii ay noqdeen horyaalka kooxaha fanka Soomaaliyeed Somaliland ma ceeb bay ku tahay mise waa siday…

        Read More

          Hubka Maraykanka Oo Ururka Alqaacida Gacanta U Galay

          Dimishiq,26sep,2015(QJ/SDN)-Dagaalyahanno ka tirsan kuwo Suuriya ee uu Mareykanka tababaray ayaa qaar ka mid ah qalabkii dagaalka ee la siiyay waxa ay ku wareejiyeen jabhad xiriir la leh Al-Qaacida. Waaxda difaaca Mareykanka Pentagon ayaa sheegtay in dagaalyahannada ay sidaa u sameeyeen si ay u helaan marin xasiloon oo ay ku gudbaan Fallaagada ayaa la sheegay in…

          Read More

            Ururka SOLJA Oo Ka Hadlay Xadhiga Iyo Ugaadhsiga Suxufiyiinta Berbera Xukuumaddana Baaq U Diray

            Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka qayliyey talaabada xukumaddu ku xidhay Wariye Maxamed C/laahi Soofadhiiste, islamarkaana ku baadigoobayso wariyeyaal kale oo loo haysto war ay bulshada u baahiyeen. Waxa uu sidoo kale ururku saxaafadda ku booriyay baadhista iyo soo bandhigista xogaha rasmiga ah ee ku saabsan heshiisyada xukumaddu gasho ee bulshada laga qarinayo. Warsaxaafadeed…

            Read More

              Gudoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Xal U Helida Khilaafka Golaha Wakiiladda

              Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa dalka maanta dalka ku soo laabtay kadib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay Imaaraadka Carabta. Gudoomiyaha waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI, Xildhibaano ka mid ah golaha wakiilada…

              Read More

                Xassan Sheekh Oo Ka Qayb-galaya Shirka QM Isagoo Maanta Dalka Ka Dhoofay

                Muqdioho,26sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u Ambabaxay Mareykanka, Halkaasoo ay kaga Qayb-galayaan Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Sannadkan. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha sii sagtooiyay RW-ha Somalia, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo Mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa…

                Read More

                  ‘’Waxaa leeyahay Xasan Shiikh Haddii Aadan Waxba Qaban karin Waa inaad Is-casisho…’’ Faroolle.

                  Garoowe,26sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee xafiiska joogay ay kaga dhamaatay khilaaf iyo is-qab-qabsi. Faroole oo ka Hadlayay Garoowe ayaa Sheegay in Saddexdii Sano ee Xasan Sheekh uu ahaa madaxweynaha aysan waxba qaban, isla markaana tahay saddex…

                  Read More

                    ”Mooshinka lama Tuuri karo, Waxaana soo Bandhigaynaa Caddeymaha aan Haynno…” Xil.Goodax Barre

                    Muqdisho,26sep,2015(QJ/SDN)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in lasoo afjaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud. C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa sheegay inaan la tuuri karin mooshinka, isla markaana go’aanka Guddoonka uu yahay mid xildhibaannadu…

                    Read More

                      19-Sanno Oo Uu Ku Maqnaa Qaaradda Yurub, Ka Dib Waxa Uu Taksiile Ka Yahay Magaalada Hargeysa.

                      Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Iyadoo aynu wada ogsoonahay kumanaanka kun ee dhalinyarada soomaaliyeed ah ee sanad walba u tahriiba qaaradda yurub, ayaa haddana taasi baddalkeeda waxa jira dhalinyaro faro badan oo markii dhibaatooyin fara badani ka qabsadeen wadamada midowga Yurub ee ay magan galeen iyaga iyo qoysaskoodu, dabadeedna dib ugu soo laabta deegaanadii ay markii hore ka dhoofeen. Haddaba…

                      Read More

                        Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Laabtay Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Madaxweyne Xassan Sheekh

                        Muqdisho,26sep,2015(QJ/SDN)-War ka soo baxay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in la laalay mooshinkii ka dhanka ahaa madaxwaynaha dalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud. Mooshinka ayay horay ugu soo gudbiyeen baarlamaanka xildhibaanno sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay u soo jeedinayaan eedo dhowr ah. Warka ayaa lagu sheegay in xalka la gaadhay kadib markii xildhibaanno…

                        Read More

                          Xukuumadda Iiraan oo dhimashadii Xajka ee shalay ku eedeysay Boqortooyada Sucuudi Carabia

                          Tahran,25sep,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee dalka Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku eedeeyay Maamulka Saudi Arabia inay Mas’uul ka yihiin Is-buur-buurashadii shalay ka dhacday Xajka ee ay ku dhinteen Boqollaalka Xujeyda ah. Shilkan ayaa waxaa ku dhintay 717 Xaaji, iyadoo ay ku dhaawacmeen 863-xaaji oo kale, kaddib markii ay Dadkan isaga Hor-yimaadeen Dhagax-tuurka Sheydaanka oo ka…

                          Read More

                            Xujey Soomaaliyeed oo ka mid noqday Xujeydii Shalay ku Geeriyooday Is-buur-buurashadii Xajka

                            Makka,25sep,2015(QJ/SDN)-Laba Xaaji oo Soomaaliyeed ayaa ka mid ahaa 717 Xaaji oo shalay ku Geeriyooday is-buurashadii shalay ka dhacday Minna xilli Xujeydu ay ku jireen dhagax-tuurka Sheydaanka oo qayb ka ah Waajibka Xajka. Inkastoo aan la sheegin magacyada xujeydan ayaa hadana waxaa la sheegay inay ahaayeen Rag kuwasoo kasoo kala xajiyay Magaalada Hargeysa iyo Deegaannada Soomaalidu…

                            Read More

                              Madaxweyne Gaas oo ku baaqay joojinta colaadda qeybo ka tirsan Sool

                              Garowe,September 24,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Puntland ayaa ku baaqay joojinta colaad ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Sool. Dad xoolo-dhaqato ah ayaa ku dagaallamaya deegaannada Qorilley, Magacley iyo dhulka hawdka ah ee Sool, waxaana ilaa hadda ku dhintay dad gaaraya 15 qof, tiro kalena way ku dhaawacantay. Colaadda u dhaxeysa dadka reer miyiga ah ayaa in muddo ah…

                              Read More

                                Berbera: Laba Wasiir Ku Xigeen oo Fagaare lagu Oogayay Salaada Ciidul Adxa lagaga Oriyey DAAWO

                                Berbera,September 24,2015(SDN/QJ)-Laba wasiir ku xigeen oo ka soo jeeda gobolka Saaxil aya saaka lagaga ooriyey fagaare ku yaala badhtamaha magaalada Berbera oo ay dadku isugu yimaadeen si ay ugu tukadaan salaadii Cidul Adxaha barakaysan. Cali Gadh-dheer ( Cali Maxamad Cilmi) iyo Cali Dhagoole oo kala ah wasiir ku xigeenada Xanaanada Xoolaha iyo Warshadaha ayaa mar…

                                Read More

                                  Dawlada Somaliland oo Ku Eedaysay Ciidamada Punt land inay Qayb weyn ka qaateen Dagaal shalay ka dhacay Gobolka Sool, Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Deegaankii lagu Dagaalamay DAAWO

                                  Laascaanood 24.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gobolka Sool,  Mr. yaasin Ex , Oo warbaahinta Kula hadlay Magaladda Burco Ayaa faahfaahin Ka bixiyay weerar Ay Maalintii Shalay Ciidamo Ka Tirsan Maamulka puntland Ku Layeen Dad Rayida Degaanka Qoriilay ee Gobolka Sool. Gudoomiyaha ayaa Sheegay in Dagaalkii Shalay ka dhacay Deegaanka Qorrilley oo markii hore u dhexeeyay Laba Beelood…

                                  Read More