“Bin Laden wuu Nool Yahay, Isagoo Nabad ahna Wuxuu Jooga Jasiirada Bahamas” Basaaska Caan Baxay ee Edward Snowden
Moscow 28.Sep 2015 (SDN/QJ)- Ninka fashiliyey sirro ammaaneedka Maraykanka ee Edward Snowden oo hore uga tirsana hay’adda hawlaha ammaanka u qaabilsan Maraykanka ee NSA, ayaa soo saaray warbixin muran badan dhaliyey, isagoo sheegay inuu hayo macluumaaad lagu kalsoonaan karo oo caddaynaya in hoggaamiyihii Al Qaacida ee Osama Bin Laden uu wali nool yahay. Mr….
