Madaxweynaha Yemen Cabdurabbu Mansuur oo lix bilood kaddib ku laabtay Magaalada Cadan

    Cadan,23sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Yemen, Abdulrabu Mansuur Haaddi ayaa dib ugu laabtay Magaalada Cadan ee dalka Yemen; kaddib 6-bilood oo dibad-joog uu ahaa. Haaddi ayaa ku sugnaa tan iyo markii uu Cadan ka cararay Horraantii sannadkan dalka Sucuudiga, iyadoo dagaallo xoog leh ay ka dhacayeen dalkiisa. Iyadoo dib u soo laabashadiisa ay calaamad ugu tahay in xoogagga…

    Read More

      Siyaasiga C.laahi Jawaan oo soo dhaweeyay Heshiiska Diridhaba ku dhex maray Somaliland iyo Itoobiya

      Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Jawaan) ayaa hadlay heshiiskii dhinaca nabada ee dhex maray dawlada Somaliland iyo ismaamulka sSomalida kilalka shanaad ee Itoobiya.   Cabdilaahi Jawaan oo heshiiskaas soo dhaweeyay ayaa yidhi  “Heshiiskii ay wada gaadheen dawlada ismaamulka Somalida Ethiopia iyo  Somaliland waxa uu ahaa heshiis aad u qiimo badan  dan balaadhana…

      Read More

        “Caqabada haysata Culuunta Bulshada” iyo Daraasad ay soo wada saareen Jaamacadaha Hargaysa iyo Jabuuti

        Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Masuuliyiin iyo Barayaal-sare (Professors) oo ka tirsan jaamacadaha Hargeysa iyo Jabbuuti ayaa wada-jira u soo bandhigay xog la xidhiidha caqabadaha hortaagan cilmibaadhista culuumta bulshada (Social Science and Humanities) iyo dhibaatada ka hortaagan in cilmibaadhista culuumtani ay gaadho heerkii saxda ahaa ee looga baahnaa.   Kulan-aqooneed ay Cilmibaadhayaashan Culuumta bulshada ee labada…

        Read More

          Gudoomiyihii Olymbiga Somaliland Xasan Waraabe Cade oo Gebi ahaanba iska casilay Xilkaas

          Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Masuul xil sare ka haya Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay qaranka. masuulka is casilay oo ahaa guddoomiyihii olymbiga somaliland Xasan Waraabe cade oo Warbaahinta Qaar la hadlay ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi, waxaana uu yidhi “Anigoo Ah Haldoor Hassan Waraabacadde Waxaan si…

          Read More

            Malaayihiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Buurta Carrafo iyagoo Gudanaya Waajibka Xajka

            Makka,23sep,2015(QJ/SDN)-Maanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid dacallada Adduunka. Saaka ayaa wxaa Buurta Carrafo u dareeray sannadkan 3-milyan oo qof oo ay ku jiraan Xujey Soomaali ah oo caalamka dacaladiisa, iyadoo maanta oo dhan ay dadkan taagnaa-nayaan cad-ceedda…

            Read More

              Kala Qaybsanaantii iyo Xaaladii Burburka ku Keentay Shirkii Dhallinyaradda Beelaha Sacad Muuse iyo Habar Jeclo,Wasiiro iyo Hogaanka Kulmiye oo Cadho kaga dhaqaaqay

              Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Shir la isugu keenay Qaar ka mid ah dhalinyaro ka soo kala jeeda labada beelood ee Beesha Haber-jeclo ee bariga Burco, Berbera Iyo Beesha degta galbeedka Hargeysa ee Sacad Muuse oo ay soo abaabuleen Xildhibaan Cali Mareexaan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada, Wasiirka Wasaaradda duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,…

              Read More

                Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale oo ummada ka tacsiyageeyay geerida Suldaan Galaal

                Calgary Sept 22,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa dhanbaal uu soo saaray waxa uu ummada Soomalaiyeed uga tacsiyadeeyay Geeridii naxdinta laheyd ee ku Timi Suldaan Maxamed Cabdilahi Xuseen (Galaal). Suldaan Cabdikariim Faarax uu sidoo kale ka faalooday mahadhada taariikheed ee Suladaan Galaal, dhanbaalkiisuna sidan ayuu u dhignaa: “Waxan anigo ah Suldaan…

                Read More

                  Fanaaniintii Xiddigaha Geeska Oo Muqdisho Ka Degay Iyo xaaladda ay waajihi doonaan

                  Muqdisho,22sep,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ee fadhigooda yahay magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho, iyagoo habeenka Ciidul Adxa ay qaban doonaan Bandhig Faneed ay farxada ciida kula wadagayaan shacabka Muqdisho. Fanaaniintan oo kala ah Nimcaan Hilaac, Maxamed Axmed Cirro Bakaal, Xamda Queen iyo C/raxmaan Oday ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka…

                  Read More

                    Urur Goboleedka ECOWAS oo ka Shiraya Afgambigii Lagula Kacay Xukuumaddi Ku Meel Gaadhka ahayd ee Burkino-Faso

                    Hargeysa,22sep,2015(QJ/SDN)-Shir madaxeed looga hadlayo afgambigii dhawaan ka dhacay Burkina Faso ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Abuja. burkina fasoDalalka ECOWAS ayaa la filayaa inay ka wada xaajoodaan hindise ku saabsan sidii doorasho loo dhan yahay ay dalkaas uga dhici lahayd bisha November. inqilaabkii isbuucii hore dalkasi ka dhacay ayaa xukunka looga tuuray…

                    Read More

                      “Sawaxanka hadda baxaya ee Haamaha laga samaynayo ee Waddani horboodayaa waa Goolaaftan siyaasadeed, taasin xukuumadda ka leexin mayso wixii sharci ah ama maamul ah.”Gudd. Muuse Biixi Cabdi.

                      Hargeysa:Sep,22,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka Hadlay Khilaafka iyo Buuqa siyaasadeed ee ka taagan wareejinta Keydka Haamaha SHidaalka ee Magaalada Berbera oo xukuumaddu ku hawllan tahay wareejintooda, waxana uu tilmaamay in wareejintu tahay arrin u taalla xukuumadda Talada Haysa. Muuse Biixi oo maanta warbaahinta kula Hadlay Xarunta Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa uu…

                      Read More

                        Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM oo Duqeymo ka Geystay Deegaan ku yaalla Gobolka Bay

                        Labaatan-jiroow,22sep,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM ayaa gellinkii dambe ee Shalay duqeeyay deegaanka Labaatan-jiroow oo 60-km u jira Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.   Inkastoo aan la ogeyn Duqeynan Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay, ayaa Haddana Wasiirka hub-ka-dhigista, dhaqan-cleinta malleeshiyooyinka iyo tababarrada ee maamulka Koonfur-galbeed, Xasan Xuseen Maxamed…

                        Read More

                          Xisbiga Kulmiye Oo Muddeeyey Xilliga Uu Qabsoomaya Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi.

                          Bismilahi Raxmaani Raxiim Taariikh:22.09.2015 Assalaama Calaykum Waraxmatulahi Wabarakaatu: Ugu horeyn waxa aanu u mahad naqanayna dhamaan warbaahinta maanta halkan noogu timid. Waxa aanu aqoon sanahay in warbaahintu xil culus u hayaan qaranka. Jawaabta Somaliya Inteenii maqashay maalmahan madaxwaynaha soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud waxa uu ka yidhi muqdisho –Shirkan fadaraalka ah mabda’iyan Somaliland way ku jirtaa,…

                          Read More

                            Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Rasmi ah Loo Shaaciyey

                            Hargeysa:Sep,22,2015(SDN/QJ)-Waxa maanta si rasmi ah loo shaaciyey Wakhtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, kaas oo muddo dheer la sugayey. Shir jaraa’id oo ay maanta Saraakiisha Xisbigaas oo uu hormood ka ahaa Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Mudane Saylici, ahna Guddoomiye-ku-xigeenka Afraad ee Xisbigaas, Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi…

                            Read More

                              War Deg Deg ah: Alle Ha u Raxmadee Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal oo Saaka Salaadii Subax Ku Geeriyooday Makka Al-Mukarama

                              Hargeysa,22sep,2015(QJ/SDN)-Waxa Goor Dhawayd Salaadii Subax Ku Geeriyooday Cariga Barakaysan ee Maka Al Mukarama Alle ha u raxmadee Suldaan Maxamed Cabdilhi Xuseen ( Suldaan Galaal) oo ka mid ahaa Madax dhaqameedka Waaweyn ee Reer Somaliland Gaar ahaan Hargeysa. Alle Ha u Naxariistee Suldaan Maxamed ayaa u tagay Maka Gudashada Xajka Waxanu Saaka ku Geeriyooday Maka Abaaro…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo isku bedelay Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha

                                Hargeysa,22sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha SOMALILAND, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Maanta kala bedelay Qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Guud ee wasaaradaha. “Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3606/092015 isku bedel iyo magacaabid uu ku sameeyey qaar ka mida Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Jamhuuriyada Somaliland,” ayuu yidhi madaxweyne Siilaanyo. Wuxuu Go’aansaday in laga…

                                Read More

                                  Ex-Xildhibaan Yuusuf Guuleed Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Hambalyeeyey Guddida Uu U Magaccaabay Wakaaladda Biyaha

                                  Hargeysa,21sep,2015(QJ/SDN)-Ex-Xildhibaan Yuusuf Guuleed Oo ka tirsanaa golihii hore ee deegaanka magaalada caasimada ah ee Hargeysa ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyeeyay guddida uu u magacaabay wakaaladda biyaha magaalada Hargeysa, iyadoo xildhibaanku uu sheegay in madaxweyne siilaanyo isaga iyo dad kalaba ay arrintan kala taliyeen, isla markaanna ay wax lagu farxo tahay in maanta wakaaladda biyaha…

                                  Read More

                                    Maamulka Khaatumo oo kala jabay iyo Cali Khaliif Galaydh oo loogu baaqay inuu xilka iska casilo DAAWO

                                    Balli-cad 21.Sep 2015 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha ama Madaxweynaha Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa loogu baaqay inuu iska casilo Xilka Madaxweynaha Khaatumo, ka dib markii ay Hoggaanka Kooxdu iskaga soo horjeesteen wadahadal uu Cali Khaliif sheegay inay la furayaan Somaliland oo uu Guddi u magaacaabay wadahadalka u metesha Kooxdiisa. Cabdirisaaq Cawil Bacalluul oo…

                                    Read More

                                      Dhimashada Qaraxii Muqdisho oo Korodhey,Wax Yar ka dib Markii la soo Xidhay Shirkii Wada Tashiga Doorashooyinka 2016

                                      Muqdisho 21.Sep 2015 (SDN/QJ)-Afar ruux oo Soomaali ah, ayaa la sheegay inay dhinteen 11 kalena ay dhaawacmeen, kadib markii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya caawa. Dadka dhintay, ayaa laba ka mid ah waxa la xaqiijiyay inay ahaayen rayid, halka inta kalena ay askar ahaayeen. Sidoo kale dadka dhaawacmay…

                                      Read More

                                        Madaxweyne Siilaanyo oo 11 Xubnood oo Gudi sare ah u Magacaabay Wakaaladda Biyaha iyo Cali Guray oo ka fal celiyey

                                        Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa guddi sare (Board Of Directors) u magacaabay wakaaladda biyaha Hargeysa. Guddida oo ka kooban 11 xubnood oo aqoon yahan iyo culimo ka dhex muuqato ayaa xilkoodu yahay jaangoynta siyaasadda biyaha Hargeysa iyo la xisaabtanka maareeyaha wakaaladda biyaha Hargeysa Hadaba Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee…

                                        Read More