Korodhka Tiradda Dhimashada ee Xujayda Maanta Ku Sugan Deegaanka Mina oo Hada Maraysa 717 Dhimasho Iyo 805 Dhaawac ah iyo Kooxaha Gurmadka oo Mashquulsan SAWIRO

    Maka 24.Sep 2015 (SDN/QJ)-Saraakisha difaaca madaniga ah ee dalka Sacuudiga ayaa maanta sheegaya in 717 ruux Qof ku dhinteen deegaanka Mina, halka ilaa 805 ruux ay ku dhaawacmeen ka dib markii xujaaj lagu qiyaas ilaa labo malyuun oo qof is jiidheen qaarna ay neef qabatoobeen. Shilkani waxa uu dhacay markii xujaajtu ay soo dhamaysteen salaadii ciida oo…

    Read More

      Wasiir Maamulka K/Galbeed Somalia Katirsan Oo Gacantiisa Ku Dilay Askari Ciidamada Dawladda Katirsanaa

      Buur xakaba:Sep,24,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya degmada Buurxakaba ee Gobolka Bay, ayaa sheegaya in Wasiirka Waxbarashada Maamulka Koonfur Galbeed, Saadaad Maxamed Nuur (Caliyow) uu habeenkii xalay madaxa ka toogtay Askari katirsanaa Ciidamada Dawladda Federal-ka Somalia oo muran koobani dhexmaray. Askariga la dilay, ayaa ka tirsanaa askar isbaaro soo dhigatay Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay. Wasiirka oo watay…

      Read More

        Xisbiyadda UCID & WADDANI oo Muddaynta Shirka KULMIYE ku tilmaamay Riwaayad laga dareeray oo Muuse Biixi Jilayo

        Hargeysa 24.Sep 2015 (SDN/QJ):-  Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadallo uu Guddoomiyaha KULMIYE   ku sheegay in Xisbiga KULMIYE dhawaanahan aad loo hadal-hayey, isla markaana dadweynaha reer Somaliland aad u xiisaynayaan iyagoo dantooda mustaqbalka dhaw iyo ka dheer-ba ka dhex-arkaya iyo cayimaadda shirka Golaha dhexe ee…

        Read More

          Al-Shabaab oo lala xidhiidhiyey inay hadhaaga Wershadaha Nukliyeerka u adeegsadaan Qaraxyada

          Nairobi 24.Sep 2015 (SDN/QJ):-   Khubaro dhinaca Ammaanka ku xeel-dheer, ayaa shaaca ka qaaday suuragalnimada in Kooxda Al-Shabaab Qaraxyada u adeegsato hadhaaga Hubka Nukliyeerka ee lagu aasay Xeebaha Soomaaliya, isla markaana ay u adeegsadeen weerarkii u dambeeyey ee habeen- sadexaadkii ka dhacay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaa oo kooxda argagxisada Al-Shabaab masuuliyaddeeda sheegteen, kuna…

          Read More

            Somaliland oo loogu Deeqayo Dhaqaalaha ka soo baxa Tartan Qofka ku guulaysta Magiciisu galayo Buugga Dhacdooyinka Adduunka

            Turin 24.Sep 2015 (SDN/QJ):- Tartan Caalami ah oo Berri ka dhici doona magaalada Turin ee dalka Talyaaniga, natiijadiisana lagu daabaci doono BuugGa Dhacdooyinka Adduunka, ayaa la sheegay in dhaqaalaha ka soo baxa lagu taageeri doono waddamada Somaliland iyo Nepal. Tartankan oo Shirkadda Baabuurta samaysa ee Zuzuki iyo Urur u dooda Daryeelka Carruurta soo qabanqaabiyeen kana…

            Read More

              100,000 oo Hawl-wadeen 5,000 iyo oo Kameradood oo Sugaya Ammaanka 3 Milyan oo Xaaji Sannadkan

              Makka 24.Sep 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Saudi Arabia ,ayaa hawl-galisay 100,000 (Boqol kun) oo shaqaalaha Ammaanka ah iyo 5,000 (shan kun) oo Kamaradood, kuwaasoo korka ka eegaya ammaanka Xujaajta sannadkan gudanaya mid ka mid ah shanta Tiir ee Diinta Islaamka, Dembi-dhaafna Eebbaha sareeya Ka baryaya, iyadoo sannadkiiba mar sidan oo kale Muslimiinta inta Allaah u qoray…

              Read More

                Faransiiska oo uu Ku Xijaabtay Hogaamiyihii Isbahaysiga Mucaaridka Jabuuti Marxuun Ismaaciil Geedi Xareed

                Paris 24.Sep 2015 (SDN/QJ)- Allaha naxariistii jano hasiiyee Gudoomiyihii Isbaheysiga Mucaaridka Dalka Jabuuti Ismaaciil Geedi Xareed ayaa ku geeriyooday Cusbitaal kuyaala Dalka Faransiiska. Marxuumka ayaa, mudooyinkii u dambeeyay Xaalad Caafimaad ugu sugnaa Wadanka Faransiiska kadib markii uu dalka Jabuuti ka duulay dabayaaqadii bishii hore, waxaanu Ismaaciil Geedi Xareed(Gudoomiyihii isbaheysiga Mucaaridka) dalkaasi Jabuuti mudo badan kusoo…

                Read More

                  Masaajidka ugu Weyn Caasimadda Ruushka ee Moscow oo Maanta xadhiga laga jaray

                  Moscow,23sep,2015(QJ/SDN)-Munaasabad Xarigga looga Jarayay Masjid Weyn oo laga dhisay Magaalada Moscow ee Xarunta Dalka Ruushka ayaa Waxaa ka Qayb-galay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo Hoggaamiyaha Falastiin Maxamuud Cabbaas. Masjidkan oo ah midka ugu weyn dalka Ruushka oo dhan ayaa wuxuu dhismihiisu socday muddo 10-sano ah, waana Masaajidkii ugu weynaa ee…

                  Read More

                    Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Xukuumadda ka dalbaday inay Xoriyadooda u soo Celiso Laba Madax dhaqameed soona jeediyay Ilaalinta Xasaanada Hogaanka Dhaqanka DAAWO

                    Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Mudooyinkii u danbeeyay Xaalad Caafimaad dalka dibadiisa ugu Maqnaa haatana ku sugan Caasimada dalka ee Hargaysa ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa uu ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii dib ugu soo Celiso Boqor Raabi iyo Suldaan Mawliid Sabayste…

                    Read More

                      Taliska Asluubta oo Laascaanood u Tegay Baxsi Maxaabiis Jeelka ku Jirtay Iyo Dhaawicii Deegaanka Qorilley oo Laascaanod Gaadhay DAAWO

                      Laascaanood 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-Taliye Ku Xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Cali Cumar Axmed iyo Saraakiil kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Shaqo maanta ku tagay Magaaladda Laascaanood,si ay ugu Kuurgalaan Maxaabiiis ka baxsaday Xabsiga Magaalada Laascaanood. Sidoo kale Waxaa Cisbitaalka Magaalada Laascaanood la Keenay Hal Qof oo ku Geeriyooday iyo 8 Qof oo…

                      Read More

                        Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta Taagan Buurta Carafo,Dareenka Xujayda Somaliland DAAWO

                        Maka23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Malaayiin Muslimiin ah, ayaa maanta u taagan buurta Carafo, iyagoo gudanaya waajibaadkooda xajka ee sanadlaha ah. Saaka ayaa waxaa Buurta Carrafo u dareeray Xujayda oo caalamka dacaladiisa ka kala yimid,Waxayna Maanta Xujaydani  u dhabar adaygeen Kulaylka iyo Cadcadeeda Buurta Carafa iyagoo eebbe denbi dhaaf ka dalbanaya, Waxaana lagu wadaa inay markaas kadib…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Maanta Shaqadii ka Joojiyey Isuduwihii Wasaaradda Ciyaaraha iyo Sababaha keenay DAAWO

                          Boorama 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa ka xog waramay Shir uu kaga qayb galay Magaalada Diridhaba isagoo qayb ka ahaa Wefti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha kaas oo u dhexeeyay Somaliland iyo Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Dawlada federaalka ah sidoo kale Waxa uu cadeeyay inuu Shaqadii ka joojiyey…

                          Read More

                            Cali Khaliif Oo Ku Adkaystay Inuu Wadaxaajood La Galayo Somaliland Xili Madaxweyne Siilaanyo Safar ugu baxayo Qaarada Yurub

                            Addis Ababa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Cali Ciise oo ah Guddoomiyaha Guddida uu horjoogaha Maleeshiyaadka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh u magacaabay inay ka qayb galaan wadahadalada Somaliland iyo kooxda Cali Khaliif, ayaa maalmihii udambeeyey ku hawlanaa abaabulka iyo gogol xaadhka wadahaladaasi oo ku waday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.   Wadahadalada u dhexeeya Xukuumadda Somaliland…

                            Read More

                              “Waxaa Nasiib daro ah in Madaxweyne Siilaanyo ka aamusay Masiirka Qaranka Somaliland oo Laba Daqiiqo u quudhi waayay inuu ka hadlo Xaalada dalka” Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani DAAWO

                              Boorama 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbigaas Mudane Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Iclaaminta Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo dhawaqa ka soo yeedhay Madaxweynaha Somalia ee ku aadan in somaliland  qayb ka tahay Shirkii Maamul Goboleedyada. Boorama  SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                              Read More

                                Dagaallo Ay Ku Dhinteen 20-qof Oo Saaka Ka Dhacay Deegaanka Qorilley Ee Gobolka Sool – (DAAWO SAWIRRADA)

                                Qoriley,23sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 20-qof ayaa ku Dhintay, Tiro intaas ka badanna way ku Dhaawacmeen Dagaallo Culus oo ka dhacay Tuulada Qorilley oo 90-KM dhanka Koonfur-bari kaga beegan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaalkan oo u dhexeeya malleeshiyooyin beeleed oo horay ay Colaado u Dhex-mareen, waxaana dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid culus oo ay isku…

                                Read More

                                  “Golaha Wakiiladdu Shaqo kuma laha ansixinta Heshiisyada Maalgashiga Shirkadaha Waddaniga ah” Wasiirka Beeraha

                                  Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka warbixisay waxbadka kala duwan ee dawladdu ka hirgelisay degaannada bariga Sanaag, iyadoo sidoo kale jawaab ka bixisay hadallo dhaliil ah oo masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI u jeediyeen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka Beeraha Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim oo saxaafadda la hadlay shalay, ayaa sheegay in…

                                  Read More

                                    “Wejigii Hore Wuu Guulaystay Muuse Biixi,Balse Waxaa Bilaabmay Loolanka Wejigii labaad ee Xulista Ergooyinka”

                                    Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero taagnaayeen madaxweyne-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, xoghayaha guud ee KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf iyo guddoomiye-xigeenka KKULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa si rasmi ah u cayimay wakhtiga uu qabsoomayo shirka golaha dhexe ee KULMIYE oo ah 10 November 2015. Md. Biixi, oo hadalka ka jeediyay…

                                    Read More

                                      “Horta Madaxweynihii aynu dooranay Xaguu Jiraa,Ma Maqan Yahay, Ma Joogaa,Meeshuu Jiro waan u baahnahay inaad iga Jaahil saartaan” Xildhibaan Obsiiye

                                      Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) ayaa shacabka weydiiyay su’aal ah halka uu ku dambeeyay Madaxweyne Siilaanyo. Xildhibaan Gacan ayaa ka tirsan golaha guurtida. Isagoo shalay saxaafadda la hadlay wuxuu yidhi  “Maanta hadalka aynu nidhaah waa waalalow,Shacabka Somaliland waxaan waydiinayaa Madaxwayne Cod badan ayaynu siinay kursiga uu fadhiyana Isaaq nimo ayaynu ku dooranay,wax…

                                      Read More