”Wax kale Ma Aha Ee Cunista Qaadku Waa Adigoo 10Koob Oo Kafee Ah Cabay Uun…” Mo Faarax Oo Su’aalo Adag La Weydiiyay
London,12sep,2015(QJ/SDN)-Maxamed Faarax (Mo Farah), ayaa caawa marti ku ahaa barnaamijka dadka caanka ah lagu waraysto ee Piers Morgan Life’s Stories ee uu baahiyo ITV. Su’aalo badan oo noloshiisa gaarka ah quseeya ayaa la weyddiiyay. Waxa uu ka warramay waxyaabo badan oo uu yaraantiisii soo maray oo ay ka mid ahayd; afar jirkiisii mar uu Jabbuuti…
