Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) Qallinkii Boobe Yuusuf Ducaale

    “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,”   Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com   Qormadii: 1aad In kasta oo uu sarkaal millateriya ahaa, ma aan arag noloshiisa intii ugu badnayd isaga oo aan qalin, buug-yare wax lagu qoro iyo kamira wax lagu sawiro…

    Read More

      Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Addis Ababa Wada-hadallo Qarsoodi ah Kula Yeelatay Saraakiil Maamulka Khaatumo Katirsan

      Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ):Inkasta oo ay hore u fashilmee isku dayo xukuumaddu ku doonaysay inay wada hadallo midho dhal leh kula galaan Saraakiisha hoggaamisa kooxda khaatumo, ayaa haddana waxa soo baxaya warar sheegaya inaanay Wali ka daalin ka lib-keena amuurtaas, waxana Dhawaan  Kulamo qarsoodi ah Magaalada Addis Ababa Kula qaadatay   Siyaasi Cali Ciise Cabdi oo ka mid ah…

      Read More

        Maareeyaha Haamaha Shidaalka Oo Kasii Laalaada Tareenka Xukuumadda iyo Madaxtooyada Oo Ka Qarsanaysa Talooyin Cusub Oo Lagu Waajahayo Shaqada uu Hayo

        Hargeysa:Sep,02,2015(sdn/qj)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa il gaar ah ku eegaysa Muranka ka taagan Haamaha Keydka Shidaalka ee Berbera, waxana lagu mashquulsan yahay sidii loo furdaamin lahaa Qorshihii Haamahaas lagu wareejin lahaa oo sirtiisu dibadda u baxday, kadib Baalramaanku Cod ku laaleen. Maareeye Sheekh Saleebaan Siciid oo muddo  gacanta kusoo hayey  Haamaha shidaalka Berbera, ayaa haatan u  muuqda…

        Read More

          Hargeysa Oo Aan Shalay Wax Xoolo ah Lagu Qalin, Hoggaankii Hiliblayaasha Nafaqo Amarro ay Bixisay SHirkadda La Naas-nuujiyo Ee Maandeeq Jeelka Lagu Dhigay

          Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Caasimaddda Somaliland ee Hargeysa, ayaan maalintii shalay  Hilib ah lagu qalin, kadib markii Dadka Halkaas Hilibka qalaa ay si isku duubni ah udiideen inay Xoolaha Qalliinka ugu diyaarsan ku wareejiyaan Shirkadda Qalliinka qaabilsan ee Maandeeq, taas oo kor u qaadday Qiimaha Khidbadda ee ay ka qaadi jirtey Xoolaha ay qasho. Ururka ay ku bahoobeen Hiliblayaasha…

          Read More

            Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Saaacadaha Soo Sacda Kasoo Degi Doona Garoonka cIgaal International Airport

            Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Siyaasiga Caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa saacdaha soo socda lagu wadaa inuu kasoo dego Gegida Diyaaraduhu ka haadaan ee Cigaal International Airport, waxana haatan Gebi ahaanba Magaalada Hargeysa ka socota Diyaar garowga Qabanqaabadiisa. Syaasi Ismaaciil Hure, oo muddo dheer aaminsanaa Mabda’a Soomaaliweyn, ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu Gebi ahaanba Mabda’aas Maskaxdiisa ka saaray,…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Caawa Xilal Cusub Magacaabay

              Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha gobollada iyo xubno ku soo kordhay madaxda xarunta dhexe ee xisbiga. Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa wareegto uu soo saaray shalay waxa uu ku magacaabay guddoomiyayaash KULMIYE ee shan ka mid ah gobollada dalka,…

              Read More

                Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Tallooyin U Soo Jeedisay Warbaahinta Somaliland

                Hargaysa 01.Sep 2015 (SDN/QJ)- Marwadda Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirdde (Aamina-weris), ayaa warbaahinta Somaliland ugu baaqaday inay ka shaqeeyaan isku waxyaabaha horumarka gaadhsiinaya Ummadda iyo shacbiga. “Saxaafadda eray ayaan odhanayaa baryahan abaar ayaynu ka cabanaynay marka Hargaysa roob culus baa helay. Telefeeshinka ayaan daawaday wararka hore waxa ku qornayd magaaladii Hargaysa oo qashin…

                Read More

                  Shirguddoonka Baarlamaanka Somalia Oo Loo Gudbiyay Mooshin Lagu Difaacayo Xasan Sheekh

                  Muqdisho, September 1,2015(SDN/QJ)- Mudanayaal ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudbiyay Mooshin looga soo hor-jeedo Mooshinkii Xildhibaanno Baarlamaanka ka tirsan ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh 12-kii Bishii Ogoosto ee la soo dhaafay. Mooshinkan ayaa Waxaa saxeexay 125 Xildhibaan, kuwaasoo la sheegay inay Taageersan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya, ayna kasoo horjeedaan eedeymaha ay xildhibaannadii ka gudbiyay…

                  Read More

                    Ra’iisl wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM

                    Muqdisho, September 1,2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday saaka aroortii xero ay deganaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Nabad illaalinta ee AMISOM, kuna taala degmada Jannaale ee gobolka Sh/hoose. “Waxaan cambaareyneynaa weerarka kooxaha nabad diidku ay ku qaadeen ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM, waxaana tacsi…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo qaabilay wafdi ka socday Mareykanka iyo Arrimaha laga wada hadlay

                      Muqdisho, September 1,2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Mareykanka taasoo ay hogaamineysay Katie Wheelbarger oo ah Agaasinka Siyaasada ee aqalka sare wakiilada, arrimaha adeega Ciidamada. Kulanka ayaa waxaa ku wehlinayay Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirkiisa Gaashaandhigga Mudane C/qaadir Sh. Cali Diini, waxaana looga hadlay arrimo…

                      Read More

                        Xujaajtii u Horeeyay oo Maanta ka Duulay Madaarka Hargaysa iyo Wasaaradda Duulista oo ka Hadashay Adeegyo ay soo Kordhisay SAWIRO

                        Hargaysa 01.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Dulista iyo Hawada ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay madaarka caalamiga ah ee Cigaal ee Hargeysa ka bilaabmeen daabulka Xujaajta reer Somaliland ee sanadkan soo gudanaya waajibaadka Xajka, kuwaas oo hormadii u horeysay shalay iyo maanta ka amba-baxeen Cigaal International Airport. Xujaajtaasi ayaa raacay shirkada cusub ee ay ku…

                        Read More

                          “Madaxweynaha Waxa Aqlabiyada Siiyay Reer KULMIYE, Dawladd KULMIYE La Yidhaahdo Ma Jirto” Wasiir Abgaal

                          Hargaysa 01.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Boosta iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay inaanu Ka mid ahayn dadkii u codeeyay xisbiga iyo ka soo horjeday inuu xilka qabto Madaxwayne Siilaanyo. “Waxaan odhan lahaa Madaxwaynaha Somaliland waa Madaxwaynaha Qaranka Anigu Maan Dooran,waliba waan ka ololeeyay inaanu halkan iman Xilkan uu maanta hayana uuna Qaban,maanta…

                          Read More

                            Faallo: Sannad Ka Dib Dilkii Hogaamiyihi Hore Ee Alshabaab iyo Weerarka Jannaale, Maxaa Loo Fasiran karaa?

                            Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Maanta oo kale 1-dii September sanadkii 2014 waxay diyaaradaha aan duuliyuhu wadin ee dowlada Mareykanka ku dileen deegaanka Haawaay ee gobalka Shabeelaha hoose Hogaamiyihii Xarakada Alshabaab Sheekh Axmed Cabdi Godane, oo Xarakada Alshaab dhexdeeda loooga yaqaanay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr. Maanta oo sannad buuro ah laga jooga dilka Sheekh Abuu Zubeyr, Xarakada Alshabaab Gaar ahaan…

                            Read More

                              Dood adag oo Gacmaha la isula Tagay oo Dhex Martay Xildhibaano iyo Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga iyo Ubucda Khilaafka iyo Haamaha Shiidaalka DAAWO

                              Hargaysa 01.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Suuqa Siyaasada Somaliland ka Taagan Xiisada ka dhalatay damaca Xukuumadu ay ku wareejinayso Haamaha Shiidaalka ee Berbera Shirkado gaar loo leeyahay kaas oo Golaha Wakiiladu ay Cod aqlabiyad ah ku laaleen. Hadaba Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga ayaa isku haleelay Dood adag oo Gacmaha…

                              Read More

                                FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ay saaka ku qaaday Saldhigga AMISOM ee Jannaale

                                Jannaale,1Sep,2015(QJ/SDN)-Xoogag Taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa ku qaaday weerar Saakay Aroortii Saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda ay ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose. Goob-joogayaal ku sugan Deegaanka Jannaale ayaa Warbaahinta u sheegay in Weerarkaas lagu dilay daraasiin ciidammo ah, iyadoo Afhayeenka Al-shabaab uu sheegay inay ku dileen weerarka 50-ka tirsan Askarta…

                                Read More

                                  DAAWO: Wasiirka Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadka.

                                  Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashhada Somaliland Mudane Faarax Geedole Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Daaud gadhweyne ayaa si wada jira saaka Ugu Dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Shaadiga ah Ee Sanadkan Dugsiyada Dhexe Iyo Kuwa Sareba Imtixaanka Ayaa Waxa Sanadkan U Fadhiistay Arday Tiro Badan Waxaana Sanadkan Imtixaanka Ku Cusub In Saddex Meelood Loo Kala Qaaday Ardayda U Fadhiisatay Imtixaanka…

                                  Read More

                                    Akhri Liiska Magacyada Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Dugsiyada Sare.

                                    Hargeysa,1sep,2015(QJ/SDN)-Waxa goor dhaweyd xafiiska imitixaanaadka qaranka JSL ku dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland, waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah magacyada Ardadydii Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanaadkaasi. Akhri Liiska Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Dugsiyada Sare. Magaca                          …

                                    Read More

                                      War Degdeg ah: Akhri Magacyada Ardayda Kaalmaha Koowaad Ka Galay Dugsiyada Sare iyo Kuwa Dhexe Ee Somaliland Oo Goor Dhaweyd La Shaaciyey

                                      Hargeysa:Sep,01,2015(SDN/QJ)-Xafiiska imtixaanaadka Qaranka Somaliland u qaabilsan, ayaa goor dhaweyd shaaciyey Natiijadii Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyada dhexe iyo Afraad ee Dugsiyada sare. Shir jaraa’id oo ay goor dhaweyd ku qabteen Xafiiskooda, ayey ku shaaciyeen natiijadaas, waxana Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanka Daa’ud Axmed Faarax uu  ardayda kula dardaarmay inay qiska imtixaanka yaraystaan si aqoontoodu…

                                      Read More

                                        Baahinta Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Somaliland Oo Maanta Loo Ballansan yahay

                                        Hargeysa:Sep,01,2015(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa lagu wadaa inay maanta oo Salaasa ah si rasmi ah u shaaciso natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare iyo Kuwa dhexe. Sida ay qurbejoog.com u xaqiijiyeen  saraakiil xafiiska imtixaanaadka katirsani, waxa loo ballansan yahay shaacinta natiijada Imtixaanaadkaas oo ku dhawaad lix kun oo arday sugayaan. Xafiiska Imtixaanaadka qaranka oo xukuumadda u…

                                        Read More

                                          War Deg Deg ah:Mintidiinta Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Xarunta Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiiin Janaale

                                          Jannaale:Sep,01,2015(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helayo Degmada Jannaale ee Gobolka Sh/hoose, ayaa sheegaya in Saaka aroortii hore ay kooxda Al-shabaab weerar isqaxin ku bilaabmay ka fulisay xarunta Amisom Jannaale ku leedahay, isla-markaana ay Gudaha u galeen. Weerar Ismiidaamin ah ayaa lagu galay afaafka hore ee Xerada, kadib markii albaabka lagu dhuftay gaadhi uu ka xeynaayay Nin isa…

                                          Read More