Haweenka Ugu Awoodda Badan Somaliland Oo Dacwad Kusoo Oogay Wargeyska Ogaal

    Hargeysa:Sep,01,2015(SDN/QJ)-waxa markale xalay fiidkii soo gaadhay xarunta Wargeyska Madaxa Bannaan ee Ogaal Warqad yeedhmo ah oo ka timi Maxkamadda Gobolka, Taas oo la filayo inay la xidhiidho Dacwad marwooyinka dalka ugu awoodda Badani gudiyeen. Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Jaambiir, ayaa sheegay in curashada arrintani ka soo jeeddo warar uu Wargeysku faafiyay oo ku saabsanaa arrimaha…

    Read More

      Marxuun Siciid Cali Giir oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray

      Hargaysa 31.Aug 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum Siciid Cali Giir oo ku geeriyooday Laascaanood maanta oo taariikhdu tahay 31/08/2015. Siciid Cali Giir waxa uu ka mid ahaa saraakiishii ugu horeeyey ee qaybta…

      Read More

        Xukuumadda oo Cadaysay inuu Sharcigu u Ogol yahay Iibinta,Kiraynta iyo Wareejinta Haamaha Shiidaalka Berbera DAAWO

        Hargaysa 31.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta warbaahinta la hadlay,ayaa sheegay inay haamaha shidaalku ay yihiin hanta qaran islamrkaana Xukuumaddu Xukuumaddana ay xaq u leedahay wareejintooda. “Qodobka 12aad ee dastuurka jamhuuriyada Somaliland waxaa uu cadeynayaa masuuliyada hantida iyo kaalinta ay xukuumadu ku leedahay, qodobkaasi waxaa uu sheegayaa in xukuumada…

        Read More

          “Markaan Hargeysa Tago Ee Aan Muddo Joogo, Ayaan Dooran Karaa Axsaabta Siyaasada” Ismaaciil Buubaa

          Hargeysa 31.Aug 2015 (SDN/QJ) Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo la filayo inuu toddobaadkan gudihiisa dib ugu soo laabto caasimadda Hargeysa, kadib markii uu muddo dhawr iyo labaatan sanno ah kaga maqnaa mabda’a Soomaaliwayn oo uu aaminsanaa, ayaa ka hadlay sida uu u arko inuu raaligelin ka siiyo shacabka Somaliland fikirkiisa uu kaga…

          Read More

            “Marka hore maba jirto heshiis ay xukuumadu intay gashay ay ku wareejisay haamihii,oo Maamulkii haamaha ay cid kale gacanta ku hayso weli waxaa gacanta ku haysa Xukuumada” Wasiir Cukuse

            Hargaysa 31.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa si faahfaahsan uga hadlay qadiyada haamaha kaydka Shiidaalka ee Berbera. Wasiir Cukuse oo ka hadlaya go’aankii shalay ay gaadheen golaha wakiilada ayaa sheegay “Sheekada ilaa Maalmahan aanu maqlaynay ee Golaha Wakiiladda Somalilandna u…

            Read More

              SOMALILAND: Kulankii Ugu Horeeyay Ee Lagu Gor-faynayo Aqoonsiga Somaliland Oo Xalay Hargaysa Lagu Qabtay

              Hargeysa,31Aug,2015(QJ/SDN)-Tan iyo markii Somaliland dib ugala noqotay xoriyadeeda Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee midawday 1960, waxa ay dunida ka dalbanaysay aqoonsi buuxa. Soomaaliland ilaa hadda may helin aqoonsigaas ay raadinayso. Inta ugu badan waxa ay hogaamiyayaasha Somaliland soo mara iyo shaqaalaha arimaha dibaduba ay xooga saaraan ama sheegaan in ay aqoonsi baadigoobayaan. Waxa Xalay Magaalada Hargeysa lagu…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqbalay in Soomaaliya ay ciidamo u dirto dalka Yemen

                Muqdisho,31Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii 3-aad booqasho ku joogga Wadanka imaaraatka Carabta, ayaa aqbalay in Soomaaliya ay ciidan u dirto Yemen. Wadamada Khaliijka, ayaa wada qorshe ciidan ka socdo Wadamada Jaamacadda Carabta loogu dirayo Yemen, si talladii dalkaasi dib loogu soo celiyo gacanta Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Abd Rabbuh Mansur Hadi. Madaxweynaha…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta Oo Isla Gartay Inay Sii Xoojiyaan Xidhiidhka Labada Dal

                  Abu-dhabi,31Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay dhaxal sugaha dowladda Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyan; ayaa sheegay n taageerada Imaaraadku ay muhiim u tahay dib u dhiska Soomaaliya. Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga Imaaraadka Carabta, ayaa kulankaasi kaga warramay xaaladda dalka iyo sida uu ugu…

                  Read More

                    Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Taariikh Isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo Dhex martay Oo Ku Saabsan Haamaha Khaydka Shidaalka Ee Berbera.(Daawo)

                    Hargeysa,31Aug,2015(QJ/SDN)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa maanta markii ugu horreysay ka sheekeeyay taariikh ku saabsan haamaha shidaalka ee Berbera, Haddba Boobe ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa arrintaasi iyo mawqifka xisbiga waddani ee haamaha kaydka ee shidaalka kaga hadlay.. Warkaas Oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo:  …

                    Read More

                      ‘’Puntland oo keliya ayaa ah Dowlad Goboleed – Inta kalena waa Maamul Goboleedyo…’’ Prof. Jawaari

                      Muqdisho,31Aug,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in aanay dalka ka jirin wax Dowlad-goboleedyo la yidhaahdo, laakiinse ay yihiin Maamul-goboleedyo, isagoo sheegay in Maamul-goboleedyadii Dhawaan la sameeyay ay ahaayeen kuwo go’aan siyaasi ah oo aan sharci ahayn lagu dhisay Jawaari ayaa arrintan ku sheegay su’aalo shalay lagu weydiiyay shirka dib loogu eegayo dastuurkad…

                      Read More

                        Boqor Cismaan Buurmadow Oo Ka Hadlay Loolanka U Dhexeeya Wasiirrada Madaxtooyada Iyo Duulista

                        Hargaysa 31.Aug 2015 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay in loolanka u dhexeeya Wasiirrdda Madaxtooyada iyo duulista iyo hawadda aanu midkoona ku hadli karin afka beesha bariga Burco oo ay deegaan ahaan ka soo jeedaa. Boqor Buurmadow oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxa kale oo uu…

                        Read More

                          Akhri Magacyada Afar Maxbuus Oo Lagala Baxay Jeel Doolow Ku Yaalla, Kadibna La Toogtay

                          Doolow:Aug,31,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Deegaanka Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa sheegay Saldhig halkaas ku yaallla lagala baxay Afar maxbuus, kadibna lagu toogtay Meel aan saldhigga ka fogayn. Illo Xog-ogaal ah ayaa warbaahinta xaqiijiyey in Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Gudaha & Amniga Mamaulka Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur (Janan), uu bixiyay Amarka lagu dilay Dadkaasi Maxaabiista ahaa. Magacayada…

                          Read More

                            Mulkiilaha Wargeyska Ogaal Oo Xarunta C.I.D-da Looga Yeedhay Iyo Nuxurka Eedaha Loo Haysto

                            Hargeysa:Aug,31,2015(SDN/QJ)-Muuse Faarax Jaambiir oo ah Mulkiilaha Wargeyska Ogaal ee kasoo baxa Magaalada Hargeysa, ayaa Xalay fiidkii hore looga yeedhay Xarunta Ciidamada Dembi-baadhista C.I.D-da, iyagoo wax ka weydiiyey warar la xidhiidha Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera oo Wargesku Maalintii shalay uu qoray. Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir oo shabakadda Somalilandpost.net wax ka weydiiyey arrintan, ayaa sheegay…

                            Read More

                              “Ninkii loogu cayda iyo Aflegaadada Badnaa baan ahaa, laakiin Imika waa la iga nastay mana odhan karo haddii xil la iigu yeedho waan qabanayaa iyo ma qabanayo midna”Axmed X. Daahir Cilmi.

                              Hargeysa:Aug,31,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumaddii Daahir Rayaale Md Axmed xaaji Daahir Cilmi, ayaa ka Hadlay xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu jawaab cad ka bixiyey halka ay ku dambaysay Xubinnimadiisii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Md Axmed Xaaji Daahir oo u warramayey Telefishanka Universal, ayaa tilmaamay inuu saluugsan yahay sida Xisbiga Waddani haatan wax u…

                              Read More

                                Yaabka Maanta: Qoys Soomaali ah Oo Aas Qaran u Sameeyey Bisad ay Lahaayeen Oo Geeriyootay

                                London:Aug,31,2015(SDN/QJ)-Dhacdo aanay dadka soomaalida ahi caado u lahayn, ayey ku kaceen Qoys soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada London ee Dalka Britain, kadib markii ay aas  weyn u sameeyeen Bisad rabbaayad ahayd oo ay lahaayeen. Qoyskan, ayaa waxaa xidhiidh la soo sameeyay Booliska, iyagoona ku wargeliyay in shil baabuur ay ku dhimatay bisadoodii, isla-markaana la dhigay…

                                Read More

                                  Dagaal Laba Beelood u dhexeeya oo Saaka ka dhacay Deegaanka Qoriley ee Gobolka Sool

                                  Qoriley,30Aug,2015(QJ/SDN)-Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa lagu soo Warramayaa inuu Saaka ka dhacay Tuulada Qoriley oo 86-KM Koonfur-bari kaga Aaddan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaalkan oo u dhaxeeya laba dhinac oo Sannado badan colaado dhexmarayeen inkastoo dhowr jeer oo hore lasoo afjaray, dagaalkan oo la sheegaey inay lix qof ku naf-waayeen; halka ay…

                                  Read More

                                    Xukuumada Somalia iyo Jubbaland oo isla gartay in dib loo eego dhismaha Baarlamaanka Jubba

                                    Kismaayo,30Aug,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Federalka Somalia iyo Maamulka KMG-ka ah ee Jubbaland ayaa maanta ku heshiiyay Qodobbo ay ka mid yihiin in dib u eegis lagu sameeyo Qaabka Dhismaha Baarlamaanka Jubba, kaddib Safar ay RW Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ku tageen Magaalada Kismaayo.   War-saxaafadeed ay Xukuumaddu Caawa soo saartay ayaa lagu Sheegay in Wadahadallo Qaaday muddo…

                                    Read More

                                      Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo Jawaab ka bixisay Go’aankii ay Qaateen Golaha Guurtida

                                      Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka Hadashay Go’aanka Golaha Wakiilladu ay ku laleen Heshiishkii ay Xukuumaddu Shirkado ugu Wareejinayso Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera.   Wasaarada Ganacsiga ayaa shaaciyay in aanay jirin weli cid ay heshiish ay la galeen, isla markaana go’aankaasi golaha ku tilmaamay qaar ay wateen xisbiyadda mucaaradka oo danno…

                                      Read More

                                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Bulshadda Ka Tacsi-yadeeyay Hal-door Reer Borame Oo Maanta Geeriyooday

                                        Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Xaaji Daahir Cilmi Ducaale oo ahaa tiir ka mida tiirarka uu qarankani ku faani jiray, maanta oo ay taariikhdu tahay 30/08/2015 ku geeriyooday Magaalada Boorama.   Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay…

                                        Read More