Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad Ee Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Dhibaatada Lagu Hayo Maato Hilibka Ka Ganacsan Jirtey Oo Mudaharaad La Hortagtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Md Axmed Muumin Seed ayaa si adag uga Hadlay Dhibaato ka taagan caasimadda Hargeysa oo lagu xidhxidhay Dad Boqol qof ku dhaw ahaa ka ganacsan jirey Hilibka Magaalada Lagu qalo, waxana uu tallaabadaas ku tilmaamay mid nolosha umadda lagula dirirayo. Axmed Muumin Seed oo qaar kamid ah …
