“Shalay dhaantaa la Yidhi” Shan Sano ka hor iyo Isbedelada la yaabka leh ee ku Yimid Xisbiga Kulmiye DAAWO

    Hargaysa 30.Aug 2015 (SDN/QJ)- Mudo Shan sanno ah Waxaa isbedel Mug weyni ku yimid Xisbiga Kulmiye ee ay ka dhalatay Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Saaxiibo Mudo dheer wadaag ku ahaa Siyaasad Mucaaridnimo,una halgamayay Isbedel siyaasi ah inuu dalka ka dhaco ayaa Jabad Cidlo ah ku kala dhaqaaqay,Waxaa booskoodii galay Siyaasiyiintii ka…

    Read More

      Jamaal Cali Xuseen Oo Bogaadiyay Go’aankii Golaha Wakiilladu Ku Laaleen Wareejinta Haamaha Shidaalka DAAWO

      Hargaysa 30.Aug 2015 (SDN/QJ)-Musharaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay maanta Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland ku laaleen qorshihii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku doonaysay inay shirkaddaha shidaalka ku wareejiso haamaha shidaalka Berbera. Jamaaal Cali Xuseen oo qoraal uu arrintan kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay…

      Read More

        “Shacabka Somaliland waxanu u sheegeynaa in Xukumada Siilaanyo tahay Cadceed Casar Joogta” Suldaanka Guud Beelaha Suber Awal DAAWO

        Hargaysa 30.Aug 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Salaadiinta Beesha Suber Awal oo shirjaraa’id ku qabtay goordhawed Hotel Xaraf ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in aanay taageerin Xukumada Madaxweyne Siilaanyo, iyaga oo sheegay in Xukumada Siilaanyo tahay Cadceed Casar joogta, isla markan shacabkii Somaliland Dhibaato ku haya iyaga oo taxay dilal baddan oo xukumadu u…

        Read More

          Eng,Maxamed Xaashi Oo Badka Soo Dhigay Musuqmaasuq Uu Sheegay In Uu Dulhoganayo Xukuumadda Kulmiye.

          Hargaysa 30.Aug 2015 (SDN/QJ)- Mar kala helo dawlad ixtiraamta, dastuurka iyo xeer-hoosaadyadiisa. Hadda dawladdu (xukuumad, xeer-dejin iyo garsoorka) way ka xuub-siibteen sharci oo dhan. Talo guud oo la isugu yimaado si dalka lagu bad-baadiyo, ayaa la tabayaa. Si guudhaddii aan u dulmaro, waxa ay arrimahani ku suurtoobi karaan marka la sugo: ·        Dastuurka iyo Xeer-hoosaadyadiisa oo…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Gaadhay Magaalada Kismaayo

            Kismaayo,30Aug,2015(IQJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa gaadhay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose, halkaasi oo laga sugaayay. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa la socda Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiiro kale oo Xukuumadda ka tirsan iyo Xildhibaano. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Ra’iisul…

            Read More

              Daawo Muuqaal “Hooyo Soomaaliyeed oo tahriib ah oo ku dhex umushay Markab dagaal oo laga leeyahay Dalka Jarmalka!!

              Hargeysa,3oAug,2015(QJ/SDN)Hooyo Soomaali ah oo soo tahriibeysay ayaa waxaa la sheegay inay ku dhex umushay Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Jarmalka ka dib markii hooyadaas laga soo badbaadiyey badweynta iyadoona ay hooyadaas ay halkaas ku dhashay Gabadh. Hooyadaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Raxma oo 33 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay ka soo…

              Read More

                War Degdeg ah:Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Laalay Mashruuc Madaxtooyadu Tuurta Ku Siday Oo Haamaha Shidaalka Berbera Cid Gaar ah Loogu Wareejinayey

                Hargeysa:Aug,30,2015(SDN/QJ)-Mudanayaasha Aqalka wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku hor istaagay Olole la Madaxtooyadu soo abaabushay oo la doonayey in Haamaha Shidaalka Berbera loogu wareejiyo shirkado gaar loo leeyahay. Fadhi maanta loo ballansanaa, ayaa laga hor akhriyey Fadhiga, waxana Xildhibaan Maxamed Saalax oo ku hadlayey afka mudanayaasha mooshinkaas soo abaabushay uu halkaas ka akhriyey…

                Read More

                  Kooxo Hubeysan oo Xalay Degmada Xamar-jajab ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeed ahayd

                  Muqdisho,30Aug,2015(QJ/SDN)-Dabley aan la garanayn ayaa Xalay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeedyad Degmadaas ka ahayd.   Marxuumadda ayaa lagu magacaabi jiray, Siciido Sheekh Mursal iyadoo markii hore uu dhaawac culus soo gaaray, balse xilli u geeriyootay dhaawacaas, lamina oga illaa hadda ciddii dilkeeda ka dambeysay iyo sababta loo dilay labadaba.  …

                  Read More

                    Waraabe Dad Ku Laayay Degmada Mandheera Ee Gobolka Saaxil

                    Mandheera,30Aug,2015(QJ/SDN)-Wiil da’diisa lagu sheegay 15 jir, ayaa u dhintay dhaawacyo uu gaadhsiiyey Waraabe ku weeraray deegaanka Mandheera oo ka tirsan gobolka Saaxil, waxaanu ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee magaalada Berbera oo loo geeyey dhaawacyada uu Waraabuhu soo gaadhsiiyey. Waraabaha Wiilkaas dhaawacyada gaadhsiiyey, ayaa weeraray Wiilkaas oo waday Adhi ka lumay qoyskooda oo uu soo helay,…

                    Read More

                      Sirdoonka Somaliland Oo Ku Hawllan Tallaabooyin Lagu Baadhayo Aqallo Borama Ku Yaalla Oo Laga Shakisan yahay

                      Borama:Aug,30,2015(SDN/QJ)-Maalmihii ugu dambeeyey Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal, waxa ay ciidamada Ammaanka Somaliland ka wadeen Hawlgallo lagu baadhayo Guryo Halkaasi ku yaalla, waxana si weyn loo baadhay Guryo ku yaalla Xaafadda Sheekh Cali Jawhar. Hawlgalladaas ayaa lagu soo qabqabtay Tiro dad ah kuwaas oo ciidamada ammaanku la wareegeen, isla-markaana baadhitaanno lagu samaynayo. Hawlgalada ay…

                      Read More

                        Ciidamada Ammaanka India Oo Soo Qabtay Saxafiyad Qudha Ka Jartay Gabadh ay Dhashay Oo Xidhiidh Jacayl La Samaysay Qoys Ay Isdiidanaayeen

                        Delhi:Aug,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Waddanka India, ayaa Gacanta kusoo dhigay Haweenayda Saxafiyadda ah ee loo yaqaanno Mukerjea, taas oo lagu eedanaynayo inay si badheedh ah qudha uga jartay Gabadh yar oo ay dhashay. Saxafiyad Mukerjea, ayaa  markii danbe Ciidamada Booliska ay ku heleen macluumaad muujinaayo inay iyada ka danbeysay dilka gabadheeda oo markii hore loo haystay inay…

                        Read More

                          Waraabe Wiil Yar Ku Cunay Degmada Mandhera Ee Gobolka Saaxil

                          Mandheera:Aug,30,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Degmada Mandhera ee Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in Wiil  Reer Miyi ahaa da’diisu tahay15-jir uu u geeriyooday Waraabe Dhaawacyo culusu u geystay xilli uu raadinayey Xoolo ka Baxsaday. Waraabaha Wiilkaas dhaawacyada gaadhsiiyey, ayaa weeraray Wiilkaas oo waday Adhi ka lumay qoyskooda oo uu soo helay, Ul uu sitayna ka luntay, sida ay…

                          Read More

                            Baarlamaanka Maamulka Gal-mudug Oo Si Weyn Uga Horyimi Xukuumadda Uu Madaxweyne Guuleed Dhawaan ku Dhawaaqay Iyo Sababaha Ay Cuskadeen

                            Cadaado:Aug,30,2015(SDN/QJ)-Xubnaha Baarlamaanka Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-mudug, ayaa muujiyey sida ay uga soo horjeedaan Xukuumadda uu Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed dhawaan ku dhawaaqay, iyadoo daliishanaya sababo dhawr ah. Xildhibaan Cumar Maxamuud Mahad-Alle oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday inuu khiyaano qaran ku kacay Madaxweyne C/Kariin Xuseen Guuleed, isagoona sheegay in magaalada uu heshiiskii…

                            Read More

                              “Arrinta Wareejinta Haamaha Shidaalku Mooshin Way Noqonaysaa Waana Loo Codaynayaa, Dalkuna…”Xildh. Cabdiqaadir Jirde.

                              Hargeysa:Agu,30,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiillada, xubinna ka ah Guddida Hantida qaranka, ayaa si adag uga hadlay tallaabada ay xukuumaddu ku doonayso inay ku wareejiso Haamaha shidaalka Berbera, waxana uu tilmaamay inay tahay arrin halis ku ah Dhaqaalaha Somaliland. Xildhibaanka oo shalay Kadib markii warbixin wareejinta Haamasha Shidaalka ka digaysa…

                              Read More

                                DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Dadweynaha Magaalada Hargeysa ku dhaqan Ay Su’aalo Ku Ganeen

                                Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysa; Cali Waraane, ayaa isagoo martii ku ahaa Barnaamijka Bulshada iyo Masuulka ee HCTV lagu weydooyay su’aalo kul-kulu oo dhan welba taabanaya, iyadoo guddoomiiyuhuna si saraaxadleh uga jawaabay,, Haddaba halkan ka daawo : DAAWO FAYSAL CALI WARAABE OO SU’AALO DADWEYNUHU KU GANEEN

                                Read More

                                  Madaxweynaha Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta u Dhoofay Imaaraadka Carabta

                                  Muqdisho,29Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu Horkacayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaddib martiqaad uu ka helay Amiirka Waddankaas.   Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda; iyadoo Garoonka diyaaradaha Muqdisho ay kusii Sagootiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Ra’iisul Wasaaraha, Xubno ka tirsan Labada Gole iyo…

                                  Read More

                                    Markab laga leeyahay dalka Iran oo ka baxsaday Dabley Soomaaliyeed oo Afduub ku haystay

                                    Ceel-huur,29Aug,2015(QJ/SDN)-Markab laga leeyahay Dalka Iiraan iyo 19 Shaqaale ah oo saarnaa ayaa ka baxsaday gacanta kalluumeysato Soomaaliyeed oo Afduub ahaan ugu haystay deegaanka Ceel Huur ee Gobolka Mudug, kaddib markii ay shan bilood haysteen.   Markabkan oo ah nooca kalluumeysiga ayaa lagu haystay kalluumeysi sharci-darro ah oo xeebaha Soomaaliya uu ka sameynayay, waxaana gacanta lagu…

                                    Read More

                                      Shirkii Wada-tashiga Puntland oo la soo Gaba-gabeeyay iyo Qodobbo laga soo Saaray(DAAWO SAWIRRADA)

                                      Gaalkacyo,29Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo xiray shirweyne loogu magac daray wadatashiga Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Inta badan waxgaradka beelaha Puntland oo laga soo kala xulay meelo kala duwan, xubno ka tirsan golaha wasiirada ,xildhibaanno iyo marti sharaf kale oo badan ayaa…

                                      Read More

                                        Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Dalka Jabuuti Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Arabsiyo

                                        Arabsiyo,29Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa Maanta Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Arabsiyo,Wafti kasocda Dalka Djibuti,Waftigaa waxa Hormuud ka ahaa Wasiirkii Hore ee warfaafinta ee Dalka Djibuti,Cali Cabdi Faarax,Safiirkii uu Dhawaan Madaxwayne Geele Usoo Magacaabay Soomaaliland iyo ganacsato,iyo Masuuliyiin kale,Waxaana Munaasabadan qado Sharafta ah kasoo qaybgalay,Wasiirka Warshadaha Soomaaliland,Badhasaabka Gobolka Gabilay,Xoghayaha Fulinta ee Dagmada gabilay,Abwaan Abdi qays iyo Qaybo kamida bulshada…

                                        Read More