AMISOM oo sheegtay inay Boqolaal ka tirsan Al-shabaab ku dileen Dagaallo ka dhacay Somalia

    Nairobi,29Aug,2015(QJ/SDN)-Warbixin lagu Daabacay Wargayska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegay in taliska AMISOM ay sheegeen inay Gudaha Somalia ku dileen in ka badan 250 Dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab; kaddib Dagaallo ka dhacay Koofurta Somalia bishan Gudaheeda.   Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa u sheegay Wargeyska tan iyo intii…

    Read More

      Isku Shaandhayntii ugu badnayd ee Garsoorka Somaliland lagu sameeyo Halkan ka DHAGAYSO

      Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Qoraal ka soo baxay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Ujeedadiisuna tahay Fulinta Go’aan ay soo saareen Gudiga Cadaaladda ayaa Isku shaandhayn balaadhan ku sameeyay Garsoorayaal,Ku Xigeeno Xeer Ilaaliyeyaal,Kaaliyeyaal,Diiwaangeliyeyaal ka Tirsan Maxkamadaha qaybahooda kala duwan . Waxaa Sidoo kale go’aankan Shaqada lagaga eryay 16 Xubnood oo isugu Jira Garsoorayaal, ku…

      Read More

        Somaliland oo Sheegtay in Dilalka Ciidamadda ay u saartay Khubaro Cilmi Nafsiga ku Takhasusay

        Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis ku soo samaysa dilalka ka dhex dhacaya muddooyinkan dambe ciidamada qaranka, iyagoo booqday goobihii ay shilalku ka dhaceen islamarkaana baadhaya siday u dhaceen dilalkaasi. Wasiir Cadami, oo shalay u waramay Wargeyska…

        Read More

          Giddida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Arrimaha Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

          Hargeysa,29Aug,2015(QJ/SDN)-Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Sheikh Saleebaan Siciid Aw Cali ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday hanti xaddigeedu badan yahay. Gudida Dabo galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa warbixin ay soo ka hor jeediyeen Golahooda ku sheegay in ay hantidii ugu badnayd uu lunsaday Sheekh Saleebaan, waxaana uu yidhi “Waa in sida uu xeerka…

          Read More

            Shariif Xasan oo AMSOM kala hadlaya dadkii Shacabka ahaa ee lagu dilay Degmada Marka

            Marka,29Aug,2015(QJ/SDSN)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay Weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, Xildhibaanno iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa Maanta gaaray Degmada Marko ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo Saraakiisha AMISOM ee Degmadaas Jooga kala hadlaya dilkii Toddoba qof oo Shacab ah ay 31-kii bishii July ciidamada AMISOM ugu geysteen Degmadaas….

            Read More

              Maqaayadii ugu Horeysay oo Somali leedahay oo laga furay Magaalada New York (SAWIRRO)

              New-York,29Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa laga furay maqaayaddii ugu horreysay oo ay Soomaali leedahay, taasoo lagu magacaabo Safaari Somali Cuisine; waxay ku taallaa xaafadda Herlem ee New York. Baarkan ayaa laga helaa cunnooyin Soomaalidu ay caanka ku tahay, kuwaasoo shacabka Mareykanku ay aad u jecel yihiin. Waxaana ka mid ah cunnooyinkaan; Baasto, Suqaar,…

              Read More

                Al-shabaab oo Xukun Karbaash ah ku Fulisay Ruux lagu Eedeeyay inuu Kufsi Geystay

                Galhareeri,29Aug,2015(QJ/SDN)-Maxlamad ay leedahay Al-shabaab oo ku taala Gobolka Galguduud ee bartamaha Somalia ayaa xukun karbaash ah ku fulisay nin lagu soo eedeeyay inuu kufsi ka geystay Deegaanka Galhareeri oo ka tirsan Gobolka Gaguduud.   Xukunkan karbaashka ah ayaa ka dhacay faraage ku yaalla Galhareer; kaasoo dhacay gellinkii dambe ee shalay, waxaana goobta isugu soo baxay…

                Read More

                  C/kariim Axmed Mooge Oo Bannaanka Soo Dhigay Fadeexado Dul Hogonaya Xukuumada Siilaanyo DAAWO

                  Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Mooge ayaa badka soo dhigay fadeexado maamul oo xagal daacinaya nidaamka shaqo ee xukuumadda iyo ku tagri fal hantida qaranka. Cabdi Kariin Axmed Mooge Waxa uu sheegay inaan loo dul qaadan doonin Wasiir qaata 1500 oo dollar uu hada Isticimaalo…

                  Read More

                    WAR DEGDEG AH: MAXKAMAD XUKUNO KALA DUWAN KU RIDAY SUXUFIYIIN KA TIRSAN ALJAZEERA

                    Qaahira,29Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa xukun ku ridday saddex weriye oo u shaqaynayey telefiishanka Al-Jazeera, waxaana maxkamaddani ku heshay dembi ah inay taageero u fidinayeen ururka dalkaas laga mamnuucay ee Ikhwaanul Muslimiin. Maxkamaddu waxay saddexdan weriye ku xukuntay saddex sano oo xadhig ah. Xaakinka Xukunkan riday oo lagu magcaabo Xasan Farid ayaa sheegay in…

                    Read More

                      Tarsan Oo Transit Ku Maray Madaarka Hargaysa Iyo Qodob Uu Ku Majeertay Oo Uu Muqdisho Kula Taliyay.

                      Hargeysa,29Aug,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo hore u noqday duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, ayaa wuxuu dhawaan taraansit ku maray madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, ee caasimadda Somaliland. Qoraal uu Mr. Tarsan ku qoray barta uu ku leeyahay facebook, wuxuu ku soo bandhigay qodob uu u bogay oo laga hirgeliyay madaarka…

                      Read More

                        Muxuu Faysal Cali-waraabe Ka Yidhi Inuu Komishanka Qaranka Mar Walba u Magacaabo Xubin Qoyskiisa Kasoo Jeedda?

                        Hargeysa:Aug,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa day’ar aqoon yahan ahi waxa ay weydiiyeen su’aal nuxurkeedu ahaa inuu nacaybka qaybaaladda si weyn umuujisto, isla-markaana uu marwalba Xubinta Xisbigiisu ku leeyahay Komsihanka qaranka uu ka dhigo qof kasoo jeeda Qoyskiisa. Eng. Faysal Cali-waraabe oo madal hoggaanka saddexda Xisbi-qaran su’aalo lagu weydiinayey oo uu…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Oo Aqbalay Talooyin Lagu Beddelayo Taliyaha Booliska Oo Salaadiin, Wagarad iyo La-taliyayaashiisa Ammaanku Usoo Jeediyeen

                          Hargeysa:Aug,29,2015(SDN/QJ)-Rabshadihii dhinaca ammaanka ahaa eek a taagnaa meelo ka mid ah caasimadda Hargeysa, ayaa keenay cabashooyin badan oo laga keeno hoggaanka sare ee Ciidamada Booliska Somaliland, iyadoo indhaha saraakiisha madaxweynaha ku dhawi si weyn ula socdeen hannaankii loo maareeyey dhibaatooyinkii dhacay, waxana madaxweynaha soo gaadhay soo jeedimo tiro  badan oo salka ku haya sidii taliska Booliska…

                          Read More

                            Xaaska Midka mid ah Hoggaamiyayaasha Daacish Oo Dalka Britain Dhuumasho Ku Gashay Iyo Raacdo Loogu jiro

                            London:Aug,29,1015(SDN/QJ)-Haweenay laga shakisan yahay oo la sheegay inay u dhaxday Mid kamid ah hoggaamiyayaasha kooxda Daacish, laguna magacaabo Mrs Jihaadiste, ayaa la sheegayaa inay waddanka Britain si qarsoodi ah kusoo gashay. Haweeneydani oo u dhalatay Dalka Britain ayaa dalkaasi dib ugu laabatay kadib markii aalada Internedka ay ku tashkiilisay tiro dhalinyaro ah, waxa ayna ka…

                            Read More

                              “Aniga guraygii niman Ethiopian ah oo Cabdilaahi Yuusuf Soo diray ayaa usoo daatay, Laba Baabuur oo la igu waardiyeynayey iyo Hubkii oo dhan bay qaateen, xabbad uunbaanay nagu dhufan”Cabdiqaasim Salaad Xasan

                              Qaahira:Aug,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somalia Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan, ayaa ka Hadlay dhibaatooyinka ragaadiyey Koonfurta Somalia, waxana uu tilmaamay waxyeelladii hore loogu geystay Shacabka Reer Somaliland wax laga saari karo dhibka koonfur haatan ka taagan. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo isagoo jooga Magaalada Qaahira ee Dalka masar u warramay Wariye Cabdisalaan Hereri oo Telefishanka Univeral katirsan, ayaa…

                              Read More

                                Shaqaale Reer Iran Ahaa Oo Xoog Kaga Baxsaday Budhcad-badeed Soomaali Ahayd Oo Ay Muddo u Afduubnaayeen

                                Ceelbuur:Aug,29,2015:(SDN/QJ)-Meel ku dhaw Xeebta Ceel Huur oo ka tirsan gobolka Mudug ee Dalka Somalia, waxaa ka dhacay arrin curad ah, kaddib markii shaqaale ajaanib ah oo u afduubnaa budhcad badeed Soomaaliyeed ay baxsadeen iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin halkaasi. Shaqaale u dhashay dalka Iiraan tiradooduna gaadheyso 16-qof oo watay doon muddo saddex bil…

                                Read More

                                  CIIDAMADA CUSUB EE LOO TABABARAY XUKUUMADDA SOMALIA MA BEDELI KARAAN AMISOM

                                  Muqdisho,29Aug,2015(QJ/SDN)-Boqolaal ka mid ah Ciidanka Xooga Dalka Somaliya, ayaa waxaa tababar loogu soo xiray Xerada Ciidanka Militariga Jazeera, oo ku taala Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir. Abaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka, General C/risaaq Khaliif Cilmi, ayaa tababarkan Khamiistii u soo xiray Ciidanka Militariga Somaliya, kuwaa oo lagu wado in Ciidamada Amisom kala wareegan dalka, sanadka…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirad – Akhri

                                     Cadaado,28Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Goor-dhow kaga Dhawaaqay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 24-wasiir, 24-wasiir ku xigeen iyo afar wasiir-u-dowle, iyadoo Golaha Wasiirradan ay ku jiraan Xubno ka socda Ururka Ahlusunna Waljameeca.   Golaha  Wasiirrada Galmudug ayaa looga dhawaaqay Munaasabad ka dhacday Degmada Cadaado, taasoo ay oo ay goob-joog…

                                    Read More

                                      Shirwaynihii Beel Waynta Abokor Muuse (Ciidagale) Ee Labadii Cisho Ugu Danbeeyay Ka Socday Magaalada Salaxley-Gaaroodi Oo Soo Gabo Gabagaboobey Qodobana Laga Soo Saaray (DAAWO SAWIRRADA)

                                      Sallaxley,28Aug,2015(QJ/SDN)-Shirwaynihii Beel Waynta Abokor Muuse (Ciidagale) ee labadii cisho ee ugu danbeeyay ka socday Magaalada Salaxley ayaa maanta la soo gabogabeeyay . Shirwaynahan oo socday muddo laba maalmood ah ayaa lagaga hadlayay xaaladda Guud ee Beeshaasi sida Xaaladda Waxbarasho , Deegaan ,Caafimaad . Waxaana shirwaynahaasi laga soo saaray War Murtiyeed WAR-MURTIYEEDKA SHIRWEYNAHA TALO-WADAAG EE BEELWAYNTA…

                                      Read More