Rurgta Ganacsiga Somaliland Oo Shaacisay Xilliga ay Qabsoomi Doonto Carwo-ganacsiyeedkii 7-aad Ee Somaliland

    Hargeysa:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa si rasmi ah u shaacisay in dhammaadka bisha Tobnaad ee Socota ay bilaabmi doonto carwo-sanadeedkii Somaliland laga qaban jirey oo ay Rugtaasi qabanqaabadeeda leedahay. Shir jaraa’id oo ay masuuliyiinta Rugtaasi maalintii shalay xaruntooda ku qabteen, ayey ku shaaciyeen inay u qoondeeyeen qabsoomidda Carwo-sanadeedkaas  31-ka bisha Tobnaad ee Socota, isla-markaana ay socon…

    Read More

      Warsaxaafadeed Lagasoo saaay Golaha Wasiirada DFS oo shirkoodii maanta uga hadlay qodobo kala duwan

      Muqdisho,20Aug,2015(QJ/SDN)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin, xaaladda amniga dalka iyo geedi socodka dib u eegista Dastuurka. Wasiirka Dastuurka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, ayaa sharaxaad dheer…

      Read More

        Mashruuca Dhismaha Waddada Cad Ee Sallaxley Oo Hadda Laga Faraxashay 36KM +Daawo Sawiradda

        Sallaxley,20Aug,2015(QJ/SDN)-Wadada isku xidha Magaalooyinka Hargaysa iyo Deegaanka Ina-Guuxaa ee Xadka Somaliland iyo Ethopia ayaa haatan meel wanaagsan maraysa,waxaana haatan qorshuhu yahay in la dhamaystiro 36 Km oo ka mid ah Jidkaasi,waxaana Mashruucan si weyn uga qeyb qaatay Dadka Deegaanka oo Maalaayiin Dollar ku bixiyay sidii ay Waddaasi u hir-gali lahayd,loogana dhabayn lahaa Himiladda ah Dadka…

        Read More

          Madaxtooyadda Oo Afka Ka Xidhatay Wax-Ka-Qabashadda Dilalka Ka Dhex Dhaca Ciidanka Qaranka Somaliland.

          Hargeysa,20Aug,2015(QJ/SDN)-Tan iyo markii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Shaacisay inay Ciidamadda kala duwan ee Dalka ku taxday Tarajooyinkii Kala duwaanaa ee ay Mudnaayeen,ayaa waxa soo If-baxday Saluug xoogan oo qaar ka tirsan Ciidamaddu ka muujinayaan Nidaamka loo bixiyay Darajadda oo ay ku sbeegaan inay tahay mid aan cadaalad ahayn.Wakhtigaas ayaa waxa laysku dayay in arrintaas hoos…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Seefta La Dhex-qaado Gollahiisa Wasiiradda

            Hargeysa,20Aug,20159(QJ/SDN)-Siday sheegayaan tibaaxyo lagu kalsoon yahay oo kasoo baxa Qasriga Dalka looga taliyo,ayaa sheegaya inay suur-gal tahay in Madaxweyne Siilaanyo uu Tobaadyadda soo socda uu sameeyo isku-shaandhayn Sal-balaadhan,isla markaasna saamayn doonta Wasiiro saamayn togan ku leh Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay. Siday Ilo-wareedyaddaasi tilmaamayaan waxay sidoo kale isku-shaandhayntani saamayn doontaa Agaasimaasha guud iyo Gudoomiya-yaasha Haaya’daha…

            Read More

              Mareykanka oo sheegay inuu Kordhinayo Duqeymaha uu ka Geysanayo dalal ay ku jirto Somalia

              Washington,20Aug,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Mareykanka ayaa sheegtay inay kor-dhinayso duqeyaha cirka ah ee uu ka wado dalal ay ku jirto Soomaaliya, kuwaasoo ay ku bar-tilmaameedsanayso Saraakiisha Sar-sare ee Xarakada Al-shabaab.   Diyaaradaha Drones-ka Mareykanka ayaa Sanbadihii u dambeeyay Weerarro ka Geysanayay deegaanno ku yaalla Koonfurta Somalia, iyagoo beegsanayay qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Al-shabaab.   War…

              Read More

                Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Shaaciyey Xilliga Rasmiga Ah Ee Uu Somaliland Imanayo

                Hargeysa: Aug,20,2015(SDN/QJ)-Siyaasi Ismaaciil hurre Buubaa oo hore xilal kala duwan uga soo qabtay Dawladihii kala dambeeyey Ee Somaliya, balse dhawaan shaaciyey inuu  ka  noqday mabda’ii Soomaaliweyn, isla-markaana  goosashada Somaliand aaminay, ayaa shaaciyey inuu dhammaadka bishan Siddeedaad Hargeysa kazoo degi doono. Ismaaciil Buubaa, oo isagoo jooga wadanka Qatar, xalay khadka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Geeska Afrika,…

                Read More

                  Ciidamada Nabad Suggida oo Cadaado ku Xidhay Madaxweyne ku xigeenka koowaad Ee Ahlu Sunna

                  Cadaado,20Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka KMG ee Galmudug, ayaa sheegaya in ciidamada Nabad Suggida ee Magaalada Cadaado ay xidheen Madaxweyne ku xigeenka Ahlu Sunna. C/laahi Xersi Diirshe Ducaale, Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Ururka Ahlu Sunna ayaa hada ku jira Xabsi ku yaallo Magaalada Cadaado oo ciidamada ay ku xidheen. Waxaa…

                  Read More

                    Beesha Ba’harsame Ee Dhulbahante Oo la filayo In Uu Shir Aayo ka tashi Dhawaan Uga Furmo Deegaanka Saax-dheer.

                    Saax-dheer,20Aug,2015(QJ/SDN)-Beesha baharsame oo ka tirsan beelaha dhulbahante ee degan  gobolka sool ayaa la filayaa in uu dhawaan shir aayo ka tashi ah uga furmo deegaanka saax-dheer, shirkan oo qaban-qaabadiisa uu hadda ka socoto magaalada laascaanood ayaa waxa lagaga hadli doonaa arrimo ay ugu weyntahay siyaasadda reerku dhanka ay iskugu biyo shuban doonto, waxaana la filayaa…

                    Read More

                      War Degdeg:Xassan Maxamed Ciise Goodir, Oo Ku Guulaystay Doorashada Duqa Garoowe.

                      Garoowe,20Aug,2015(QJ/SDN)- wararka aanu ka helayno hoolka doorshada duqa Garowe ka dhacaysay ayaa sheegaya in ugu danbeyntii ay isku soo hadheen labada nin ee kala ah Xassan Maxamed Ciise Goodir iyo Cawil Sheekh Xaamid iyadoo  ugu danbeyntii guushu halkaasi ku raacday Goodir 15cod halka Xaamid uu helay 12Cod. Musharax Xassan Goodir oo ka tirsanaa Murashaxiintii U…

                      Read More

                        Update:Tirinta Codadka Doorashada Duqa Garoowe Oo Bilaabmatay.

                        Garowe,20Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha gudaha puntland ayaa bilaabmay in uu tiriyo codadka ay kala  heleen xildhibaanada u tartamayay duqa garoowe, waxaana hadda socoto tirinta. Iyadoo wararka aanu ka helayno goobta tirinta codayntu ka socoto ay sheegayaan in ay ugu horreeyaan afarta murashax ee kala ah. Cawil Shiikh Xaamud oo leh 7. Cod Axmed Siciid Geelle 7. Xassan…

                        Read More

                          Degdeg: Codaynta Doorashada Duqa Garoowe Oo Bilaabmatay

                          Garoowe,20Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa hada bilaamatay codaynta Xildhibaanad’waxana loogu yeedhayaa mid mid isagoo xildhibaan kasta uu u codaynayo Musharax uu taageersan yahay. Xildhibaankasta marka loo yeedho waxaa uu si qarsoodiya ugu codaynayaa qofka uu rabo inuu doorto’waxayna warqadaha ay ku codeeyaan lagu ridayaa sanduuqyo loogu talo galay si looga tirayo. Musharixiinta ayaa iyagu sugaya waxa kasoo baxa codaynta…

                          Read More

                            Madbacadda Qaranka Oo Xidhitaan Qarka u Saaraan, Maariyihii Oo Xagga Dambe Ka Samaystay Al-baab Uu Bishiiba Mar Kasoo Galo, Kana Baxo

                            Hargeysa:Aug,20,2015(SDN/QJ)-Madbacadda Qaranka, ayaa qarka u saaran inay xidhanto, waxana muddooyinkii ugu dambeeyey Goobtiisa shaqada kasoo xaadiri waayey Maareyaha Madbacadda ka masuulka ah Md  Cabdilaahi  Maxamed Jaamac(Carey), kaas oo ku mashquulsan arrimo isaga gaar u ah. Sida ilo xog-ogaal ahi u xaqiijiyeen Wargeyska Hubaal, waxa istaagtay shaqadii ay qaranka u haysay madbacaddu, iyadoo sidoo kale ay…

                            Read More

                              “Waxan Leeyahay Xirsi Waa Findhicil, Findhicilkana Anigu Uma Jawaabo…”Xildh. Xasan Cawaale

                              Hargeysa:Aug,20,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan, ayaa markii ugu horraysay jawaab ka bixiyey eedo  dhawaan kaga yimi dhinaca Wasiirka madaxtoyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, kuwaas oo salka ku hayey faro-saar ay hore xildhibaanka ugu geysteen Ciidamada Ilaalada madaxtooyadu oo uu wasiirku tilmaamay in xildhibaanku ka badbadiyey. Xildhibaan Xasan Cawaale…

                              Read More

                                “Kordhisku Waxa Uu dan u yahay nimankaas mushaharka iyo mashaariicda jaqaya ee kulligood doonnida wada saaran” Jamaal Cali Xuseen

                                Hargeysa:Aug,20,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada madaxweynenimo ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey aragtidiisa la xidhiidha Mudd-kordhinta, xukuumadda loo sameeyey, waxana uu su’aal ka keenay in muddadaas la qabtay doorasho lagu qaban karayo. War qoraal ah oo uu Jamaal soo dhigay Bartiisa Facebook-gga, ayuu ku tilmaamay mudd-kordhintaas mid…

                                Read More

                                  Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo lagu soo Dhaweeyay Degmada Xuddun (DAAWO SAWIRRADA)

                                  Xuddun,19Aug,2015(QJ/SDN)-Garaad Saleebaan Garaad Max’ed Garaad Maxamuud oo ka mid ah Garaadada Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa galinkii dambe ee shalay si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Xuddun oo Qiyaastii 83-km dhinaca Waqooyi kaga aadan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dulleedaka Dagmada Xuddun ayaa dadwayne badan kaga Hortageen Garaadka; iyadoo soo dhawaynta kaddib Garaad loo…

                                  Read More

                                    BEESHA CAALAMKA: Waa in si dhaqso ah lagu xalliyo Mooshinka laga Keenay Madaxweynaha

                                    Muqdisho,19Aug,2015(QJ/SDN)-War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Qaramada Midoobay, Hawl-galka Ururka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM), Urur-goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Maraykanka iyo Britain ayaa waxay ku muujiyeen inay ka Walaacsan yihiin Mooshinka lagu doonayo in xilka looga qaado Madaxweyne, Xasan Sh. Maxamuud, iyagoo Mooshinka ku tilmaamay inuu Carqaladeynayo Horumarka Somalia ay ku gaadhayso yoolalkeeda Nabadda…

                                    Read More