Caawa iyo Buuhoodle: Xifaaltankii Xagla-toosiye + Galab Carrowgii Gallayd.
Buuhoodle,19Aug,2015(QJ/SDN)-Iyadoo habeenkii xalay ahaa wararka qaar ay sheegayeen in magaalada Buuhoodle uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ilaalada wasiir xaglo-toosiye iyo ciidamo deegaanka ah ayaa mar aanu la xidhiidhnay deegaanadaasi dad jooga waxay noo xaqiijiyeen in habahyaraatee wax iska hor imaad ah aanu halkaasi ka dhicin oo magaaladu tahay mid degan oo gacanta ugu jirta…
