MADAXWEYNAHA JABUUTI: “Al-Shabaab Dagaalka Lagula Jiro Waa Mid Wakhti Badan Qaatay, Guulo La Taaban Karana Aan Wali Laga Gaadhin,.’’
Jibouti,27Dec,2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ee soomaaliya ka dagaalamaya aanay ku guulaysan doonin soo afjaridda Al-Shabaab. Isagoo la hadlayay idaacadda BBC-da ee laga leeyahay wadanka Ingiriiska ayuu sheegay in marka loo eego xoogaysiga islaamiyiinta Afghanistan iyo Ciraaq ay adagtahay in ciidamada AMISOM ka guuleystaan Ururka…
