“Waxaan Maanta Idiin Sheegayaa Horena umaan ahayn Iminkana ma Noqonayo Nin Reer” Gudoomiye Cirro DAAWO

    Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Biniixiyey in hadii uu Talada dalka Ku Guulaysto aanu noqon doonin Nin Reer taas oo Nuxur ahaan u dhacaysa inaanu Beeshiisu Saami xoogan ku yeelan doonin Kursiga uu ruclada ugu Jiro. https://www.youtube.com/watch?v=OTP978DymZg

    Read More

      “Maanta Waxaan Idiin Cadaynayaa In Xisbiga Ucid uu Noqday Xisbi Shakhsi Leeyahay oo aan Faa’iido Ummada u Lahayn,Jamaalna Waxaan Leeyahay Tasho” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

      Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka mid ahaa Madax dhaqameed Mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanaa Soo Afjarida Khilaafka Ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid ee u Dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa…

      Read More

        “Lagaama Sugayn Inaad Tidhaahdo Waxaan Samaynayaa Is Dhexgal Iyo Isu Safar….” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

        Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa wasiirka arrimaha dibadda ku dhaliilaay inaan laga filaynayn inuu yidhaahdo waxaan samaynayaa isdhexgel iyo isu safar. Isla markaana wuxuu sheegay in aanu qarankan ahayn mid iib ah. Xidhibaanku wuxuu sidaa ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyay Telefishinka Star Tv, waxaanu yidhi“Boqol sannadood haddii ay gaadhayso…

        Read More

          Xukuumada Dalka Kenya oo Cadaysay in Taageerayaasha Ururka Xagjirka ah ISIS ay Ku Sugan Yihiin Xadka Kenya

          Nairobi 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Qiyaaastii 200 oo ah Islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya ee Al-Shabaab ayaa u kala qeysamay qeybo kala duwan oo bahwadaag la kala ah urur weynaha Al-qaacida iyo ururkaISIS ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Siiriya, sida uu shalay sheegay madaxa booliska dalka Kenya. Kooxda ka soo go’aday ururka Al-Shabaab ayaa ku…

          Read More

            Somalia:Magaalada Jowhar Oo Laga Mamnuucay Bajaajka iyo Niqaamka ama Indho-shareerka

            Jowhar,26Dec,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa shalay ka mamnuucay haweenka inay xidhaan indho-shareerka ama niqaabka iyo in aanay degmadaas ku dhex-socon karin xilliyada habeenkii ah mootooyinka Bajaajka ee saddexda lugood leh. Mas’uuliyiinta maamulka ayaa ku macneeyay tallaabadan inay tahay inay dhici karto inay kusoo dhex-dhuuntaan rag doonaya inay falal amni-darro ka fuliyaan gudaha magaalada Jowhar iyo…

            Read More

              Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Nebi Muxammad (SCW) iyo Is-Beddelkii Uu Adduunka Ku Sameeyay DAAWO

              Hargeysa,26Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), oo ka mida culimada waa-weyn ee Somaliland ayaa sheegay in dalalka ka hadlay dhibaatada haysata dalalka Muslimiinta oo uu sheegay inay horumuud u yihiin Hoggaamiyeyaasha dawladaha ka jira waddamada Islaamka oo uu sheegay inay astaanta ama shuruudda koowaad ee xulashada Masuuliyiinta ay magacaabaan yihiin inay noqdaan kuwo u…

              Read More

                Warbaahinta Ururka Al-Shabaab Oo Muuqaal Cajiib Ah Kasoo Duubtay Magaalada Jannaale Oo Laba Bilood Ka Hor Gacantooda Gashay DAAWO

                Jannaale,26Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Janaale ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa gacanta ururka Al-shabaab dib u soo gashay 17,9,2015 kadib markii ciidamada AMISOM ay halkaasi iskaga baxeen. Magaalada Jannaale ayaa waxa horay uga dhacay weerar khasaare badan gaadhsiiyay ciidamada AMISON gaar ahaan kuwa dalka Uganda , weerarkan oo ay magaalada kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab. Ciidamada Xarakada…

                Read More

                  Danjiraha Wakhtigiisu Dhamaaday Mr.Nickolas Kay Oo Xaflad Sagootin Ah Loogu Qabtay Magaalada Muqdisho Sawirro + Muuqaal

                  Muqdisho,26Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa maalinimadii Arbacada magaalada Muqdisho loogu qabtay xaflad sagootin ah ergayga la badalay ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Kay kaas oo lagu badalay ninka ay isku waddanka kasoo jeedaan ee danjire Keating. Madaxda sare ee dowladda sida madaxweynaha, Raysal wasaaraha iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu…

                  Read More

                    Ilmo Yar Oo Lagu Gowracay Gobolka Sool Ka Dibna Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday DAAWO

                    Laascaanood,26Dec,2015(QJ/SDN)-Deegaan lagu magacaabo Daba-taag oo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool u jira 48 KM ayaa waxaa la sheegayaa in toddobaadkan lagu gowracay oo dhaawac la gaadhsiiyay ilmo yar oo jira sadex sano. Ilmahan ayaa reerkiisu waxa ay sheegeen in laga qaatay ardaaga gurigooda. Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabaha wiilkan dhalay ayaa idaacadda Codka Maraykanka…

                    Read More

                      Xaaji Cabdi Waraabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Isagoona Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad DAAWO

                      Hargeysa,25Dec,2015(QJ/SDN)-Oday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo in muddo ah xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka warramay xaaladiisa caafimaad xaajigu. Xaajigu waxa uu sheegay in uu aad u wanaagsanyahaya balse waxoogaa xanuun ah uu dareemayo, isagoona xusay in mudadii uu dalka Itoobiya joogay si fiican…

                      Read More

                        Dood Kulul Oo Ku Saabsan Xiisadda Ka Taagan Dalka Djibouti Oo Dhex Martay Mucaaridka iyo Xukuumadda {DHAGEYSO}

                        Djibouti ,25Dec,2015(QJ/SDN)-Dalka Djibouti waxaa toddobaadkan ka taagnaa xiisado kala duwan, kadib markii laamaha ammaanka ee dalka Djibouti ay hawlgallo ka fuliyeen goob loo asteeyay in lagu qabto Xus ay lahaayeen mid ka mida beelaha ku dhaqan dalka Djibouti. Mucaaradka dalka Djibouti ayaa ku eedeeyey Xukuumadda inay laayeen dad shacab ah, ayna Xukuumaddu dhaawacyo kala duwan…

                        Read More

                          Wargeyska The Indian Ocean Oo Warbixin Cajiiba Ka Qoray Damaca Murashaxnimo Ee Faysal Cali Waraabe iyo Siro Uu Sheegay In Uu Faysal U Gudbin Rabay Dowladda Finland

                          Faysal Cali Waraabe waxa uu qiima kasta ku bixinayaa sidii uu Musharax Madaxwayne uga noqon lahaa Doorashada Madaxtinnimo ee Somaliland 2017 ka dhacaysa, sidaas waxa qoray Wargeyska The Indian Ocean  Hargeysa,25Ddec,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, kaas oo laba jeer ku guul-darraystay doorashooyin hore uu ugu tartamay Jagada Madaxwaynenimo  ee Somaliland…

                          Read More

                            ”Madaxweyne Siilaanyo Waa Saaxiibkay,Ummad ma Hogaamin karo Maalintii SNM Loo Dhiibay Muxuu qabtay Isweydiiya” Weedhihii Dhinbiisha Ka Kululaa ee Ambassador Cawil ku Weerari Jiray Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO/DAAWO}

                            “Wallaahay Madaxda Xisbig KULMIYE Nin, Nin La Heshiis Ah Ma Jiro, Waa Niman Is Wada Gadaaya oo isu cadow ah, Cadho Ayaa Isu-gaysa.” “Waxa Ayaan-daro ahaa raggii SNM madaxda ka ahaa Markii Ay xukunka qabteen mar qudha may xasuusan Agoontii Mujaahidiintii SNM, waxay noqdeen Wasiiro iyo Maayaro.” Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ambassador Cawil Cali Ducaale…

                            Read More

                              “Waxa naloo oggolaaday 50% Dadka Aftida Bixinayaa inay Noqdaan Somaliland,laakiin hadda anaga waxay nala tahay inaanan intaas in ka badan aamusnaan Karin” Xildhibaan Foosiya Yuusuf X.Aadan Waraysi dhan DAAWO

                              Muqdisho 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Horumarka iyo Nabadda Soomaaliya ee NDB oo ay kawdii bishii October 2015 kaga dhawaaqay Caasimadda dalka ee Muqdisho, ayaa ka warrantay higsiga Xisbigaas, Saamiga Haweenka, waxa uu qabanayo iyo qorshayaasha Xisbigaas. Waxay intaas ku dartay in boqolkiiba konton dadka Aftida Doorashada laga…

                              Read More