Goorma ayey Xukuumadda Somaliland Burisay Go’aan Madaxweyne Siilaanyo hore ugu diiday in UNSOM Xafiis ku yeelato Hargeysa?

    Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida ee UNSOM qaybtiisa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Daahir Maxamed Daahir, ayaa afka ka xidhay Tafaasiil uu ka bixiyo cidda bixisay oggolaanshaha in Xafiiskiisu ka hawlgalo dalka. Daahir oo Madax ka ah Xafiis Hay’adda Qaramada Midoobayu u qaabbilsan taageerada dib-u-dhiska Soomaaliya ee UNSOM, farac ay…

    Read More

      Guddida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka oo Kulan la Yeeshay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Raali Gelinta Cukuse DAAWO

      Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddida Ilaalinta iyo dabagalka  hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland ayaa sheegtay in wasiirka warfaafintu  Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse uu raali galin ka bixiyay hadalo uu hore warbaahinta u marayay guddidaasi, hadaladaasi oo uu wasiirku ku sheegay in guddidaasi ay taageerto Waddani islamarkaana warbixin guddidaasi ka diyaarisay wasaarada warfaafinta uu ku tilmaamay warbixin…

      Read More

        Hargaysa: Nin Hindisay Mishiin Shidaal la’aan ku Shaqaynaya, Iyo Waxyaabaha uu ka sameeyay

        Hargeysa  01.Dec .2015 (SDN/QJ):- Muwaaddin reer Somaliland ah kuna nool magaaladda Hargeysa, ayaa soo bandhigay Mmishiin yar oo ah nooca korontada dhaliya ah, kaasoo aan haba-yaraatee wax Shidaal ah ku shaqaynayn ee Shidaal la’aan lagu isticmaalayo. Siciid Saleebaan Geelle, ayaa soo bandhigay natiijada tijaabo in ka badan toban sanno uu ku hawlanaa oo uu ku hindisay…

        Read More

          Warbixin Aljazeera Ka Diyaarisay Ammaanka Dalka Kenya iyo Alshabaab Oo Lagu Wareystay Gudaha Magaalada Nairobi DAAWO

          Nairobi  01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waddanka Kenya ayaa dhibaato Culus kala kulma Kooxaha argagixisada ee Ku Sugan dalka Somalia Sida Xarakada Alshabaab oo ka soo gudba Xadka u dhexeeya labada dal isla markaana falal argagixiso ka fuliya Gudaha Kenya. Kooxda Alshabaab Waxay Hawlgalo Cilmiyeysan kaga fuliyeen Falal argagax badan leh Sida Dhacdadii West gate oo ku…

          Read More

            Mas’uuliyiin Ka Hadlay Boodhadh Waawayn Oo Lagu Xardhay Xayaysiiska Sigaarka Oo Lagu Dhajiyay Suuqyada Hargaysa DAAWO

            Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo dunnidu isku raacday Waxyeelada Caafimaad ee uu qofka dhaxalsiiyo Cabitaanka Sigaarka Isla markaana ay Weli Socoto Dacaayado ka dhan ah Qiijinta Sigaarka oo Gaadhay Heer Shirkadaha Soo Saaraa ay ku Dul qoraan Digniin ka dhan ah Sigaarka oo Nuxur ahaan u dhacaysa “Tubaakadu Waxay Waxyeelaysaa Caafimaadka Qofka”,Bulsho badanina ay fahamtay…

            Read More

              Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Madaxweynaha Dalka Turkigu Kaga Hadlayo Xaaladda Cakiran Ee Kala Dhaxaysa Dalka Ruush DAAWO

              Ankara  01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Khilaafka Siyaasadeed Soo kala dhex galay Turkiga Iyo Ruushka Todobaadkii la soo dhaafay Kaas oo ka dhashay Kadib markii Ciidamada Turkigu ay dhulka soo dhigeen Diyaarad Kuwa dagaalka ah oo uu lahaa Ruushka kuna dhintay Mid ka mid ah Duuliyeyaashii Diyaaradaasi Waxa ay Dawlada Ruushku qaaday Fal celin Togan…

              Read More

                Sheekh Maxamed Idris oo ku baaqay joojinta colaadda Gaalkacyo,Tilmaana ka Bixiyey in Diinteenu ka soo Horjeedo daadinta Dhiiga Bulshada DAAWO

                Muqdisho 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Sheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga dadka aan waxba galabsan ee magaalada ku nool. Hoos ka daawo farriinta muuqaalka ahi ee uu Sheekha ka soo saaray colaadda Gaalkacyo.

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ballan qaad nabadeed ka helay Maamulka Galmudug

                  Gaalkacyo, 01.Dec .2015 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudanen Cumar Cabdirashiid Sharmke iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo howlo nabadeyn ah u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ballan qaadyo iyo aqbalaad nabadeed ka helay dhanka maamulka Galmudug, waxaana lagu wadaa inuu kulan la qaato hogaanka Puntland si loo guda galo xalinta…

                  Read More

                    “Xeerka Ganacsiga Baananka Dalka Ayaa u Baahan In Hore Loo Socdo Ayaa La Rabaa” Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud

                    Hargeysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland,  ayaa u soo jeediyay mudanayaasha golahaasi inay ansixiyaan xeerka baananka ganacsiga oo ku jira ajandaha kal-fadhiga 29-aad ee toddobaadkan furmay. Xildhibaan Xaamud oo shalay la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in xeerka baananka ganacsigu  muhiimad  u leeyahay…

                    Read More

                      Gaalkacyo Iyo Dareenka Soo Dhawayneed ee Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Xili ay Dagaalo Culusi ka dhaceen SAWIRO

                      Gaalkacyo 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa Shalay Galab lagu soo dhoweeyey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Weftiga ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Dawladda Jubba-Land Axmed Maxamed Islaan,Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Jubba-Land Generaal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag , Wasiiro iyo Xildhibaano kamid ah kakala…

                      Read More

                        Magaalada Beledweyn Iyo Haweenay Loo Xidhay Markii Lagu Eedeeyay Inay Sumaysay Ninkeedii

                        Beledweyne 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ciidanka booliska degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa xabsiga u taxaabay haweeney lagu eedeeyay inay sumeysay ninkeedii, kaas oo u dhintay sunta. Taliyaha saldhigga galbeed ee Beledweyne, Cabdiqaadir Maxamed Axmed, ayaa warbaahinta u sheegay in haweeneyda ay seygeeda siisay caano sumeysan. Wararka ayaa sheegaya in haweeneyda ay dhowr jeer oo hore ka…

                        Read More

                          Madaxweynaha Koonfur Galbeed Iyo Kan Galmudug Oo Kulmay iyo arrimaha ay ka wada hadleen

                          Gaalkacyo 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula yeeshay magaalada Gaalkacyo madaxwaynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed. Kaasoo ay uga wada-hadleen daminta colaadda u dhexeysa maamullada Puntland iyo Galmudug ee ka taagan Gaalkacyo. Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa kulanka ka sheegay in maamulkiisa uu…

                          Read More

                            Masuuliyiin ka Tirsan Maamul Goboleedka GalMudug Oo Soo Dhaweyn loogu Sameeyay Magaalada Helsinki Ee Dalka Finland SAWIRRO

                            ”Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland gaar ahaan magaalada Helisinki ayaa soo dhaweyn u sameysay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka GalMudug, iyaagoona dhanka kale baaq Nabadeeed U diray dhinacyada isku haya Magaalada Gaalkacyo” Helisinki,30,November,2015(QJ/SDN)-Waxaa caawo lagu qabtay magaalada Helsinki Ee caasimadda dalka Finland maunaasabad lagu soo dhoweynayay madax ka socotay Dowlad goboleedka Galmudug oo maal mahaan howl…

                            Read More

                              Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Dirtay Xuduuda Dalka Soomaaliya

                              Nairobi,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto Somalia u dirtay ciidammo dheeraad ah, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen inay falal ammaan-darro ah ka wadeen xadka toddobaadyadii u dambeeyay. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag ka tirsan Al-shabaab oo u socda kooxo-kooxo ay toddobaadyadii u dambeeyay dhibaatooyin ka wadeen deegaannada…

                              Read More

                                Wasiirka Waxbarashadda oo Ciidanka Baadhista u Gudbiyey 9 Macallin oo Wax ka dhiga Dugsiga Qudhac Dheer DAAWO

                                Hargaysa 30.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in dib u habayn balaadhan lagu samaynayo Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Kuwa Sare ee Dalka, Isagoo dhinaca kalena Cadeeyay inuu Ciidanka baadhista denbiyada u Gudbiyey 9 Macallin oo Wax ka dhiga Dugsiga H.Dhexe…

                                Read More

                                  Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka Ucid DAAWO

                                  Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay sheegay in la rajaynayo khilaafka Ucid laga gaadho xal todobaadada soo socda. Waxa uu sheegay in lagu hawlan yahay dhexdhexaadinta hogaanka Ucid. Wuxuu ugu baaqay dhinacyada muranku ka dhexeeyo iyo taageerayaasha xisbiga in la joojiyo hadalada saxaafadda la isku marinayo kadib markii…

                                  Read More

                                    Dawlada Soomaaliya Oo Sheegtay Inaanay Ciidankeedu Ku Jirin Dagaalka Galkacayo

                                    Muqdisho, 30.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali,  ayaa beeniyay in ciidamada dalka Somaliya ay ku lug leeyihiin dagaalkii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee u dhexeeyay maamulada Puntland iyo Galmudug, kadib markii Maamulka Puntland xukuumadda dhexe ee Muqdisho ku eedeeyay hurunta dagaalkaasi,kana qayb qaadanayeen ciidamada dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa…

                                    Read More

                                      Israel Oo inta ugu badan Wadamada Midawga Yurub Xidhiidhka Diblamaasiyadeed U Jartay

                                      Talabiib,30Nov,2015(QJ/SDN)-Dowlada Israa’iil ayaa joojisay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd wakiilada midowga Yurub ee ku dhexjiray dadaalka nabadeed ee Falastiin iyo Israa’iil. Arrintani waxay ka dambeysay markii midawga Yurub joojiyay badeecadaha Israel ee laga soo saaro degaannada sharci darrada ah ee Falastiin laga qabsaday. Emmanuel Nahshon, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibada ayaa sheegay in ra’isal wasaaraha…

                                      Read More

                                        Madaxweynaha Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Colaada Magaalada Gaalkacyo

                                        Muqidsho,30Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay ka hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacayo ee u dhaxaysa Puntland iyo Galmudug. Waxa uu sheegay inuu aad uga xun yahay in markale dagaal sokeeyo ay dad soomaali ahi ku dhintaan, sidoo kalena in badan u baro kacdo hantidoodana u burburto dagaal laga baaqsan karayay. Xasan…

                                        Read More