Somaliland: Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Qaar Ka Mid Ah Suxufiyiinta Ka Hawl-gala Magaalada Hargeysa
Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Xeer ilaalinta Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Agaasimaha telefishanka Bulshotv ee fadhigiisu Hargeysa yahay Rashiid Nuur Wacays iyo saxafi Siciid Khadar Cabdillaahi oo bulsho ka tirsan. Sidoo kale Rashiid Nuur Wacays ayaa guddoomiye ka ahaa wargeyska Hubsad oo Hargeysa ka sii bixi jiray halka Siciid Khadar-na ahaa tifaftiraha wargeyska. Rashiid iyo Siciid ayaa dhawaan Hargeysa ka…
