Qalinjabintii Ardayda Shaqaalaha Dawlada Somaliland ee Jaamacada Ethiopian Civil Service University Magacyada Ardayda+SAWIRO
Addis ababa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Arday tiradoodu dhantahay 20 arday, oo ka kala socday wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dawlada Jamhuuriyada Somaaliland ayaa , xaflad sagootin ah loogu sameeyay Holka shirarka Jaamacada Ethiopian Civil Service University (ECSU). Ardaydan oo iskugu-jirta kuwo ka qalin jabiyay, heerka darajada labaad ee Jaamacada Masters degree program tiradooduna tahay…
