Wasiirka Madaxtooyada Oo Xadhiga Ka Jaray 5 Kiilo Mitir Oo Ka Mida Dhismaha Waddada Cad+Sidoo Kalena Dhagax Dhigay 15 Kiilo Mitir + Xaflad Kooban Oo Ka Dhacday Duleedka Magaalada Toon + Sawiro/DHAGAYSO
Hargaysa:09,06,2014 (SDN/QJ)- wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane xirsi cali xaaji xasn ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 kiilo mitir oo ka mida dhismaha waddada cad oo ay xukuumadu dhistay iyadoo wasiirku uu 5 kiilo mitir oo kalena uu maanta dhagax dhigay oo ay xukuumaddu dhisayso halka dadka deegaanku ay dhisanayaan 10 kiilo mitir isku geynna ay…
