Madashii Shalay ee Soo Afjarka Khilaafka Kulmiye iyo Filashada Talaabada Xigta DAAWO
Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Xaraarada Siyaasadeed ee somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay Murugsanayd taas oo ka dhalatay Khilaafkii hadheeyay Xisbul Xaakimka Kulmiye ee labada garab u qaybsamay. Inkastoo Shalay ay Golaha Guurtida iyo Ergadiisii dhex dhexaadintu ay Go,aamo ka soo saareen Xalinta Khilaafkan hadana Waxaa Muuqata inaanu dhamaan Khilaafkii ilaa si Foolka Fool ah loo…
