Maraykanka Oo Cabsi Uu Ka Qabo Daacish Wax ka Bedelaya Habka La Socodka Ammaanka Duulimaadyada Caalamiga ah

    Washington,9Nov,2015(QJ/SDN)-Maraykanka ayaa dib u cusboonaysiinaya habka uu ula socdo ammaanka duulimaadyada caalamiga ah, ka dib markii ay soo baxeen wararka la xidhiidha in bam lagu qarxiyey diyaaraddii Ruushka ee ku burburtay gacanka Siinaay ee dalka Masar, halkaas oo ay ku dhinteen illaa 224 qof oo saarnaa. Inkasta oo ay weli socdaan baadhitaan qoto dheer oo…

    Read More

    Stocke City Oo U Baroordiiqdey Chelsea Maxayse Galabsatey?(DAAWO) By Jaahuur.

    London-(SDN/QJ) Saaxiibayaal wali waxaynu ku mashquulsanahay horyaalka ka ama tukaaleynaya carigaa Ingiriiska(Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay manta foodda isla galey Stocke City iyo Chelsea oo kooxihii aan tabarta lahaan jirin  jid mareen ka dhigteen,todobaayada soo socda waxaynu hoos u eegi doonaa mashaakilka ka aloosan naadiga Chelsea haddii Eebbe ka dhigo. W/Q Jaahuur…

    Read More

    Kooxihii Waa Weynaa Maxaa Ku Habsadey? Crystal Palace ooHanfariir Ku Ridey Liverpool (DAAWO) ByJaahuur.

    London-Oct-8-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo Naadiyadii ku dhibco badsan jirey kooxihii taabata darnaa oo boodhka iska jaafey una quusgooyey. Haddaba daawo sida loo karbashey Liverpool,dinaca kale kooxihii maanta ishirdiyey waxay ku kala faraxasheen sidantan Arsenal 1 Tottaham 1,Man City iyo Aston Villa 0-0. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

    Read More

      Kenya oo sheegay inay Qabatay Xoogag ka Tirsan Al-shabaab ee ku Sugan Kaymaha Boni

      Nairobi,9Nov,2015(QJ/SDN)-Ciidamada amniga Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo ay ku tuhmayaan inay ka tirsan yihiin xubnaha Al-shabaab ee ka dagaallama dhulka kaynta badan ee Boni oo ka tirsan deegaanka Lamu-Kenya. Tuhmanayaashan la qabtay ayaa waxaa ku jira laba qof oo u dhashay Tanzania; waxaana lagu wareejiyay ciidamada la dagaallanka argagaxisada…

      Read More

        Ciidammo Cusub oo ka socda Uganda Ayaa soo Gaadhay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya SAWIRRO

        Muqdisho,9Nov,2015(QJ/SDN)-Cutubkii ugu horreeyay ciidammo cusub oo ka socda dalka Uganda ayaa soo gaadhay Muqdisho Jimcihii lasoo dhaafay, kuwaasoo beddeli doona ciidamo ka tirsan kuwa ka socda Uganda oo horay ugu sugnaa Somalia, kuwaasoo howshii ay u joogeen Somalia dhameystay. Ciidamadan cusub oo qayb ka noqonaya AMISOM ayaa waxay bedeli doonaan ciidammo ka howlgalayay gobolka Shabeellada…

        Read More

          Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye oo Hadal Garnaqsi ah u Jeediyay Garabka Qaadacay Shirka Golaha Dhexe DAAWO

          Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aanu isaga ka dhigin Wasiir isla markaana uu ku qanacsanaa inuu bilaa Shaqo ahaado isagoo taas badalkeedana Shaqo siiyey Wasiiradii dhawaan iska Casilay Xukuumadiisa, Waxa uu Sheegay inaan doonistu sida ay rabaan u soconayn.

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Mar Kale Hay’adda Horumarinta Wadooyinka Hoos geeyay Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Damacii Wasiir Cali Mareexaan oo rumoobay

            Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3673/112015 ku wareejiyey Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ooh ore u hoos Iman jirtay Madaxtooyada. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Faqradda 2aad ee Xeer Madaxweyne Lr. 0273/102012 ee ku taariikhaysan 01/10/2012, oo Wakaaladda Horumarinta…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo Laga Mamnuucay in uu Raaco Diyaarada Ethiopian Airline

              Adiss ababa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Shirkada Diyaaradaha Itoobiya ee Ethiopian Airline, ayaa wasiirka Arrimaha -dibadda Soomaaliya Hadliye ka mamnuucday inuu ku safro Diyaaradooda, kadib markii uu dhowr mar falal anshax darro ah ku dhex sameeyay gudaha Diyaarada. Wasiirka ayaa la sheegay inuu 2 jeer dagaal iyo rabshad ka dhex sameeyay Diyaarada xili uu ku safrayay….

              Read More

                Macluumaad Ku Saabsan Wareejinta Dekeda Berbera Talaabada Ku Xigta Dekeda Casab ee Eretria DAAWO

                Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wareejinta Dekedda Berbera ayaa ahayd Mawduuc Saamayn ku dhex lahaa Bulshada Somaliland. Waxay ahayd arrin ay Axsaabta Siyaasadda iyo Qaybaha Mujtamacu ay ka soo Horjeedeen iyagoo u Sibir saarayay inay amuurtani Meesha ka saari doonto Lahaanshiyihii dawlada dhexe,Sidoo kalena ay Qadiyadani Muujinayso Sida ay Xukuumadda talada haysaa u dhaxal wareejinayso Goobihii…

                Read More

                  Cabdicasiis Samaale Oo Si Adag Uga Hadlay Kala Tagga Xisbiga Kulmiye DAAWO

                  Hargeysa,8Nov,2015(QJ/SDN)-Musharax Cabdicasiis Samaale, ayaa si adag uga soo horjeestay shirka golaha dhexe ee la filayo inuu salaasada ka qabsoomo Hargeysa. Waxa uu sheegay in markii ay arkeen inaan talo la iswaydaarsanayn, islamarkaana aan la isku joojinayn ay goosteen inaanay ka qayb galin shirka soo socda. Cabdicasiis Samaale wuxuu sheegay in dad badan oo tacab soo…

                  Read More

                    “Waanu Diidnay Inaanu ka Qayb Galo Meel Qof Loogu Cumaamadayo, Meel Aan Caddaaladdi Jirin..Muuse U Daba Fadhiisan Mayno Xisbiga..” Maxamed Biixi DAAWO

                    Hargeysa,8Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ahna, musharax u taagnaa jagada musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye, ayaa xaaraan ku tilmaamay shirka golaha dhexe ee Kulmiye salaasadda qabsan doono. Wuxuu sheegay inaanu shirkaasi ahayn mid loo dhan yahay, sidaasi darteedna aanay garab ahaan ka qayb gali doonin, wuxuuna madaxweynaha ugu baaqay inuu ilaaliyo wada…

                    Read More

                      Uhurur Kenyatta Oo Qaabilay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

                      Nairobi,8Nov,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Kenya safar ku jooga ayaa madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kulan kula qaatay madaxtooyada dalkaasi. Waxa Xasan Sheekh wehelinayay wasiirrada arrimaha gudaha Somaia, qorsheynta, difaaca iyo safiirka Soomaaliya ee Kenya. Halka Kenyatta ay isna ku wehlinayeen kulanka wasiirkiisa arrimaha dibadda, gudaha iyo xildhibaano ka…

                      Read More

                        Baarqabka Reer Buuhoodle ee Xaglo Toosiye oo Dhoolatus Siyaasadeed Hargaysa ka Sameeyay DAAWO

                        Hargeysa 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo u taagan Murashaxnimada Madaxweyne KuXigeen ee Xisbiga Kulmiye marka uu Furmo Shirka Golaha dhexe ee Ku mudaysan 10-ka Bishan November. Murashax Xaglo Toosiye oo loo arko Siyaasi Xiligiisi doobta ridayana isla markaana u taagan xaqiijinta wax wada lahaanshiiyaha iyo dhamaystirka…

                        Read More

                          Duufaanadii Ku dhuftay Xeebaha Galbeed ee Somaliland Iyo Khasaaraha ay Gaysteen iyo Gurmadkii Kowaad oo la Gaadhsiiyeey DAAWO

                          Berbera 08.Nov 2015 (SDN/QJ):- Todobaatan qoys oo ka mid ahaa dadkii ku barakacay Duufaantii dhawaan ka dhacday Xeebaha dhinaca galbeed ee Somaliland ayaa Xukuumadda Somaliland gaadhsiisay deeq Mucaawimo ah oo isugu Jira Bacaha Roobka laga galo iyo Raashin ay quutaan. https://www.youtube.com/watch?v=pPJtGPKc9-8&feature=youtu.be

                          Read More