Madaxweynaha Somaliland Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaankii Waynaa Ee Cali Sugule Duncarbeed. +Sawiro
Dubai 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ku sugan Waddanka Imaraadka Carabta, ayaa Cisbitaalka Magaalada Cujmaan, ku booqday Abwaanka weyn ee Cali Sugule Duncarbeed. Madaxweynaha Somaliland oo ay wehelinayaan Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaraadka Carabta, Baashe Cawil Xaji Cumar ayaa Abwaanka…
