Xildhibaan Kijaandhe oo Maanta si rasmi ah ugu Dhawaaqay Hankiisa Murashaxnimo ee Xisbiga Kulmiye

    Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa la filayaa inuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu yahay musharax madaxweyne oo xisbiga KULMIYE ka dhex baratami doono shirka golaha dhexe ee 10 November. Xildhibaan Kijaandhe ayaa la filayaa inuu maanta munaasibad Hargeysa lagu…

    Read More

      Warbixin: Saamaynta Cimilada Kululaatay Ku leedahay Horumarka Afrika” Waxa Qoray Charles Ole Ngereza, Waxa soo Koobay Xuseen Kurdi

      Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Kooxda Qaaradda Afrika u qaabilsan wadahadalada caalamiga ah ee diirimaadka cimilada iyo isbedelkeeda  ayaa go’aansaday inay ka bxi doonaan wadahadalada hadii ay u arkaan in heshiiska la doonayo in  wax lagaga qabto isbedelka cimilada adduunku uu noqdo mid jilicsan oo aan ku filnayn dalabaadkooda, isla markaana aan tixgelin la siin saamaynta…

      Read More

        Maxaad Ka Taqaanaa 10 Hablood Ee Afrika Ugu Quruxda Badan,Soomaliduse Xagee Kaga Jirtaa?

        Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxa dhowaan lasoo bandhigay liis hablo ah oo lagu sheegay inay yihiin hablaha ugu quruxda badan qaaradan Afrika,kuwaas oo ka kooban wadamo kala duwan oo ay jiraan dhulka Somalidu degtaana. Sida uu baahiyay wargeyska DAWAN, oo aanu ka soo xiganay, hablaha ayaa isugu jira hablu u dhashay wadamada Afrikaanka rasmiga ah iyo…

        Read More

          Xukuumadda Somaliland Oo Ku Guuldaraystay Dugsiyaddii H/Dhexe Ee Lacag La’aanta Laga Dhigay

          Hargeysa,3Oct,2015(QJ/SDN)-Macalimiinta dugsiyadda  hoose dhexe ee dawliga ah  ee caasimadda Hargeysa ayaa soo celiyay lacagtii  ardayda laga qaadi jiray, taasi oo burinaysa  siyaasadii xukuumadda Somaliland bilaash kaga dhigtay waxbarashadda dugsiyadda Hoose/dhexe. Waalidiin  kala duwan  oo  degan caasimadda Hargeysa, ayaa ayaa cabasho ka muujiyay arrintani, waxaanay sheegeen   in lacagtii (Fee)-ga  ahayd ee laga qaadi jiray ardayda dugsiyadda…

          Read More

            Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama Oo Ku Baaqay In La Meel Mariyo Sharciga Xakameeya Hubka

            Washington,3Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Barrack Obama, ayaa ka dalbaday shacabka Mareykanka inay Congresska ku cadaadiyaan inay meel mariyaan shuruuc lagu xakameynayo hubka, kadib markii nin hubeysan uu Khamiistii ku dilay Kollej ku yaalla Oregon 10 ruux islamarkaasina dhaawacay 7 kale. Barrack Obama, oo ay cadho ka muuqato, ayaa ka soo muuqday Tv-ga saacado uun ka dib markii uu…

            Read More

              Amiin Caamir Oo Sawir Ku Muujiyay Cabudhinta Saxaafadda Soomaaliya iyo Faragelinta Itoobiya

              Hargeysa,3Oct,2015(QJ/SDN)-Farshaxanka caanka ku ah Sawir kartoonka inta badana arrimaha siyaasadda ku cabiray Aamiin Caamir, ayaa sawir ku muujiyay sida dowladda soomaaliya gaar ahaan kooxda damu-jadiid iyo itoobiya ay iskooga kaashadaan cabudhinta saxaafadda iyo shacabka soomaaliyeed. Maalinkii shalay uun bay ahayd markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya ay gudaha u galeen mid ka mid ah…

              Read More

                Dowladda Maraykanka Oo Markale Uga Digtay Muwaadiniinteeda In ay U Safraan Soomaaliya

                Washington,3Oct,2015(QJ/SDN)-Dawladda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Soomaaliya, iyaga oo sheegay in amnigu wali khatar yahay, Mareykankuna uunna safaarad ku lahayn. Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa u sheegtay dadkeeda, haddii ay Soomaaliya tagaan inaanay heli karin caawimadii ay u baahnaayeen marka ay dhibaato la kulmaan, maadaama aanay jirin safaarad uu Mareykanku ku leeyahay…

                Read More

                  Burco: Maxaa kala Qabsaday Xubnaha Hogaansha Ololaha Qabyaalad Diidka Somaliland iyo Duqa Degmada Burco?

                  Burco,3Oct,2015(QJ/SDN)-Munaasibad lagaga hadlayay ololaha lagaga soo horjeeda qabyaaladda oo todobaadkii tagay ka qabsoontay Burco, ayuu Maayarka Burco Maxamed Muraad ka jeediyay hadal bedelay jihada iyo ku talagalkii munaasibadda islamarkaana shaki ku abuuray bulshada goobta ku sugnayd. Maayarka ayaa Xubnaha ololaha qabyaalad diidka hogaaminaya ee ay hormuudka u yihiin Cabdikariin Axmed Mooge iyo Holdoor Barkhad Jaamac…

                  Read More

                    Dawladaha Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiis,Lagu Dhisayo Dhuumaha Shidaalka Qaada

                    Jabuuti,3Oct,2015(QJ/SDN)-Dowladdaha Ethiopia iyo Djibouti ayaa isla meel dhigay heshiis ku kacaya $1.55 billion oo dhuumaha shidaalka ka soo qaada dekedda Jabuti isla markaana geeynayana gudaha dalka Ethiopia. Herglinta mashruuca ayaa wax iska kaashanaya shirkaddaha Mining, Oil and Gas Services and Blackstone Group LP-backed Black Rhino Group. Dhul cabirkiisa yahay 550 km oo u dhiganta 340…

                    Read More

                      ‘’Beesha Caalamku Waa inay naga Caawiso Dib-u-dhiska Mustaqbalka Soomaaliya..’’ RW. Sharmaarke

                      New-york,3Oct,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Shirweynaha Guud ee Qaramada Midoobay ka Sheegay in Somalia ay u baahan tahay in gacan laga siiyo dib u dhiska Mustaqbalka dalka. Sharma’arke ayaa xusay in Somalia ay horumarro badan gaartay sanadihii lasoo dhaafay ayna u baahan tahay in howlaha dhiman oo aad u fara badan ee…

                      Read More

                        Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk oo Wariye Muna Cumar Xasan Oo ka hawl gasha Tvga qaranka Somaliya u doortay wariyaha 10 sano ee dambeeyey

                        London03Oct15(QJ/)jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk iyo saxafiyiinta iyo fanaaninta ka hawlgala wadanka Uk waxay Wariyaha Sanadka u Doorteen Wariye Muuna Cumar Xassan oo ka hawl gasha TvgaQaranka Wariyaha 10sano ee u danbeeyey Wariye Muuna ayaa waxay soo daysaa Baraamijka Fanka iyo Sugaanta oo ay dadwayne aad u tiro badan ka dawadaan qaradaha aduunka. hadaanu…

                        Read More

                          Muqdisho: Laba Wariye Oo Galabta Xabsiga La Dhigay.

                          Muqdisho,2Oct,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Ammaanka  magaalada muqdisho ayaa xabsiga dhigay agaasimaha TV-ga Universal ee bariga Africa Cabdilllaahi Xirsi Kulmiye iyo Cawir Daahir Salaad oo ka mid ah wariyaasha tv-ga. Labada wariye ayaa magaalada muqdisho lagu xidhay galabnimadii maanta, waxaana la sheegayaa in xadhigoodu uu ka danbeeyay ka dib markii ay tabiyeen barnaamij lagaga hadlaayay  arrimaha ammaanka iyo federaalka…

                          Read More

                            ‘’Qofka Ishaaro Jiidha si Toos Ah Ayaa Loo Ganaaxi Doonaa…’’’ Maayar Soltelco

                            Hargeysa,2Otc,2015(QJ/SDN)-Maayarka Casimaada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid [Soltelco] ayaa  ka hadlay nalka kala haga baabuurta [ishaarooyinka] ee ay dawladda hoose ku xidhay qaar kamid ah waddooyinka faras magaalaha Hargeysa, kuwaas oo uu sheegay in ay dhawaan dhaqan gelin doonaan. Cabdiraxmaan-Soltelco, oo shalay warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxaa kale oo uu ka warramay kal-fadhigii todbnaad ee golaha …

                            Read More

                              Dowladda South Sudan oo sheegtay in Ciidamada Uganda ay billaabeen inay ka baxaan Dalkeeda

                              Kampala,2Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Suudaanta Koonfureed ayaa sheegtay in Ciidamadii Uganda ee ku Sugnaa Dalkeeda ay billaabeen inay dib ugu laabtaan Dalkoodii, xilli ay weli dalkaas ka socdaan colaado sokeeye.     Ciidamada dalka Uganda ayaa galay Koonfurta Suudaan bishii December 2013-kii si gacan u siiyaan xukuumadda dalkaas, kaddib markii ay isku dhaceen Salva Kiir iyo Riek Machar….

                              Read More

                                “Caado Xun oo aad u foolxun oo qabiil ah baa Gar-adag kasoo Bilaabantay, Qabyaaladduna maanta Taariikhda Gar-adag bay ku gelaysaa.” Eng. Maxamed Xaashi.

                                Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa si adag uga hadlay Heerka Qabyaaladeed ee Dalka kusii kordhaya, waxana uu tilmaamay in Dawladnimadii loola kacay Dariiq qalloocan oo aan horumar lagu gaadhi doonin. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo u warramay Telefishanka Startv, ayaa masuuliyadda Qabyaaladda dalka kusii baahaysa ku tilmaamay mid kasoo bilaabantay…

                                Read More

                                  Nin Hubaysan Oo Dad Ku Laayey Machad Ku Yaalla Gudaha Dalka Maraykanka

                                  Roseburg:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Ugu Yaraan 13-Qof, ayuu Nin hubeysani ku laayey  Machadka Roseburg, gaar ahaan qaybta Sayniska, xilli ay socdeen casharada uu bixiyo Machadku, isagoo sidoo kale halkaas ku dhaawacay 20-Qof oo kale. Xoogaga ammaanka, ayaa soo gaadhay Machadka ay toogashadu ka dhacday. Boolisku waxay sheegeen in uu dhintay ninkii ardayda laayay. Ninkan oo da’diisa lagu sheegay 26…

                                  Read More