“Cidii Dhibsatay Dhaliilihii Aan Warbaahinta Ka Sheegay Ayuun Baa Xadhigaygana Ka Danbaysay, Waana Madaxtooyadda”Suldaan Mawliid Sabayso oo Xoriyadiisii helay

    Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay hor iman wayday dhagaysigii dacwadii loo haystay, ayaa markii uu xabsiga kasoo baxay waxa uu warfidiyeenada u sheegay in xadhigiisa ay sabab u ahaayeen hadalo uu ku bayaamiyey, kuna dhaliilay…

    Read More

      Liiska Golaha Wasiiradda Iyo Sida Ay Ukala Taabacsan Yihiin Baarqabada KULMIYE, Ilma Biixi + C.casiis Samaale AKHRI

      Hargeysa, 04 Oct 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo wakhtigii La cayimay shirweynaha Xisbul Xaakimka KULMIYE ,waxaa isasoo tarayay hirdanka u dhaxeeya masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ee hungurigu kaga jirto Hogaaminta taladda dalka . 57 Wasiir ee ay ka kooban tahay xukumadda Xisbiga Kulmiye ayaa si aad ah ugu kala aragti duwan Khilaafka Xisbiga KULMIYE , muddaynta Shirweynaha…

      Read More

        “Shiinaha Iyo Maxaabiista u Xidhan Fikirkooda Diinta Kala Baxa Xubnaha Muhiimka ah ee Jidhka Iyo Warbixin Dhiilo leh”

        Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Warbixin naxdin leh oo la soo saaray, ayaa bannaanka soo dhigtay in dawladda Shiinuhu xubnaha muhiimka ah ee jidhka bani’aadamka kala baxday kumanaan maxaabiis ah oo arrimaha diimaha ugu xidhan jeelasha kala duwan ee waddanka Shiinaha. Sidaana waxa lagu shaaciyey filim dukumantari ah oo ay diyaariyeen suxufi la yidhaah Ethan…

        Read More

          Daaq ka mid ah calafka xoolaha nool cunaan oo si casri ah loogu beeray hab Tiknoolaji ah DAAWO

          Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa  ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey hab cusub oo lagu beeri karo calafka ama daaqa xoolaha iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga ah. Daaqan oo hirgelintiisa ay ikhtiraaceen dhallinyaro aqoonyahan reer Somaliland ah, waxay ka beereen siidhka ama midhaha firilayda Gallayda, taas oo iyadoo aan…

          Read More

            “KULMIYE Weligiiba wuu Tartami Jiray oo is khilaafi Jiray, Haddana Wuxuu ku Kala Bixi Jiray Shuruucda u Taal”

            Hargeysa, 04 Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Dhexe ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa oo ka tirsan Golaha Wakiillada, ayaa sheegay in aan marnaba burbur looga baqayn xisbigooda xaraaradda tartanka loogu jiro murrashaxiinta dhexdiisa awgeed. Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE oo lagu dooran doono murrashaxiinta jagooyinka madaxweynenimo iyo ku-xigeenka xisbiga uga qaybgali…

            Read More

              Bayaan Culus Oo Uu Soo Saaray Guddi Lagu Magacaabo Golaha Midaynta Dhulbahante

              “Dhulbahante waxa uga qayb gelaya wadahadalka 55 xubnood, waxaana hogaamin doonna Prof.Cali Khaliif Galaydh iyo Prof.Cali Ciise Cabdi.”  “Laga bilaabo taariikhda go’aankan waxa loo gudbay ku xisaabtanka qalinka, waxaana meesha ka baxaya xabadii iyo colaadii ku saabsanayd siyaasadda”   Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)-Guddi lagu magacaabo Guddiga fulinta ee golaha middaynta beelaha Dhulbahante ayaa soo…

              Read More

                Ururka Suxufiyiinta Solja oo Magaaladda Burco Tababarro uga Furay in ka Badan 50 Suxufi

                Burco 04 Oct  2015 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,  ayaa tababarro  socon doona muddo saddex maalmood ah ugu qabtay hudheelka City Plaza magaalada Burco, xarunta Gobolka Togdheer in ka badan 50 suxufi oo kala yimi gobollada bari ee dalka shalay.   Furitaankii tababarka oo ka qaybgalayaashu ku baran doonaan duruus la xidhiidha sharuuucda saxaafadda…

                Read More

                  Warbixin:- Siyaasiyiinta Reer Awdal Oo Aan Saamayn Ku Lahayn Loolanka Kulmiye

                  Hargeysa,4Oct,2015(QJ/SDN)-  Siyaasiyiinta xukumadda Siilaanyo iyo xisbigeeda Kulmiye ugu jira bulshada reer Awdal ayaan lahayn saamayn ka dhex muuqata loolanka loogu jiro hogaanka xisbiga Kulmiye, gaar ahaana Musharaxnimada Madaxweyne, guddoonka golaha dhexe iyo jagooyinka guddoomiyenimo ee xisbigaasi. Shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo loo asteeyay 10-ka bisha November 2015 inuu qabsoomo ayaa dedaalada musharaxiinta jagooyinka xisbigaasi la…

                  Read More

                    Ururka Al-Shabaab Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Badhtamaha Soomaaliya.

                    Muqdisho,4Oct,2015(QJ/SDN)-Xoogagga Al-shabaab ayaa la Wareegay laba Deegaan oo ka Tirsan Gobolka Mudug ee Badhtamaha Somalia, kuwaasoo ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug oo ay Maamusho Al-shabaab. Deegaanada ay Al-shabaab la wareegtay ayaa waxaa ka mid ah Camaara iyo Bacaad-weyn, iyadoo Mas’uuliyiin Magacyadooda Qariyay ay u sheegeen Warbaahinta Gudaha iyo kuwa Caalamka. “Camaara iyo Bacaad-weyn…

                    Read More

                      Xildhibaano Sharci-darro ku Tilmaamay Xadhigii Laba Wariyeyaal ka Tirsan TV-ga UNIVERSAL

                      Muqdisho,4Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada kala ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa si adag u cambaareeyay, sharci-darrana ku tilmaamay xadhiga wariyeyaasha, kaddib wareysi ay siiyeen BBC-da. Dowladda Somalia ayaa xalay xabsiga dhigtay Agaasimihii Universal Tv ee Bariga Afrika, C/llaahi Xersi iyo Cawil Dahir Salaad oo ah soo saaraha iyo daadiyaha barnaamijka Dood-Wadaag ee ka baxa Universal…

                      Read More

                        Barnaamijka Dood Wadaag ee Telefishanka Universal oo Cadho Geliyay Aqalka Villa Somalia Iyo Sababaha Keenay Xadhiga Weriyeyaasha Iyo Xarunta Universal ee Muqdisho DAAWO

                        Muqdisho 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ilo-ku dhaw madaxtooyada dalka looga arrimiyo ayaa waxay xaqiijiyeen in Xabsiga Godka Jilicow loo taxaabay Qaar kamid ah shaqaalihii Universal TV oo horgjoog ka ahaa Wariye Cawil Daahir Salaad, Xariga wariyaha ayaa waxaa loo aaneynayaa Barnaamijkii DOOD WADAAG ee sida tooska ah uga baxay Televisionka Universal maalintii Khamiista oo Bisha September…

                        Read More

                          “ArrintanLafteedu Waxay Muujinaysaa, Xisbiga KULMIYE In Badbaadadiisu Tahay Xildhibaan Kijaandhe+ Hanka Murashax ee Kijaandhe” Suldaan Cumar Suldaan Maxamed DAAWO

                          Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee gobolka Hawad Suldaan Cumar  Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa taageeray musharaxnimada madaxweyne ee Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax xisbiga KULMIYE. Suldaan Cumar oo hadal ka jeedinayay munaasibada Hargeysa lagu qabtay oo Xildhibaan Kijaandhe ku shaacinayay Musharaxnimadiisa ayaa waxa uu ku dooday in musharaxnimada…

                          Read More

                            “Dhaqanka Qabyaaladu Wuxuu Dhaawacay Horumarkii La Higsanayay” Eng Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

                            Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa si adag uga hadlay heerka Qabyaaladeed ee dalka ku sii kordhaya, waxana uu tilmaamay in nidaamkii dawladnimo loola kacay sifo khaldan oo aan horumar lagu gaadhi karin. “Ninka Qabiilka lagu doortay waa Siilaanyo oo inta Reerku Gar-adag ku Shireen ay yidhaahdeen…

                            Read More

                              Hargaysa: Daah Furka Daabacaadii Labaad ee Buug Suugaaneedka Hal aan Tebeyay ee Suugaantii Xaaji Aadan Afqalooc DAAWO

                              Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xaflad balaadhan oo lagu soo bandhigayey daabacadda labaad ee buugga “Hal aan tebayey” oo uu qoray qoraaga Maxamed Baashe X. Xasan ayaan xalay ka qabsoontay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibada Daahfurka Daabacadda Labaad ee Buugan ayaa Waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda,Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid, Abwaano, Madax…

                              Read More

                                Wariyeyaashii Telefishanka Universal ee Muqdisho iyo Xaruntoodii oo la Xidhay iyo Sababaha Keenay

                                Muqdisho 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maamulka telefishanka Universal ayaa xaqiijiyay in magaalada Muqdisho ay ku xiran yihiin Cabdullaahi Xirsi Kulmiye iyo Cawil Daahir Salaad oo katirsan wariyeyaasha ka hawlgala telefishanka. Labada wariye ayaa waxaa xiray askar katirsan ciidanka Nabadsigidda Soomaaliya, sida uu warbaahinta u sheegay madaxa wararka Universal, Maxamed Axmed Xaaji (Cagma-dhige). Cagma-dhige ayaa xusay in…

                                Read More

                                  “Waxaan Dhisaynaa Ciidan Awood leh oo La-dagaallama Xoogagga Al-shabaab “ Raysal Wasaaraha Somalia

                                  New York 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in ay wadaan Qorshe ay ku dhisayaan Ciidammo Awood leh oo la dagaalama Al-shabaab oo weli ka talisa deegaanno Soomaaliya ka tirsan. Sharma’arke oo u Warrramayay Reuters isgaoo ku sugan Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa intaas ku daray in ciidammo…

                                  Read More

                                    “Aniga Haamaha isiiya, Aniga Dekedda, Aniga Isgaadhsiinta ii xidha.. Islaamku wuu la dagaallamay Kootada..” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

                                    Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa sheegay in Diinta Islaamku ka soo horjeeddo Kootada nooc kasta oo ay tahay, isla markaana Kootada Baayac-mushtarka, waxaanu tusaale u soo qaatay dadka Kootada ku doonaya Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera, Dekedda Berbera iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu sidaa ku sheegay Khudbaddii…

                                    Read More

                                      Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo Shaaca ka Qaaday inuu u Tartami doono Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye,Muhiimada Mansabkaasi Leeyahay DAAWO

                                      Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) ayaa cadeeyay inuu isu soo taagi doono guddoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE oo uu ergada golaha dhexe weydiisan doono in xilkaas loo doorto. Doorashada guddoonka golaha dhexe ayaa noqon doonta shaqada koowaad ee ay ergada golaha dhexe ee KULMIYE qaban doonto marka la isu yimaado 10…

                                      Read More

                                        Baaderiga ugu Sareeya Diinta Kiristaanka oo Masar u Jooga Xal u helida Biyaha Webiga Niil

                                        Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Toddobaadkii hore waxaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ka ambabaxay Baadariga ugu sarreeya Kaniisadda Masar  oo lagu magacaabo Baaba Al-Iskandar Tawaadruus-ka labaad isaga oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya si uu uga qayb qaato dejinta xaraaradda kacsan ee xidhiidhka labada dalka oo ka dhalatay wadaagista…

                                        Read More