Al-shabaab oo la sheegay inay Xidhay Shan ka mid ah Ajaanibta ka barbar dagaallama
Muqdisho,1Oct,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa la Sheegay inuu soo Saaray Amar Mamnuucaya jeedinta Khudbado ama hadallo Ururka dhexdiisa ka abuuraya iska horimaad ku saabsan ku biiritaanka ururka Daacish ama ISIS. Qoraal soo baxay Bishaan ayaa la sheegay in Ururku uu ku Adkaystay inuu ka mid ahaado Al-Qaacida, isla markaana meel cad ay ka istaagi doonaan ciddii dariiqaas ka…
