|

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo si adag u Naqdiyay hadal ka soo Yeedhay Dhigiisa Somalia {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Laa’anta Socodaalka ee Somaliland Gaashanle sarre Maxamed Yusuuf (Inacambaro) ayaa Maanta jawaab kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland Mr.Gaafow kaasi oo sheegay in Somaliland lagu sameeyo Baasaboorada Foojariga ah ee E-pasporka Somaliya, iyaga oo soo bandhigay dad ay ku sheegen ay somaliland ka soo qaateen Baasaboradaasi Foojariga ah,

Taliyaha Laanta Socdaalka SomalilandTaliyaha Laa’anta Socdaalka Somaliland waxa uu warkaasi ku tilmaamay mid aan sal iyo raadtoona lahay, waxaanu uga digay Somaliya in ay iska daayan hadalada macnodarada ah ee ay ku hadlaan.

Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Hadalkii Taliyaha Laanta Socdaalka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TaliyahaSocdaalka30.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed