Uncategorized

Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka oo ka Hadashay Qasdiga ay uga Gol leeyihiin Siyaasada Faya dhawrka Qaranka ka Daawo QURBEJOOG.COM

fayo dhawrHargaysa 17.March 2014 (SDN)- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Maanta soo Gabo gabaysay Kulan lagu soo bandhigayay Siyaasada Fayo dhawrka Qaranka oo mudo laba Cisho ah ka socday Huteel Ambassador ee Caasimada hargaysa.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Xubno ka mid ah Maayarada dalka,Wasaaradaha dawlada qaar ka mid ah Saraakiil ka Tirsan Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqaalaha Fayo dhawrka ayaa lagaga arrinsanayay Sidii looga shaqaysiin lahaa Siyaasada Faya dhawrka ee dalka oo Wasaarada Caafimaadku soo saartay dhawaan iyadoo la isla meel dhigay sidii wada jir loogu meel marin lahaa Siyaasadan cusub.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com