Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo uu Weheliyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ayaa Maanta dhagax dhigay Xarun loogu talo galay in lagu daryeelo Caruurta Agoomaha ah oo uu Maal gelinayo Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax Mof.
Xaruntan Maanta la dhagax dhigay ayaa Maayarku sheegay in sida ugu dhakhsaha badan loo bilaabi doono dhismaheeda .
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
