|

Wasiirka Cadaalada oo ka Hadlay Siyaabaha ay Nootaayooyinku ku Waayi karaan Ruqsada ay siiyaan {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Shir lagaga hadlayey kobcinta cashuuraha oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda maaliyadda ayna ka qayb gelayaan qaar ka tisan Wasaaradaha dawladda iyo nootaayooyinka shrciga ah ayaa maanta lagu qabtay xarunta shaqaalaha dawladda ee Magaalada hargaysa.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka Waramay Siyaabaha lagu waayi karaan Nootaatooyinku Ruqsada Wasaarada Cadaalada.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA CADAALADA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XuseenAxmed31.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed