Uncategorized

“Wax Shirgudoon la Yidhaa oo La Wadaagaa Ma Jiraan,Gudoomiye ayaanu ka Dhignay,Soo Daatadii ayaanu halkan ka Bilownay” Xildhibaan Tukaale

bashiir tukaaleHargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Sheegay in Xeer hoosaadka ay maanta ansixiyeen uu meesha ka saarayo Magacii Shir gudoon isla markaana ay u badaleen Gudoomiye .

Waxaa kale oo Mudanahan oo Xubin ka ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu ku dooday inay Golaha ka dhex bilaabeen Heestii Xildhibaan Jaamac riyo ee Soo daata taas oo uu kaga soo horjeedo hab maamulka Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalkii Xildhibaan Tukaale
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Tukaale27.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com