Uncategorized

“Waxa Aan Idinku Salaamayaa Intii Aan Xidhnaa Ee Dibin-daabyada Iyo Xaqdarada Lay Gaystay Sidaad Uga Dagaalamayseen….Guuleed Daahir {DHAGAYSO}

Burco 09.March 2014 (SDN)- Waxa Maanta Gaadhay Magaalada Burco Isla Markaana Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Guddoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Oo In Muddo Ah Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa.

GUULHaddaba Ka Dib Soo Dhawayntiisa Waxa Uu La Hadlay Dadweynaha Waxaana Uu Xukumada Ku Eedeeyey In Ay Xaq-daro Ku Haysatay Mudadii uu u Xidhnaa,Waxaa kale oo uu sheegay in Cidii umaddu u dooratay hogaaminta Qaranka aanay dalka Xukumin balse ay ka Taliyaan sida uu Sheegay afar Wasiir oo Isku Shaandhayn Walba ka hadha.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE KU XIGEENKII HORE EE TOGDHEER
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/guuleed09.mp3″]
Burco SDN.

Qurbejoog.com