|

“Waxaanu doonaynaa in Saxaafada Madaxa banaan iyo Ta dawlada aanu walaalayno labadana uu Sharcigu ka sareeyo” Wasiir Cukuse {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay inuu ka shaqaynayo sidii isfaham iyo wada shaqayn buuxda uu uga dhex samayn lahaa Xukuumada iyo bah’da Saxaafada .

Wasiir-CukuseWasiirka Warfaafintu waxaa kale oo uu ka waramay Ahmiyada ay Wasaarada Warfaafintu u leedahay dalka waxaanu  hadalkan ka jeediyay Madasha Golaha Wakiilada oo Maanta lagu ansixiyay

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka wasiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirCukusefaanay.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

 

Comments are closed