|

Wasiirka Arrimaha dibada oo ka hadlay dhabaha uu u Jeexayo Siyaasada arrimaha dibada Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)  Wasiirka wasaarada arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis aya maanta faahfaahin ka bixiyay dariiqa uu marayo hirgalinta iyo ka dhabaynta siyaasada arrimaha dibada ee loo igmaday.

Wasiirka arrimaha dibada golahaWasiirka ayaa tilmaamay in Khibrada uu u leeyahay Shaqooyinka Qaramada Midoobay ay qayb ka noqon doonto siyaasadiisa cusub isagoo hadalkan ka jeediyay Fadhigii maanta ee golaha wakiilada oo  cod aqlabiyad ah ku ansixiyay.

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirMaxamedBiixi(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed