Wasiir Xaglo-toosiye Oo Tahli waayey Inuu u Hoydo Magaalada Lascanod, Saacado Gudahoodna Kaga Soo Carraabay iyo Su’aalaha Ku Gedaaman

    Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)- wasiir Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye)  oo xilka wasiirnimo ku helay Xal u hellida Deegaamada Bariga Somaliland awgeed, islamarkaana laga sugayey inuu keeno bulshada reer somaliland ee haatan ka maqan xukunka iyo maamulkaba, ayaa ku kacay arrin dad badani ka biyo diideen oo aan laga filaynin. Wasiir xaglo-toosiye oo tan iyo markii xilka loo magacaabay …

    Read More

      Amniga Caasimadda Hargeysa oo Faraha Ka sii baxaya iyo Ciidanka Ammaanka Oo Shaqadoodii Gabay

        Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)- waxa maalinba maalina ka dambaysa sii xumaanaya amniga magaalada Hargeysa, iyadoo dilalka iy is rasaasayntu soo kordhayaan, waxana warwarka dhinaca amniga ahi ku sii badanayaa dadka shacabka ee hore ugu noolaa jawiga farxadda iyo nabadda leh.   Ciidanka Booliska ayaa iyagu guud ahaanba ka seexday ilaalinta ammaanka, waxana ay ka caajiseen inay ku…

      Read More

        Haweeney isku qarxisay Bus dalka Ruushka iyo cabsi soo wejahday ciyaarihii Olympiga ee Sochi

        Volgogard Oct 22,20139SDN)-Haweeney isku qarxisay mid ka mida gawaarida dadweynaha ee magaalada Volgogard ayaa waxa ku dhintay lix ruux halka sodon kalena ay ku dhaawacmeen. Haweeneydan is-qarxisay ayaa la sheegay in ay ka soo jeedo degaanka dalka Ruusha ee Woqooyiga Caucasus oo dagaal gooni isu taaga uu ka socday sanado badan. Ilaa iminka cidina ma…

        Read More

          Ururka SSUK baaq soo dhaweyn ah u jeediyay Guddida dhisida wadada Ceerigaabo iyo Burco

          London Oct 22,2013(SDN)-Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay aad u soo dhoweynaysaa xubnaha ka tirsan guddida xukuumada Somaliland u xil saartay dhismaha iyo qaadhaan ururinta jidka Burco – Ceerigaabo ee la filayn in ay soo gaadhaan maalmahan fooda inagu soo haya UK. Mashruuca jidku wuxuu  halbawle u yahay horumarka, isku socodka bulshada iyo ganacsiga, wax weyna…

          Read More

            Cali Gurey:Hadii aan cidna lagala xisaabtamayn canshuur ururinta waa baad sideeda u taala,Waxay u badan tahay in lacag tii kaambaynka ururinteedii na ay ku jirto

            Hargeysa Oct22,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujj Cali Gurey ayaa canshuur ururinta Xukuumada Somaliland ay ka bilowday dalka ka bilowday bar bar dhigay Baad. Sidoo kale Gudoomiye ku-xigeenku waxa uu sheegay in lacagahan dadka haatan laga ururinayo ay dhici kareyso in ay tahay mid la doonayo in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu dib talada…

            Read More

              Norway hunts for two teenagers gone to Syria

              OSLO: Oslo has launched a global hunt for two Norwegian teenage girls of Somali origin who have allegedly traveled to Syria to support the rebels in the war-torn country, police said Monday. Police said in a statement the teenagers, aged 16 and 19, were reported missing Friday and had reportedly been spotted near the Syrian…

              Read More

                UCID MP Qabile Escapes ‘Assassination Attempt’ After Bullet Misses

                Hargeisa, Oct 22, 2013 (SDN) –The opposition Justice and Welfare party (UCID) parliamentarian Mohamed Farah Qabile, narrowly escaped from assassination attempt after unknown attacker armed with a pistol begun firing at him Monday night at Jigjiga yar district in Hargeisa, relatives of the MP told Berberanews. As reported by Berberanews.com the parliamentarianhad a miraculous escape…

                Read More

                  Moscow: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Ruushka iyo masuuliyiinta amniga oo ka hadlay khasaaraha uu sababay

                  MOSCOW, October 21, 2013 (SDN)- Masuuliyiinta Ruushka ayaa sheegay in ilaa lix (6) qof  ay ku dhinteen Isniinta maanta ka dib markii gaadhi noociisu Bas yahay gudaha magaalada dhinaca Koonfureed ee Volgograd lagula eegtay wax ay baadheyaashu ku sheegeen inuu ahaa ‘weerar qarax oo ismiidaamin ah’. Siday ku warantay wakaalada wararka RIA Novosti, warka weerarka…

                  Read More

                    Shirkada Caalamiga ah ee Kalluumaysiga ee Pontus Marine Ltd oo ka Hadashay Qodobadii u Qabsoomay iyo Qorshaha ku Tallo galkooda

                    Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa Sharaxaad ka Bixisay Waxyaabihii Ugu Waaweynaa ee u Qabsoomay  mudadii koobnayd ee ka soo Wareegtay Aasaaskooda Iyagoo  bulshada ku dhacsiinayeen qorshahooda oo ay ku gaalaa bixiyeen goboladda dalka qaarkood iyo wadamo ku yaala Yurub. Sidaasna waxay shirkadu ku sheegtay…

                    Read More

                      Dadweynaha Garowe oo Fagaare ka Oogay Roob doon Daawo Sawiro

                      Garowe 21.October 2013 (SDN)- Magalada Garowe ayaa maanta laga sameeyay isku soo bax roob doon ah,kaas oo Alle looga codsanayay inuu abaarta iyo rob la’aanta dadkiisa ka dulqaado. Waxaa ka qayb galay roobdoontaasi wasiiru dowlaha caafimaadka,wasiir ku xigeenka cadaalada,Taliyaha ciidanka nabad sugida,Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo dadwayne aad u faro badan oo ardeyda iskuuladu ku…

                      Read More

                        Somaliland: Suspects Nabbed in Hargeisa Sweep

                        Hargeisa, Oct 21, 2013 (SDN) –Somaliland’s top cop Brigadier General Abdilahi Fadal Iman has confirmed the arrest of more than one hundred persons including recidivists and youngsters accused of gang formation activities in a massive security operation last night in Hargeisa. The police commissioner declared these during a press conference he held today in his…

                        Read More

                          “Waxaan Uga Digaynaa Wasaaradaha iyo Laamaha dawladu in aanay Iska Qoran Shaqaale aan Soo Marin Hay’ada Shaqaalaha Dawlada” Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Nuux Sh.Muuse Ducaale ayaa sheegay in hay’ada shaqaalaha dawladu u xilsaarantahay qorista iyo sharciyaynta shaqaalaha joogtada ah ee dawlada sidaa daraadeed loo baahan yahay in la  waafajiyo sharciga shaqo  qorista shaqaalaha dawlada. Gudoomiyuhu Waxa uu uga Digay Laamaha dawladu in aanay Qaadan karin Shaqaale aan Soo Marin…

                          Read More

                            ONLF Fighters Attacked at Kebridahar Airport: Official

                            Kebridahar, Oct 21, 2013 (SDN) -Ogaden National Liberation Front “ONLF,” official have claimed that their fighters attacked on Kebridahar town Airport on last week. Our aim of the attack was to disrupt the visiting delegation in Ogaden and send a clear message to the puppet administration that serves only the colonial agendas in our people…

                            Read More

                              Maayarka Boorama oo Afkiisa ku Beeniyay hadal uu hore u Shaaciyay oo uu ku sheegay inaan Madasha Wada Tashigu boorama Iman Karin {DAAWO}

                              Boorama 21.October 2013 (SDN)- Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa saxaafada ku dhaliilay waxa uu ugu yeedhay hadlal qaloocinta, waxana uu si toos ah u sheegay in la qaloociyay hadal uu ku cabiray golaha wada tashiga. Maayarka oo ugu horayn golha sharaxaya ayaa waxa uu yidhi “Golohu ma aha rag meel kale ka yimid, waa…

                              Read More