Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali-koore ayaa si weyn uga soo horjeestay xeerka waddooyinka ee haatan Golaha wakiillada Horyaalla {DHAGAYSO}
Hargaysa 17.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaan Koore oo maanta Golaha ka hor akhriyey Dood dheer oo cilmiyeysan ayaa soo jeediyey in meelaha cashuurta la saarayo laga daayo Xoolaha Nool iyo Gaadiidka waddooyinka isticmaalla, islamarkaana Beddelkeeda cashuuro badan la saaro waxyaabaha aan dadka noloshooda sida tooska ah u taabanayn ee ay ka midka yihiin Waxyaabaha la is mariyo(Cosmetics)…
