Horumarka gobalka Togdheer waa horumarka Somaliland

    Guddida Togdheer Development Foundation UK, dhamaan waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarada ka soo jeeda gobalka Togdheer ee ku dhaqan UK. waxay si weyn u soo dhaweenayaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Ahmed Mahamed Mahamuud iyo waftiga uu hogaaminayo ee ku sugan Gobalka Togdheer. Gudida TDF waxa ay marwalba u taagantahay sidii loo hore marin lahaa gobalka togdheer iyo…

    Read More

      “Sagaal sannadood ayaan dariiqaas marayay sidaan ku marayayna ilaahbaa ogaa” Wasiirka Deegaanka {DHAGAYSO}

      Burco 16.Sep 2013 (SDN)-   Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka dalbatay Shacabka ku nool Magaalada Hargaysa inay dhaqaale u huraan dhamaystirka Wadada isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer. Wasiirka Horumarinta Miyiga ayaa Tilmaantay dhibaatadii ka qabsan jirtay Mudo sagaal sanno ah oo ay Jidka rafaadka badan ee xidhiidhiya…

      Read More

        “Anagu hadii aanu nahay Bah’da Waxbarashada Account (Sanduuq Xisaabeed) ayaanu u furnay Wadadan” Wasiirka Waxbarashada {DHAGAYSO}

        Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa balan qaaday in Guud ahaan bah’da Waxbarashadu ay si hagar la’aan ah uga qayb qaadanayaan dhamaystirka Jidka Isku xidha Gobolada Sanaag iyo Togdheer ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo dhagax dhigay maanta. Wasiirka waxbarashadu waxay sheegtay inay Sameeyeen Sanduuq…

        Read More

          Ciidamada Qaranka iyo Booliska oo Askarigiiba Hal Dollar bishii ugu Tabarucay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco {LABADA Taliye Ciidan Dhagayso}

          Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Taliyeyaasha ciidammadda Qaranka Iyo Booliska Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) iyo Sareeye Guuto Cabdilaah Fadal Iimaan ayaa maanta si wada jir ah shaaca ugaga qaaday inay sadexda bilood ee soo socda askari kasta oo ka tirsan labadaas ciidan ugu deeqayaan min hal dollar oo ka mid ah mushaharkiisa dhismaha…

          Read More

            Hargeisa, Sep 16, 2013 (SDN) -Somalia might conjure images of pirates and Blackhawk Down, but the northern autonomous region and former British protectorate of Somaliland remains a peaceful, although economically depressed, place. Last month the international airport at the capital, Hargeisa, “re-opened” following renovations and modernization, funded to the tune of $10 million by the…

            Read More

              Dawlada Somalia oo ku Hawlan Qorshe ay ku Maxkamadaynayso Xasan Daahir Aways

              Muqdisho 16.Sep 2013 (SDN)- Xog-hayaha ururkii burburay ee Xisbul Islaam, Maxamed Macallin ayaa maanta sheegay in dhowaan maxkamad la soo taagi doono hor-jooge Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda federaalka Soomaaliya.             Maxamed Macallin oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xarigga…

              Read More

                Wasiirka Madaxtooyada oo Cadeeyay Sababta ay Dollar badhkii u saareen Cashuurta Xoolaha {DHAGAYSO}

                Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Dhismaha Wadada isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer uu dhararkeedu yahay 370 Km isla markaana ay tahay Mashruuc Qiimo weyn u leh Guud ahaan dalka.         Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland waxa uu ugu baaqay dhamaanba Golayaasha qaranku…

                Read More

                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhagax dhigay Jidkii ugu Cabashada badnaa ee Gobolka Sanaag loo marayay iyo Khudbad uu ka Jeediyay {DHAGAYSO}

                  Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Wado laami ah oo isku xidhi doonta Magaalooyin ka Ceerigaabo iyo Burco. Munaasibada dhagax dhigida Wadadan oo ka dhacday Deegaanka Ina Afmadoobe waxaa ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb galay Dufcadii 8aad ee Ka qalin Jebisa Jaamacada Golis ee Burco {DHAGAYSO}

                    Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Horkacayay ayaa maanta magaalada Burco kaga qayb galay Arday ka qalin jebisay Jaamacada Golis faraceeda Magaalada Burco. Madaxweynaha oo Madashii Shahaado bixinta ardaydaas ka hadlay ayaa iftiimiyay Qiimaha ay aqoontu u leedahay dalka iyo doorka ay ka qaadanayso Horumarka uu…

                    Read More

                      “Balan qaadyo badan ayaan u soo Joogay laakiin kani Mid la dafiri karo ma aha” Wasiirka Gaashaandhiga {DHAGAYSO}

                      Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo Xubin ka aha Weftiga Madaxweynaha Somaliland ayaa ugu baaqay Bulshada ku nool Gobolada Sanaag iyo Togdheer inay qayb weyn ka qaataan hirgalinta Wadada Isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer oo dhibaato xoogan ku haysay Guud ahaan  Gobolada bari. Wasiirka Gaashaandhiga…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafintu Muxuu ka Yidhi Dhagax dhigida wadada Sanaag iyo Togdheer {DHAGAYSO}

                        Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo ka Mid ah Xubnaha Weftiga ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland ayaa Sheegay inay farxad tahay in la dhagax dhigo wadada isku xidhaysa Gobolka Sanaag iyo Togdheer oo rafaad ba’an ku haysay dadka iyo Gaadiidkaba . Wasiirku waxaa kale…

                        Read More

                          shirkada KAAH EXPRESS dalka Norway oo tacsi u dirayaan qoyskii Marxuum Abdirizaq Bille Guuleed Ciise

                          INAA LIHAAHU WA INAA ILEYHII RAAJUCUUN.   Salaan qiimo badan ka dib   Dhamaan Maamulka, Wakiilada, Shaqaalaha, Odayaasha, iyo macmiisha shirkada KAAH EXPRESS dalka Norway waxey tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Abdirizaq Bille Guuleed Ciise oo bashin sept 15 keedii ku geeriyooday cusbtalka A-Hus oo ku yaala duleedka…

                          Read More

                            “Shirka waxaan uga gaabsanay inaanu ka qayb-qaadano isaga oo aan Somaliland siinin mudnaanta iyo maqaamka ay leedahay” Wasiirka Arrimaha Dibada

                            Hargaysa 16.Sep 2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa iftiimisay sababaha ay ku qaadacday ka qayb galka Shirka Maanta Magaalada Brussels uga furmay Somalia kaas oo ay Midowga Yurub qaadhaan ugu Ururinayaan Dalka Qalalaasaha Nabadgalyo iyo Siyaasadeed la baaxaa degaya ee Somalia . Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Axmed…

                            Read More

                              “Waxaanu ka Soo Horjeednaa fal kasta oo Maxkamadu ay Xoriyadoodii ugu soo celinayso dhalinyarada Gaystay Kufsi Wadareedkaas” Gudoomiyihii Hore ee Xuquuqul iinsaanka {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 16.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyihii Hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka Axmed Yuusuf ayaa Canbaarayn Xoogan u soo Jeediyay Qorshe ay Maxkamada  Degmada Hargaysa Xoriyadoodii ugu soo Celinayso Koox dhallinyaro ah oo Kufsi wadareed u Gaystay laba Hablood dabayaaqadii bishii Ramadaan.                 Danayeeyayaasha Xuquuqul Iinsaanku waxay wax lagu…

                              Read More

                                EU pledges 650 million euros to Somalia

                                Brussels, Sep 16, 2013 (SDN) -The European Union is pledging 650 million euros to Somalia for 2013-16, said European Commission President Jose Manuel Barroso. “Somalia has made important progress this year,” Barroso said after talks with Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday, adding however that “problems and challenges remain.” “This funding will contribute to…

                                Read More

                                  “Afartii Malyan Iyo Badhkii Meesha Kama Muuqdaan, Haddii Laga Tegi Waayo Waxoogaa Qosol-ku-jab Ah Daarihii Hore Lagu Kordhiyay” DHAGAYSO Waraysi Boobe Yuusuf

                                  Hargaysa 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiirkii hore ee wasaaradda War-faafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhibka iyo muranka sii kordhaya ee ka taagan Gegida Diyaaraduhu ka haadaan ee caasimadda Hargeysa. Boobe Yuusuf ayaa naqdiyey qaabka iyo Hannaanka loo maamulay lacagtii Dawladda Kuwait ugu talo gashay in lagu…

                                  Read More