Garabka haweenka xisbiga ucid ee bristol uk oo xaflad sagootina u sameyey Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Mudane Jamal Cali Xuseen
Bristol 13Jun13(SDN) Garabka haweenka xisbiga ucid ee bristol uk oo xaflad sagootina u sameyey Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Mudane Jamal Cali Xuseen xafladan oo ayaa looga hadlay arimo la xiriira xogwareeysi iyo dardaaran howlaha xisbiga, dhaqalaha, arimaha siyasada iyo kalinta qurbo joogta ay ka qadan lahayeen dorashayoonka soo socda iyo sidii xisbiga loo dardar galin laha…
