Cunida Kaluunka oo ka saro martay ta Hilbka

    New York June 14,2013(SDN)-Warbixin ay maanta soo saartay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in Hilbka Kaluunku noqday soo saaridiisu mid ka tiro batay ka xoolaha Beriga. Waa markii u horeysay ee taariikhda dunidu ay arintani dhacdo,bacdamaa dunida si baaxad dhaaf ah looga cuno hilbka xoolaha. Xoolaha beriga ayaa ah qaar si baahsan loo dhaqdo loogana…

    Read More

      Booliska St Louise oo ka Warbixiyay nin Soomaali ah oo Magaaladaa dad ku laayay

      ST. LOUIS June 14,2013(SDN)-Booliska magaalada StLouise ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in nin Soomaali ah uu ka danbeeyay dilal toogasho ah oo magaaladaasi maanta ka dhacay Axmed Dirir ayaa muuqaal laga daawaday kiyoo la doodaya shaqaalaha xarun adeeg caafimaad looga fidiyo dadka da’ada ah ee aqaladooda lagu booqdo. Dirir ayaa Videoga ka soo muuqanaya kiyoo…

      Read More

        Wariye caan ku ahaa isku soo dhaweynta Bulshooyinka Somaliland iyo Soomaaliya oo Maanta Muqdisho ku Geeriyoday

        Muqdisho June 14,2013(SDN)-Waxa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u Naxariistee wariye Xasan Ismaciil Kuuriya oo ka hawlgeli jiray Shebekada Hadhwanaag iyo Iddaacada Golis ee magaalada Toronto. Xasan Kuuriya ayaa mudaba waxa uu waraka isku soo dhaweynaya Somaliland iyo Soomaaliya u soo gudbinayay Akhirteyaasha xiiseeyay wararka Soomaalida. Xasan Ismaciil Kuuriya ayaa maanta oo Jimce ah…

        Read More

          Xukuumada Itoobiya oo ka baxday Heshiiskii Niilka,Cadaysayna inay ka Faa’iidaysanayso Khayraadka ay u Ooman yihiin Dadkeedu

          Addis Ababa 14.June (SDN) Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka baxday heshiis la saxiixay waqtigii gumaysiga oo xaqa ugu badan ee adeegsiga biyaha webiga Niilka siinayo Sudan iyo Masar. Dowladda Itoobiya waxay ku doodaysaa in heshiiskan, oo la kala Saxeexday 1929-kii, uu waqtigiisu dhammaaday,Dowladda Masar ayaa sheegtay inay si weyn uga soo horjeedda tallabadan ay…

          Read More

            Dawlada Hoose oo Hawl gal ka fulisay Degmada Axmed Dhagax iyo Xildhibaan Dogox oo fariin u diray Bulshada Degmadaas

            Hargaysa 14.June (SDN) Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa hawl gal balaadhan oo ku Wajahan banaynta wadooyinka Waxay Maanta ka fulisay Degmada Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa . Hawlgalkan oo  ay dawlada Hoose ka fulisay qaybo ka mid ah Degmada Axmed Dhagax waxaana Hawl galkaas hor kacayay Gudoomiyaha Degmadaas Mawliid Kayse iyo Xildhibaan Saleebaan Daahir…

            Read More

              Kenya, Somalia in Dispute over Violent Port City

                Mogadishu, June 14, 2013 (SDN)- The al-Qaida-linked militants who once controlled the southern port city of Kismayo are gone, but a fight for control of the city has broken out and at least 10 people have been killed in the recent violence. Kismayo is home to a contingent of militiamen and warlords, and five…

              Read More

                Faahfaahin Waxyabahii ay isku mari wayeen Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Soomaaliya iyo Maamulka somaliland

                Hargeysa June 14,2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay gaashaanka ku dhufatay in Hargeysa laga furo xafiiska siyaasadda qarramadda midoobay ee UNSOM oo ay ku dooday inuu ka hor imanayo madax-banaanida qaranimadda Somaliland. Xukuumadda Somaliland waxay caawa sidaasi u sheegtay ergayga Xoghayaha guud ee qarrammadda midoobay u qaabilsan Somalia ee cusub Mr. Nicholas Kay, oo…

                Read More

                  Security Council Press Statement on Somalia

                    On Thursday, 13 June, the Security Council received a briefing from Assistant Secretary-General Tayé-Brook Zerihoun on the situation in the Juba regions of Somalia. Members of the Security Council expressed their concern at the deterioration in the security situation in the Juba regions, particularly in Kismayo, and at the resulting impact on the civilian…

                  Read More

                    Xildhibaano Warbixin ay Soo Saareen Ku Muujiyay In Caleemo Saarkii Madaxweynayaasha Juba Land ay ahaayeen Kuwo Khilaafsan Distoorka

                    Nayrobi 14.June (SDN)  Koox xildhibaano ah oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi kusoo bandhigey warbixin ay ka diyaariyeen goboladda Jubbooyinka iyo Gedo kadib markii magaalada Kismaayo ay ku tageen iyagoo wafti xaqiiqo raadin ah. Xildhibaanada warbixinta soo bandhigey ayaa kala ah Xildhibaan Maxamuud Guure, Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil, Xildhibaan Carab Ciise, Xildhibaan C/laahi…

                    Read More

                      Gebilay iyo Fal Celinta Go’aankii Xukuumada ee Qaadacaada Xafiiska UNSOM {DAAWO}

                      Gebilay 14.June (SDN) Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa Maalintii Shalay Waxay Si Cad u Shaacisay inaanay Ogolaanayn in Somaliland laga Furo Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay ee lagu Magacaabo UNSOM,Kaas oo ay Dawladu ku Sababaysay inay Go’aankan u qaadatay inuu Xafiiskaasi  ka Turjumayo Madax banaanida Qarankan. Waxa ay Xukuumadu ku…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Xog Waran naga siiyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee beri furmaya {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 14.June (SDN) Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa ku booriyay Guud ahaan ardayda Maalinta Beri oo Sabti ah u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyada Sare inay ilaaliyaan Habsami u socodka Imtixaanaadka isla markaana ku kalsoonaadaan aqoontii ay barteen. Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka…

                        Read More

                        Chicago Blackhawks Iyo Boston Burins Yaa u Kala Dabqaadaya?(Stanley Cup Final 2013) By Jaahuur).

                        Chicago-June-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaaiyo Mareykanka iyo koobkii Stanley Cup (FINAL) oo ay madaxa iskula jiraan Chicago Blackhawks iyo Boston Burins. Haddaba koobkan Stanley Cup ee Hokida(HOCKEY) oo aad looga qadariyo Waqooyiga Ameerika ayaa alaaba lagu ciyaaraa Kanada iyo Ameerika,laakiin waxaana meesha ka maqneyn ciyaartooya kale ee ka ciyaara qaaradahaha kale kala gadisan. Saaxiibayaal…

                        Read More