Faafin ku saabsan dhaqaalihi ka soo baxey xafladii 18 May oo bil ku dhawaad la joogo oo aan la heyn ilaa hada Iyo Emailadii ay is waydarsadeen Ssuk iyo Wakilka Somaliland oo la soo bandhigay

    London 12Jun13(SDN)  Anooga ah gudigii diyaarisay, abaabushay, isla markaana lahayd fikirkii xafladii 18 may 2013 ee lagu qabtay magaalada London. Waxaanu doonaynaa inaan ka haldalno arin yaab iyo ama kaag nagu noqotay. Gudidayadu waxaanu ahayn dhalinyaro wax ku baratay kuuna soo kortay dalka Ingiriiska habase ahaatee og halka ay leeyihiin inay tahay Somaliland. Waxaanu jeclaysanay…

    Read More

      Somaliland: WADDANI Opposition Party Criticizes Government Over Closure of HUBAAL Newspaper

      Hargeisa, June 12 2013 (SDN) –Somaliland’s government has been criticized for its suppression of the media, after leading newspaper HUBAAL and its English sister publication were shut down Tuesday by the police. Somaliland’s WADDANI opposition party on today expressed their concerns over the closures. Opposition WADDANI Party information secretary Mohamed Hassan Dirir said today during…

      Read More

        Toos u {DHAGAYSO} Ciyaarta Xulalka Gobolada Gebilay Vs Sool,iyo Awdal oo Guratay Dhibcihii Togdheer

        Hargaysa 12.June (SDN) Xulalka Gobolada Gebilay iyo Sool oo ku Wada Jira Group-ka C ayaa Maanta Wada Yeelanaya Tartanka Is reeb Reebka Gobolada Somaliland . Xulka Gobolka Awdal ayaa Gurtay Dhibcihii Xulkii Xabsiga loo taxaabay ee Gobolka Togdheer, Halkan ka Dhagayso Tebinta Tooska ah iyo Codka Faseexa ah ee Idiinka Imanaya Garoonka Hargaysa Stadium iyadoo…

        Read More

          Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Talaabadii Xukuumadu ku Xayirtay Wargayska Hubaal

          Hargaysa 12.June (SDN)     Xoghayaha warfaafinta ee Xisbiga Waddani Maxamed Xasan Dirir oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay xisbi ahaan ay ka xun yihiin tallaabada lagu xayiray Wargeyska, iyadda oo buu yidhi aan waxba laga qabanin weerarkii isku dayga dil ahaa ee lagu qaaday isla-markaana lagu dhaawacay Mulkiilaha Wargeyskaasi Maxamed Caloolay. Maxamed…

          Read More

            Somalia: Strengthen Human Rights Law

            Nairobi, June 12 2013 (SDN) –The Somali parliament should revise the draft law establishing a national human rights commission to ensure a robust, independent body with a broad mandate and enforcement powers, Human Rights Watch said in a report released today. Parliament should hold public hearings on the draft law and consult widely with civil society…

            Read More

              “Dhoodaan tusaaluu ahaa dhaqan ku jeeraaye” Gabay Baroor diiq ah Abwaan Yuusuf Shaacir

              Hargaysa 12.June (SDN) Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Yuusuf-Shaacir) oo ka mida Suugaanyahanada sida weyn looga tix-galiyo gayiga Somalida ayaa tiriyey Gabay cusub oo uu ugu baroor-diiqayo Abwaankii caanka ahaa ee C/laahi Macalin Axmed (Dhoodaan) oo 26/04/2013 ku geeriyooday magaalada Harar ee dalka Itoobiya. Gabaygan baroor-diiqda ah ayuu Abwaan Yuusuf-Shaacir ku iftiiminayaa kaalintii qiimayha badnayd ee…

              Read More

                RRU Police Unit Terrorising Civilian Homes In Hargeisa

                The citizens of Hargeisa had been witnessing this year the constant terror-operations of RRU which is a clear violation of human rights as well as the pure negligence of not respecting citizen´s civic rights by breaking into civilians homes and destroying all the goods in it by undertaking operations which always ends with no results,…

                Read More

                  Cudurka Dabasha oo Somalia iyo Yemen laga helay iyo Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland oo ka hadashay

                  Hargaysa 12.June (SDN) Wasiirka wasaarada Caafimaadka Xuseen maxamuud Maxamed-Xuseen Xoog- ayaa ugu baaqay shacabka Somaaliland inay  Feejignaan  ka qaataan Cudurka dabaysha oo  inagu soo dhowaaday lagana  helay dalalka  aynu Jaarka nahay qaarkood oo ah Somaliya, Yeman. Wasiirka caafimaadka Mudane Xuseen Xoog, waxa uu sheegay in cudurka dabaysha uu awalba dunida jiray hase ahaatee  wuu inaga…

                  Read More

                    Ciyaaraha (Gobolada) Qabyaalada Somaliland ee sanadkan iyo Cawaaqib Xumadooda

                    Hargeysa June 12,2013(SDN)-Waxa Magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland bishan June labadeedii laga furay ciyaarihii Gobolada dalka oo mudo dib u dhac ku yimi awgood bilo ka dib la qabtay. Ciyaaraha oo sanadkani ay ka qeybgaleen gobolada Maroodijeex, Awdal, Gabiley, Hawd, Buuhoodle, Sool. Sanaag, Badhan, Saraar, Tog-dheer, Saaxil, Salal iyo Daad-madheedh ayaa lahaa xiiso gaar…

                    Read More

                      Wasiirada Maaliyada iyo Warfaafinta oo qado Sharaf u ameeyay Ciyaartooyda Gobolka ay ka soo Jeedaan ee Gabiley

                      Hargaysa June 12,2013 (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada iyo Warfaafinta ayaa Qado Sharaf ugu sameeyay Huteelka Maansoor Xulka Gobolka Gebilay u matalaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland. Hadhiimo Sharafeedkaas waxaa ka qaybgalay Xildhibaano  ka socday Golayaasha Qaranka iyo Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo Mid Degmo ee Gebilay. Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo Xafladaas…

                      Read More

                        Wasaarada Caafimaadka iyo Haya’daha wadashaqeyntu ka dhexeyso oo kulan Hargeysa isgu yimi

                        Hargaysa 12.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamud Maxamed Xuseen Xoog ayaa  soo gabo gabeeyay Kulan ay saddexdii biloodba mar isugu yimaadaan wasaarada caafimaadka iyo hay’adaha  shaqo wadaagta ay leeyihiin oo ka Socday Huteel  Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka oo Madashaasi ka hadlay ayaa tilmaamay ahmiyada uu kulankani leeyahay…

                        Read More

                          Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo Inta Lexajeclada ka heyso Dalka wadatashi ugu Baaqay

                          Hargeysa June 12,2013(SDN)-Maadaxweyne ku-xigeenkii hore ee Jamhuuriyada Somaliland isla markaana ahaa Guddoomiyihii Ururkii Xaqsoor ayaa maanta si adag uga hadlay Xayiraadii lagu soo rogay Jariirada Hubaal. Md Xasan Ciise Jaamac ayaa qoraal uu maanta ka soo saaray Mgaalada Hargeysa waxa uu si adag ugu canbaareeyay habdhaqanka Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Qoraalka Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee…

                          Read More

                            DAAWO:Suldaan Deeqoow Macalin”Axmed Madoobe Soomaaliya waxa uu u horseedayaa Gumeysi”

                            Wajeer June 12,2013(SDN)-Hogaamiyihii ururkii xoreynta NFD Suldaan Deeqoow Macalin Sanbuul ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal Soomaali badani ka xumaatay oo ka soo yeeray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kiinya oo uu ku sheegay in ciidamadoodu aaney ka soo bixi doonin ebid Soomaaliya. Xildhibaan Aadan Bare Ducaale ayaa sheegay in Jubaland ay kiinya u tahay “sarsar”….

                            Read More

                              DHEGEYSO Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Sheegay Raga oo is-guursada ay tahay Ilbaxnimo

                              Muqdisho June 12,2013(SDN)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo la yidhaahdo Daahir Amiin Jeesoow ayaa yiri waa ilbaxnimo raga loo  in ay isguursadaan,Dumarkuna sidoo kale. Hadalkan ayaa yimi mar uu xildhibaanku uu hanbalyeynayay goaan uu Baarlamanaka Ugaandha kusharciyeeyay dadka isku jinsiga ahi is-guursadaan. Xildhibaanka ayaa warkaas Soomaalidu aadka uga naxday ku difaacay in ay tahay Dimuqraadiyad.

                              Read More

                                Beesha Ciidagale Wayne Oo Noqday Beeshii Ugu Horeysay Ee Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Xulka Kubadda Cagta Ee Gobolka Awdal Balan Qaday Hadii Xulka Badiyo Diyarad ku Galbin Donaan Hargaysa ilaa Borama (Sawiro)

                                Hargaysa 12Jun13 (SDN) Hadhimo sharafeed loo sameeyay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka  AWDAL, Hadhimo sharafeedkaas oo ay soo qaban-qaabiyeen Gudiga Beesha Ciidagale , taas oo ka qabsoontay Star Hotel  ee magaalada Hargeisa. Waxa kasoo qaybgalay gudiga Beesha Ciidagale, Lataliyaha madaxwaynaha ee arimaha doorashooyinka iyo gudiga golaha deegaanka ee gobolka awdal. Munaasibadaas hadhimo sharafeedka ah oo…

                                Read More