“Mar hadii hubkii loo fasaxay inaguna waa inaynu hub iib sano oo ardayda jaamacadaha wayday military la qoro” Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

    Hargaysa 06.April (SDN)   Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. Munaasibadaas oo ay ka qayb galeen Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan waxaa ka mid ahaa Shakhsiyaadkii ka hadlay Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ahaa…

    Read More

      Madaxwaynaha Somaliya Oo Ballan-qaaday Inay Fulinayaan Qodobo Caddaalada Lagu Sugayo Oo Ka Soo Baxay Shirkii Dib U Habaynta Garsoorta

      Muqdisho April 6,2013 (SDN) Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dawladdu fulin doonto qodobadii ka soo baxay shirwaynihii dib u habaynta garsoorka ee toddobaadka ka socday Magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu sheegay in qodobada ka soo baxay shirkaasi ay yihiin kuwo wax badan ka taraya Caddaalada dalka…

      Read More

        DAAWO SAWIRADA: Canug 26-Asbuuc ku dhashay Mucjiso

        April 06 2013SDN–Mucjso lala yaabay taasoo ah Cunug uurka ku jiray 26 Asbuuc ugu danbeyna la dhalay kaasoo culeyskiisu lamid yahay Kartonka yar ee Sokorta. Cunugani oo dhashay Sedex Bilood iyo maalmo ayeey Dhaqaatiirku ku korinayaan Xanaaneeyaha Caruurta Mujuqa ah iyagoona sheegay in uu yahay mid mucjiso ah aanan weli loo arag. Aragtida Cunugani oo…

        Read More

          Xisbiga Wadani oo Mar kale ku Celiyay inay diidan yihiin Wada hadalada Turkigu Marti galinayo waa maxay Sababtu {DHAGAYSO}

          Hargaysa 06.April (SDN) Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada isla markaana ah Afhayeenka Xisbiga Wadani ayaa Cadeeyay in Xisbi ahaan ay taageersan yihiin Wada hadal dhex mara Somaliland oo dhinac ah iyo Somalia oo Geesta kale ah waxaase uu Iftiimiyay In Xisbi ahaan aanay marnaba Ogolayn in dawlada Turkigu ay…

          Read More

            R/wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay Munaasabad lagu shaacinaay Hay’ad loogu Magacdaray Meles Zanawi

            Addis Ababa April 06 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furiyay Hay’ad cusub oo loogu Magac daray Ra’iisul wasaarihii geeriyooday ee dalka Ethiopia Melez Zanawi. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax ayaa halkaasi qudbad ka jeediyay waxaana uu kaga faalooday waxqabadkii Meles intii uu hayay talad dalkaasi…

            Read More

              Baarlamaanka Soomaaliya Oo Guddoonka sare ka dalbaday in la horkeeno Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Maaliyada (Sawirro)

              Muqdisho April 06 2013 (SDN)— Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waqti uqabtay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ku horyimaado wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya iyo wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku dalbadeen in la horkeeno Wasiirka arimaha gudaha iyo sidoo kale Wasiirka maaliyada. Xildhibaanada Baarlamaanka…

              Read More

                DAAWO SAWIRADA: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Addis Ababa

                Addis Ababa April 06 2013 (SDN)– Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo muddo labo cisho ah ay booqasho ku joogeen. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkan ku wehliya Marwo Xildhibaan Caasha…

                Read More

                  Qarax khasaaro geystay oo Ciidamada dowladda lagula eegtay degmada AfgooyeAfgooye

                  April 06 2013 (SDN)— Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qarax khasaare geestay lagula eegtay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose,xilli ay ku howlanaayeen qaadista canshuuro. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ciidamada dowladda Soomaaliya lagula eegtay bartamaha suuqa Afgooye,halkaaasi oo dukaamo ku yaala maalin waliba ay ka qaadaan canshuuro. Qof kamid ah dadka…

                  Read More

                    Britain oo Muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Muqdisho, Soomaaliya

                    London April 06 2013 (SDN)— War ka soo baxay xafiiska wasaarada arimaha dibada dalka Britain ayaa digniin loogu jeediyay Muwaadiniinta dalkaasi inay u soo safraan Soomaaliya,iyadoo wasaarada rumeysan tahay in Soomaaliya ay ku sii badanayaan weerarada argagaxa oo laga yaabo in dhibaato ka soo gaarto Muwaadiniinta Ingiriiska,sida dowlada ay sheegtay.  Muwaadin British kasta oo ku…

                    Read More

                      Wada hadaladiii u dhexeeyay Ahlu Sunna iyo dowladda Soomaaliya Oo Bilaabanaya

                      Muqdisho April 06 2013 (SDN)— Ururka Ahlusuna ayaa sheegay inay bilaabayaan wadahadalka Dowladda Soomaaliya iyo Ahlusuna udhaxeeyay ee horay usocday. Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir Guddoomiyaha Golaha talada ee Ururka Ahlusuna oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Ahlusunada Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ay halkeedii kasii ambaqaadi doonto wadahadalkii udhaxeeyay Dowladda iyo Ururkaasi. Heshiiskii…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladiisu ay Dhaqaalo daro heysato

                        Muqdisho April 06 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladiisa ay haysato dhaqaalo xumo sanadkaan keydka Dowladda ay haysatana uusan sidaasi ubadneyn. Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ukeydsan ayaa wuxuu ku sheegay inay gaareyso 114 Milyan oo doolarka Mareykanka ah taasi oo muujinaysa dhaqaalaha Dowladda haysato inuusan aheyn mid buuran oo dhaqaalo la’aan…

                        Read More

                          Al Shabaab oo u dhacday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya,qoraalo xasaasiyana ka qaadatay

                          Muqdisho April 06,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamda dawlada Soomaaliya iyo kuwa nabada ee Afrika ayaa dhawaan si farsameysan ugu dhacay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya. Shabaabka ayaa la sheegay in ay bartilmaansadeen xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh oo ay kala baxeen qoraalo sir ahaa. Sidaa waxa dhawaan daabacday jariirad la yidhaahdo la socodka amniga gacanka…

                          Read More

                            Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Addis ababa

                            Addis ababa, April 6, 2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo muddo labo cisho ah ay booqasho ku joogeen. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkan ku wehliya Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi,…

                            Read More

                              Appraising the speeches alleged by Muse Bixi and Ismail Adan during amalgamation event between Kulmiya and Dalsan held in Hargeisa few weeks back‏‏‏

                              Recently an event was held in Hargeisa few weeks back regarding the amalgamation of two parties (Kulmiya and Dalsan), which the leading speakers were Muse Bixi and Ismail Adan. Most Somalilanders have not pleased the manner in which, these two party officials have spoken. Few examples taken from their speeches are detailed below. Said Muse…

                              Read More