Mucjisada hababka Maandooriyaha looga talaabiyo Xadka Mexico la wadaagto Mareykanka
Mexico Mar 01,2013(SDN)-Ganacsatada Maandooriyeyaasha kala duwan ayaa isku daya habab mucjiso ah oo kolba ay Mareykanka ku geliyaan Maandooriyeyyasha. Qolada Maandooriyaha u iib geeya dalka Mareykanka ee ka soo geliya Mexico ayaa hore isugu dayay in ay hogag ka qodaan xadka si ay u talaabiyaab Drugska,halka ay gawaari,Doonyo iyo dadba u isticmaaleen. Iminkase waxa ay…
