Maayar ku Xigeenka Hargaysa oo deeq xoolo ah gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka iyo Xildhibaano beeniyay Khilaaf ka jira Golaha Deegaanka Caasimada

    Hargaysa 16.Feb (SDN)   Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ayaa maanta deeq Xoolo ah gaadhsiiyay Qaybta Xanuunada Maskaxda  ee Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa . Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Caasimada C.casiis Maxamed Xaashi ayaa ka waramay deeqdan xoolaha ah ee ay ugu talo galeen bukaanka ku jira Cisbitaalka Waalida oo uu…

    Read More

      Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Sheegay inuu Marxalad gabo gabo ah Marayo dib u dhiska Madaarka Caasimada

      Hargaysa 16.Feb (SDN) Wasiirka Wasaaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland  MD  Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta ka warbixiyey  halka uu marayo Mashruuca dib u dhiska Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal International Airport ee magaalada haragysa kana Hadlay dacaayado ay masuuliyiin mucaarid ahi ku tiraabeen . Wasiirka oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa Isla Markaana uu ku…

      Read More

        Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex oo Hadhiimo Sharafeed loogu sameeyay Hargaysa

        Hargaysa 16.Feb (SDN)  Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi-Jeex  Maxamed Maxamuud Jeeniyare Oo maanta qado sharaf soo dhawayn ah loogu qabtay hotel star ee Magaalada Hargaysa. Munaasibada balaadhan oo lagu soo dhawayanay badhasaabka cusub ee Gobolka maroodijeex md Maxamed Maxamuud Jeeniyare ayaa lagu qabtay hotel star ee Magaalada Hargasya. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen…

        Read More

          Madal lagu daahfurayay Akaademiga Horumarka dhalinyarada oo lagu qabtay hargaysa

          Hargaysa 16.Feb (SDN)   Daahfurka Akademiyada Horumarinta Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa lagaga dhawaaqay xaflad lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Munaasabad balaadhan oo ka dhacday Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa ayna ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid ahaayeen wasiirada wasaaraddaha Maaliyadda, Madaxtooyada iyo Ciyaaraha, xildhibaano ka tirsan golayaasha baarlamaaka iyo…

          Read More

            Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland oo Golaha Guurtida Siiyay Warbixin ku saabsan nabada dalka

              Hargaysa 16.Feb (SDN) Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland,ayaa Fadhigoodii Maanta oo uu shirgudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad  ee Golaha Guurtida Sheekh Axmed Sheekh Nuux Fure,waxa Mudanayaashu ay  Warbixin kaga Dhegaysteen Wasiirka  Wasaarada Arimaha Gudaha Md.Maxamed Nuur Caraale oo uu Waheliyay Taliyaha Laanta Socdaalka ee somaliland. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa mudanayaasha warbixinka siiyaya xaaladda nabadgalyada…

            Read More

              Ra’iisul wasaaraha oo balanqaad Lacageed u sameeyay cidii keentaa xogaha ku aadan Dilalka Wariyayaasha

              Muqdisho Feb 16 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta kulan wuxuu la qaatay agaasimayaasha warbaahinta dalka Soomaaliya kaasi oo ka dhacay xafiiskiisa. Kulanka oo ahaa mid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku xog wareysanaye agaasimayaasha warbaahinta ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya halkaasi wuxuu ka jeediyay balan qaad wanaagsan.Ugu horeyn Wasiirka Warfaafinta…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya oo Umada Soomaaliyeed uga tacsiyadeeday dilkii Sheekh Gacamey

                  Muqdisho Feb 16 2013 (SDN)– War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dilkii loo geestay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo shalay kooxo hubaysan ay Garoowe masaajid dhexdiisa ku dileen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ku tilmaamay dilkii loo geystay Sh. Cabdulqaadir Nuur…

                Read More

                  Dowladda Ethiopia oo heshay diyaarado Drone ah oo lagula dagaalo Al Qaacidda

                  Addis Ababa Feb 16 2013 (SDN)– Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda dalka Sudan,dowlada Itoobiya ayaa iminka dooneysa inay kordhiso dagaalada ay kula jirto dagaalyahanada Al-shabaab ee xariirka la leh Al-Qaa’ida iyo waliba dagaalyahano kale oo ka jira wadamada Africa. Saraakiisha oo magacyadooda…

                  Read More

                    Al Shabaab oo isaga baxy deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

                    Baladweyne Feb 16 2013 (SDN)— Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Shabaab ay isaga baxeen qeybo katirsan gobolkaas.  Dad kusugan degmada Maxaas ayaa soo sheegaya in ciidamadii Shabaab ay isaga baxeen magaaladaas iyo qeybo kale oo katirsan gobolka Hiiraan.  Gudoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane…

                    Read More

                      Madaxweyne Faroole oo ku eedeeyay dilkii shalay ka dhacay Garoowe Al Shabaab

                      Garoowe Feb 16 2013 (SDN)– Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay dilkii shalay Magaalada Garoowe loogu geestay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey oo ahaa sheikh caan ah. Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay in dilka Sheekha ay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab sida uu sheegay oo deeganada maamulka Puntland muddooyinkaan dambe dadka ku…

                      Read More

                        Somalia ‘execution’ of Kenyan soldier unproven

                        NAIROBI, Kenya, Feb 15 – Kenya said on Friday it had not confirmed the reported execution of its soldier by Al Shabaab militants in Somalia, but hastened to condemn the “barbaric act if indeed it has happened.” “We have heard of those reports, but we have not formally confirmed them,” Military Spokesman Cyrus Oguna told…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Xamarje oo Maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco

                          Burco 15.Feb  (SDN)  Gudomiyaha Cusub Ee Gobalka Togdheer  Axmed Cumar  X- C/laahi ( Xamarji),ayaa Maanta gaadhay Magaalada Burco , tan iyo Wixii ka danbeeyay Markii uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay dhawaan  Xilkii Maamulka Gobolkaas . Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Waxaa duleedka Magaaladdaasi kaga hortagay dadweyne Tiro badan oo Caleemo qoyan iyo dareen farxadeed ku…

                          Read More

                            Shir Hawleed lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Hargaysa

                              Hargaysa 15.Feb (SDN) Shir hawleed ku Saabsan maamul wanaaga oo ay ka qayb qaadanayeen Xubno ka kala socday Golayaasha deegaanka Gobolada dalka ayaa lagu soo gabo gabeeyay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa . Xidhitaankii Kulan hawleedkaas waxaa ugu horayn ka hadashay Agaasimaha Dalada Negaad Nafiisa Yuusuf Axmed oo uga mahadcelisay Xildhibaanda kulan hawleedkaas ka…

                            Read More