Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Si rasmi ah Maanta u gudo galay Xal u helida Xaalada Degmada Saylac

    Hargaysa,15Jan.( SDN) Wasiirka Arimaha gudaha JSL Mudane maxamed nuur caraale duur ayaa maanta guda galay xalinta khilaafka ka dhashay doorashadii golaha deegaanka  ee degmada  Saylac,oo uu Socdaal Shaqo ku jooga isaga iyo Wefti uu hogaaminayo.  Wasiirka arrimaha Gudaha oo uu weheliyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Dhinaca Doorashaooyinka iyo axsaabta qaranka Maxamed Muuse Abees Mas’uuliyiin kale waxay kulan…

    Read More

      Dadkii ugu badanaa oo maanta lagu soo qabtay howlgalo Ciidamada dowlada ay ka sameeyeen Muqdisho

      Muqdisho Jan 15 2013 (SDN)— Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgalo kala duwan waxa ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.  Howlgalka oo ahaa mid culus islamarkaana ay fulinayeen ciidamada Nabadsugida Milateriga iyo sidoo kale Booliiska ayaa waxaa lagu soo qab qabtay dad tiradooda ay gaarayso 1,714 oo intii uu…

      Read More

        Maamulka gobolka Hiiiran oo Ciidamo boolis ah geyay degmo iyo deegaano hoostaga gobolkaasi

        Baladweyne Jan 15 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay in Ciidamo boolis ah oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lageeyay degmooyin iyo deegaano katirsan gobolkaasi. Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Ciidamada booliska ah lageeyay deegaanada Beergadii, Jawiil iyo degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Ciidamadan booliska ah ee la geeyay…

        Read More

          Mid ka mida Askartii Faransiiska ee weeraray Buulomareer oo u geeriyooday dhawwac soo gaaray

          Muqdisho Jan 15,2012(SDN)-Mid ka madi askartii Faransiiska ee weeraray xero shabaabku ka hayeen sarkaal ka mida sirdoonka Faransiiska ayaa dhaawac soo gaaray awgii u dhintay. Sidaana waxa saxaafada u sheegay kooxda Al Shabaab oo sawirada meydka ninkan ku baahiyay barta Internetka ee Twitter. Sadex sawir oo Shababku baahiyeen ayaa waxa ka muuqda meydka askari ka…

          Read More

            CaliDheere: Faransiiska waxa uu isku qalday Burcad badeeda iyo Al Shabaab dagaalkii Buulo Mareer

            Muqdisho Jan 15 2013 (SDN)- Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in dowladda Faransiiska ay ku fashilantay weerarkii ay ku soo qaaday deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose. Cali Maxmuud Raage ayaa tilmaamay in Faransiiska uu isku qaldayo Burcad badeeda iyo Shabaab, waxana…

            Read More

              Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Somaliya oo gaaray Magaalada Washingtonee dalka Maraykanka

              WashingtonJan 15 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray MagaaladaWashingtonee Caasimada dalka Maraykanka.  Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa gaaray MagaaladaWashingtonee caasimada Maraykanka halkaasi oo qorshuhu yahay in uu kula kulmo madaxda Maraykanka.  Madaxweynaha Soomaaliya oo ay wafdigiisa ka midyihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo la taliyayaal ayaa gaaray halkaasi,…

              Read More

                Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgalo balaaran kawada xaafada ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir

                Muqdisho Jan 15 2013 (SDN)- Howlgallo balaaran ayaa saakay waxa ay ka soconayaan qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Howlgalada oo hada soconaya ayaa waxa xoogooda ay ka soconayaa degmooyin ay kamid tahay Wadajir waxaana lagu soo waramayaa in dhalinyaro badan lagu qab qabtay howlgalkaani. Waxaa howlgalka si wada jir ah u fulinaya…

                Read More

                Cristiano Ronaldo Ma Ka Haajiri Doonaa Real Madrid? (By Jaahuur)

                Real Madrid-Jan-14-2013-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bildhaamineynaa xiddiga reer Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ma ka ruqaansan doonaa Madrid? Xiddigan oo u ciyaari jirey Man United dhiilna la galay Bernabeu ayaa kontragkiisii(CONTRACT) ku egyahay 2015,laakiin wuxuu afkiisu ka xaday inuu ka haajiri doono isbaanashka. Waan dhawri doona inaan ka baxo kontrageyga(Contract) taana la iskuma hayo,sidaana…

                Read More

                  Ururka Xaqsoor ee Uk oo soo dhawayn Balaran u sameyey Fanaanka Cabdirashiid Cali Xamari oo soo Gadhay London

                  London 15 Jan 13 (SDN) Tageerayasha urur siyaasadeedka Xaqsoor ee uk ayaa waxay soo dhawayn balaran u sameyeen fanaanka Cabdirashiid Cali Xamari oo boqasha gaban ku jooga caasimada wadankan London ,Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xaqsoor Marwo Rooda Cusmaan Mustawi oo u waramaysa qurbejoog.com ayaa waxay u shegtay in soo dhawayntan uu mutastay Fanaanku markii u ka…

                  Read More

                    fanaanka aad looga daba dhacay qaadiro jacayl oo habeenki xalay ahaa show aad weyn ka dhigay caasimada dalka ugandha+yo showga oo marlaabaad laga codsaday inuu ku soo celiyo

                    (KampalaSDN) habeenki xalay ahaa aa waxa caasimada dalka ugandha show aad uu weyn ku qabtay fanaanka weyn ee qaadiro jacayl oo ay ku wehelinayan fananinta rer kampala ,hadabo fanaanka weyn qaadiro jacayl ayaa waxa uu halka ku soo ban dhigay qaab masraxeed aad uu heer sareeya iyo heeso aad uu macaan oo ay aad ugu…

                    Read More

                      Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo ka meermeeray sababta dhabta ah ee Ciyaarihii Gobolada dalka Dib ugu dheceen(DHAGEYSO)

                      Hargeysa Jan 14,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Somaliland Md Cali Siciid Reygal ayaa maanta ka hadaly dib u dhac aan hore loo shaacin oo ku yimi ciyaarihii gobolada dalka Somaliland. HALKAN KA DHEGEYSO OO KA BOGO HADALKA WASIIR RAYGAL [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/raygal.mp3″]   SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

                      Read More

                      Atlanta Falcons oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Seattle Hawks (By Jaahuur)

                      Atlanta-Jan-14-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormqdeena ciyaaraha waxaynu maanta tageyna xagaaiyo Mareykanka iyo (NFC) oo xaley foodda isla galeen Atalnta Falcons iyo Seattle Hawks. Ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka (NFL) American Football League  ayaa runtii ahayd ciyaar aad u xiissa badneyd oo la wada sugayey kana mid ahayd (play Off). Asxaabtay ciyaartan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad…

                      Read More

                        Al Shabaab oo soo bandhigay Maydka Askari Faransiis ah oo ku geeriyooday weerarkii Buulo Mareer (SAWIRRO)

                        Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)— Ururka Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay geerida Sarkaal ka tirsan ciidamada Meliteriga Faransiiska sida ay ku xaqiijiyeen Boggooda Twitterka.  Bayaan Al-shabaab ay soo saareen ayaa waxaa lagu cadeeyay in Sarkaalka uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii Ciidamada gaarka ee faransiiska ay kula galeen Al-shabaab degmada Buula- Mareer ee Gobolka…

                        Read More

                          Shaqaale ka tirsan Wasaarada Maaliyada ee Somaliland oo Maanta u fadhiistay Imtixaankii Qiimaynta ahaa

                          Hargaysa 14.Jan(SDN) Hayadda Shaqaalaha dawladda ayaa maanta imtixaan Qiimayn ah , ka qaaday qaar ka mid shaqaalaha wasaaradda maaliyadda,kuwaasoo tiradoodu gaadhaysay 185 Hawl wadeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda oo Hadal dardaaran ah u jeediyay Shaqaalahan ka tirsan Wasaarada Maaliyada ee Imtixaanka qiimaynta ah u fadhiistay ayaa balanqaaday  in aanay kaalin ku lahayn diyaarinta iyo…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Saylac.

                            Hargaysa 14.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal. Waxaa wasiirka arrimaha Gudaha iyo Weftigiisa kaga hortagay duleedka magaalada Saylac Maamulka Gobolka,Ka degmada iyo Qaybaha Bulshada. Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Shacabka ku nool degmada Saylac waxa uu uga…

                            Read More