Home » 8:20 pm Entries posted on “March, 2014”

Hogaamiyii hore ee Pakistan Musharraf oo Maxakamadda Dalkaas ka soo Muuqday

31,mar.2014(SDN)-Maxkamad gaar ah oo qaabilsan qaadista dacwado ka dhan ah hoggaamiyihii hore ee milatariga Pakistan, General Pervez Musharraf, ayaa ku soo oogtey shan eedeymo oo la xidhiidha khiyaano qaran. Talaabadan ayaa u muuqata mid ugub ka ah dal milaterigu ay muddo badan ka talinayeen. Mr. Musharraf ayaa beeniyey eedeymaha loo soo jeediyey markii la hor […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gorfaynta Buuga Qaad iyo Qabyaalad

Waa buug yare ka kooban 100 xaashiyadood. waana dhigane qurxoon oo leh jeldi ay labada dhinac kaga xardhan yihiin midab buluug khafiif ah iyo waliba badhtanka oo ay kaga sawiran tahay caleenta geedka qaadka oo baxaysa; isla dusha jeldiga buugana waxa far waaweyn oo ishu qabanayso ku qoran qoraaga da’da yare ee buuga qoray IBRAAHIM […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax ka Dhacay Xaafada Isli oo ay u Geeriyoodeen Lix ruun iyo Toban Dhaawac ah

Nairobi 31.March 2014 (SDN)- Lix qof ayaa ku dhimatay, toban qofna way ku dhaawacantay laba qarax oo caawa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo ay si weyn u deggan tahay Soomaalida. Taliyaha booliska Kenya Benson Kibue ayaa sheegay in askartii ugu horreysay ee tagtay goobta ay wax ka dhaceen ay xaqiijiyeen in dukaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Kerry oo gaadhay Bariga dhexe

31,mar.2014(SDN)-Xog-hayaha arimaha dibadda ee Waddanka maraykanka Mr.John Kerry,ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Bariga dhexe.Diblumaasiyiinta ayaa ku sheegay Socdaalka Masuulkan sii amba qaadidad dadaaladii dhinaca Nabadda ee Falastin iyo Israil. Safarkan Kerry ku marayo mandaqada ,ayaa la sheegay inay qaadanayso mudo labo cisho ah,isaga oo inta uu joogo la kulmi doono Saraakiisha labadda dhinac ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweyne Haddaanu Xagla-toosiye Wasiir Kuu Ahayn Caddee’Wasiirka Caafimaadkana Waxaan Odhan Lahaa……….” Xisbiga Waddani Daawo Qurbejoog/Dhagayso

Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa Madaxweynaha Somaliland ka dalbaday inuu caddeeyo haddaanu Wasiir u ahayn Saleebaan Xaglo toosiye isla markaana Wasiirka Caafimaadka ula taliyay inuu xilka iska casilo mar haddii ay socon weyday waraaqdii uu  u qoray Dr Macaw. Hadaba halkan ka daawo shir jara,id oo Xisbigga mucaaridka ah ee Waddani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadeexado Hor leh oo ku Wajahan Sababta Dr Macow loogu diiday inuu Somaliland ka hawl galo oo la soo bandhigay ka Daawo Qurbejoog

Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Wakiilka Dr Macow ee Hargaysa Marwo Ibtisaam Maxamed Cali oo Maanta Xafiiskeeda ugu waramaysay qaar ka mid ah ayaa Soo Bandhigtay Fadeexado dul hoganaya Imaanshiyaha Dr Cali Macow kuwaas oo ay dabada ka riixayeen Xubno Mas’uuliyiin ah oo damacsanaa inay Iyagu dalka keenaan Dhakhtarkan.   Wakiilka Macow Waxaa kale oo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Punt land oo daahfuray Xarunta Wasaarada Distoorka iyo Arrimaha Federaalka

Garowe 31.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta daah furay wasaradda dastuurka,arrimaha fedaraalka iyo Dimoqraadiyeenta Puntland. Munaasibad wasaradaasi cusub lagu furayayna waxaa kasoo qayn galay Gaas ku xigeenkiisa inta badan wasiiradda,xildhibaano hay’addo caalamiya oo Puntland iyo guud ahaan Somalia taageera waxana lagu soo bandhigay shaqada wasarada. Ugu horayn wasiiradda wasaradda dastuurka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudi Golaha Guurtida ka Socotay oo Warantay Dilal ka Dhacay Gobolka Daad Madheedh

Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa maanta warbixin ka dhegaystay guddi dhawaan golahaasi  u saaray shaqaaqo ka dhacday Daadmadheedh oo agu dilay taliyihii Booliska degada Xaaji Saalax. Xildhibaan ku hadlaayey afka gudida loo diray shaqaaqada gobolka Daadmadheedh,ayaa sheegay inay soo afjareen dhacdadaas isla maraana ay ku guuleysteen inay nabad  ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha Daawo

Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade. Kulankan Waxaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Booliska iyo Qaranka Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan iyo Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale . Jabuuti […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan oo Kulamo Xasaasi ah la Yeeshay Maamulada lagaga dhawaaqay Baydhaba iyo Weriyihii HCTV ee Baydhaba oo Jidh Dil loo Gaystay

Baydhaba 31.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta la kulmay siyaasiyiin iyo odayaal ka kala socda maamullada dhawaan magaaladaas looga dhawaaqay. Kulanka waxaa sidoo kale qeyb ka ah wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. […]

Posted in Uncategorized | Read More »