Home » 10:43 pm Entries posted on “March, 2016”

Somaliland: President declares state of disaster in drought-stricken areas

President of Somaliland. Ahmed M. Silanyo  has declared a state of disaster in most rural parts of the country severely hit by a drought, with 70 percent of the population said to be in need of food aid, the government said in a statement late Thursday. Declaring a state of disaster allows international donors to raise […]

Posted in news in English | Read More »

Suicide bomber kills 10 at café in central Somalia

A suicide bomber blew himself up at a café in Galkayo town, killing at least 10 people in an attack claimed by Al Shabab group, officials said Thursday.  Nine other people were wounded in the explosion at the café near a popular hotel in the town in central Somalia. The attack happened after the bomber […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland Consulate in Djibouti up and running

DJIBOUTI— The head of Somaliland representative to Djibouti, Mohamed Warsame has rehabilitated the country’s diplomatic mission to Djibouti. The consular had one vehicle once his predecessor was in office but during Mohamed’s tenure that the consulate has 4 vehicles. Mr. Mohamed has done a tremendous job in elevating the consulate to a level on equal status […]

Posted in news in English | Read More »

Daawo:- Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Madaxweyne Siilaanyo U Jeediyay Shacabka

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland ayaa  khudbad muuqaal ah kasoo dhex diray madaxtooyada, isagoona khudbaddiisaas kaga hadlay arrimo badan, oo ay ka mid yihiin, abaaraha baahsan ee dalka ka jira iyo Hakinta diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Madaxweynuhu waxa kale oo uu shacabka Somaliland usoo jeediyay in Alle ay baryaan, si uu nicmadiisa innoogu shubo oo uu abaaraha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya: Abaaraha ka jira Gobollada dalka oo Lacag dheeraad ah loogu deeqay

Muqdisho, March 31, 2016 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo kamid yihiin abaaraha ka jira qeybo kamid ah gobollada dalka, Amniga iyo qodobo kale. Ugu horeyn, Golaha ayaa warbixin la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: 29 Ruux Oo Harraad Ugu Geeriyooday Deegaannada Jubbaland

Kismaayo (QJ/SDN) – Maamulka Jubbaland ayaa maanta sheegay in 29 qof ay oon iyo harraad ugu geeriyoodeen deegaanno ka tirsan gobollada Jubbada dhexe, Gedo iyo Jubbada Hoose. Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo la hadlay VOA ayaa sheegay in deegaanada ay dadkan ku dhinteen ay ka jiraan abaaro xooggan oo saameeyey dad iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Xaallada Dalku Xilligan Ku Sugan Yahay

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacbiga u jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu kusoo beegay, kagana hadlay Abaarta ba’an ee reebtay riiqda badan iyo Arrimaha la xidhiidha doorashooyinka horaanta 2017. Madaxweynuhu wuxu hadalkiisan ku sheegay inuu go’aamiyey in muddo bil ah diiwaangelinta codbixiyeyaasha la hakiyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Hakinta Diiwaan-gelinta iyo Khilaafka Xisbiga UCID

Hargeysa (QJ/SDN) – Suldaanka guud ee Beellaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi ayaa habeenkii xalay waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay xaalladda guud ee dalku ku jiro, gaar ahaanna arrimo ay ka mid yihiin dib u dhigista diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka, khilaafka siyaasadeed ee ka dhex qarxay mar kale xisbiga UCID […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Aqbalay Hakinta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa (QJ/SDN) – Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa aqbalay in dib loo dhigo  diiwaangelinta codbxiyeyaasha maadaama dalka ay ka jiraan abaaro baahsan oo sii xumaanaya. Haddaba halkan hoose ka daawo shir sharaa’id oo ay manta guddidu ku qabteen Hargeysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

Gaalkacyo (QJ/SDN) – Ugu yaraan lix ruux oo uu ku jiro mas’uul maamulka Puntland ka tirsanaa ayaa ku dhintay qarax Ismiidamin ah oo saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo dad ah. Qaraxan oo ahaa mid ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux waxyaabaha Qarxa isku soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »