Home » 11:29 am Entries posted on “March, 2016”

AKHRISO: Warqadda Uu Madaxweyne Siilaanyo Usoo Diray Golaha Wakiilada, Xisbiyada Qaranka iyo Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa warqad usoo diray Guddida Doorashooyinka, Golaha Wakiilada iyo xisbiyada qaranka, warqaddaasi oo ku aadaneed Hakinta diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Haddaba Halkan hoose ka akhriso Nuqul ka mid ah warqaddaasi oo ay heshay shabakadda Qurbejoog.Com

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Soomaaliya Oo Hubaynaysa Kalluumeysatadeeda Si Looga Hor-tago Kalluumeysiga Sharci Darrada Ah

Muqdisho (QJ/SDN) – Waxaa soo kordhaya qeyla dhaanta ku aadan maraakiib shisheeye oo kaluumeysi oo booba Kheyraadka badda ee Somalia. Guddoomiyaha hey’adda Cilmi baadhista badda Somalia Admiral Faarax Qare ayaa ka hadlay xaaladda badaha Somalia isagoo soo jeediyay talooyin uu sheegay in looga hortagi karo kalluumeysiga sharci darada. Faarax Qare oo shir jaraa’id ku qabtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xalay Kulan Yeeshay

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Kulankaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dalbaday, waxaana la sheegay inuu Madaxweynuhu;  guddoomiye Cirro ka codsaday inuu aqbalo dib u dhigista diiwaangelinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nuxurka Warqad Uu Madaxweyne Siilaanyo Shalay U Qoray Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (GM) – Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay warqad qoraal ah u gudbiyay guddiga doorashooyinka qaranka, taas oo uu kaga dalbaday inay hirgeliyeen dib u dhigista diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee bisha ah. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, Madaxweyne Silaanyo wuxuu guddiga doorashooyinka ugu horayn uga mahadceliyay sida ay uga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baadiri Nebi Sheegtay Oo Baastoolad Ciyaal Ku Qarxiyey Kongareeska Maraykanka

Washington (QJ/SDN) – Gelinkii hore ee Isniintii toddobaadkan ayaa mar keliya lagu war helay dhawaq rasaas ka baxaya gudaha xerada uu ku jiro golaha odayaasha Maraykanka ee Kongareeska loo yaqaanno, in kasta oo labada gole ee odayaasha iyo wakiilladu ay fasax ku jireen, dadka saacaddan joogayna ay tiro ahaan koobnaayeen, haddana cabbaar yar kadib dhawaqa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

G/Kuxigeenkii kowaad ee xisbiga UCID UK, Xuseen Aadan Cige(Maka) iyo tageerayaal badan oo kusoo biiray xisbiga Waddani xaflad ka dhacday Bariga London.

london 31March16(SD/QJ)waxa Bariga magaalada London lagu qabtay xaflad balaadhan Oo lagu Soo dhaweynaayey tageerayaal kasoo diga-rogtay Xisbiga Ucid  Oo uu hormuud Ka ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Xisbiga UCID ee dalka UK Xuseen Aadan Cige(Maka) Oo ay ku weheliyeen Dhalinyaro iyo haween ayaa Waxa xaflada Oo ay goob-Joog Ka ahaayeen madaxda Xisbiga Waddani ee qaarada Yurub […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baraamijka Xulashada Todobadka iyo Mustafe Shaafi YAA HORTAAGAN MAAMULKA HIIRAAN IYO SHABEELLADA DHEXE

London 31March16(SD/QJ)YAA HORTAAGAN MAAMULKA HIIRAAN IYO SHABEELLADA DHEXE   XULASHADA TODOBAKA   HALKAN KA DAAWO

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Xanafi oo Siro badan Shaaca ka qaaday Isla Markaana Sheegay in Jidh Dil loogu Gaystay Xabsiga Looguna Hanjabay in La Fara-Xumayn doono DAAWO

Muqdisho, 31 March, 2016-(SDN/QJ):–Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal uu Wariye Jamaal Cusmaan oo ka tirsan Channel4News, uu ugu kuur galay xabsiyada Magaalada muqdisho iyo cida ka shaqaysa. Muuqaalka waxaa kale oo waraysiga badankiisa lagu waraystay Xassan xanafi oo dhawaan maxkamada ciidamada qalabka sida ku riday xukun dil toogasho ah. Xasan xanafi wuxuu sheegay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Aragtidiisa Khilaafkii Xisbigaas u kala Jebiyay Labada Garab Sannadkii 2012kii Iyo Ifafaalaha Maanta DAAWO

Hargeysa, 31 March, 2016-(SDN/QJ):– Waa Waraysi Dhawr Sanno ka hor laga qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe kaas oo uu kaga hadlay Khilaafkii Xisbiga Ucid u kala Jebiyey laba garab Sannadkii 2012kii oo uu Wakhtigaas Xisbigu ku noqday Marxaladii Urur Siyaasadeedyada.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Rag baa yidhi reerku isagaa dhexdiisa is haysta reer dhexdiisa is haystaa ma jiro, waayo boqortooyadani waxay soo socotay ilaa 1770, Garaad Boon ayaanu ahaa.” Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Axmed Jaanbiir DAAWO

Hargeysa, 31 March, 2016-(SDN/QJ):– Axmed Jaanbiir Suldaan oo ka soo jeeda Qoyska leh Saldanada Subeer Awal oo la aas aasay 1770-kii, wakhtigaas oo lagu Caleemo saaray Garaadkii ugu horeeyey magaalo xeebeeda Berbera, ayaa markii u horaysay ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacay magaalada Hargeysa ee lagu caleemo saaray Suldaan labaad. Axmed Jaanbiir Suldaan iyo Cuqaasha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »