Home » 7:55 am Entries posted on “April, 2016”

Daawo:- Maxay tahay sababta dhalinyarada uga tahriibayaan waddankooda?

Garowe, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dhalinyaradda Puntland gaar ahaan kuwa magalada Garowe ayaa ka hadlay sababaha keenay in dhalinyaradda ay waddankooda ka tahriibaan, waxayna eeda koowaad saareen dowladda oo aan wax shaqo abuur ah u samayn. Sidoo kale dhalinyaradda waxay sheegeen inay caqabad kale tahay qof da’da ama weynaaday xilalka loo dhiibo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Doorashadu Ay Dib U Dhacayso

Muqdisho, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa sheegay in muddo labo bilood ah lagu kordhinaayo waqtigii la filaayay inay dalka ka dhacdo Doorashada. Sharmaake ayaa tilmaamay in Guddoonka Baarlamaanka ay ka wada hadleen in muddo laba bilood ah la siiyo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya si buu yiri ay u sameeyaan olole. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Ciidamo Si Iskood Ah Isku Abaabulay Oo Dagaal Ka Bilaabaya Gobolka Sanaag

Badhan, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Saraakiisha ciidamada Difaaca ee gobalka Sanaag & Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha gobalkaas ayaa iska kaashanaya abaabulkii ugu dambeeyey oo looga hortagayo Kooxo ka tirsan ururka Al- Shabaab oo la sheegay in ay abaabul ciidan ka wadaan deegaano kamid ah Buuraha Galgala.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Itoobiya Oo Nolosha Ku Gubay Shacab Soomaaliyeed Oo Ku Dhaqan Gobollada Dhexe Ee Soomaaliya

Gaalkacyo, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Dagaal maalmihii lasoo dhaafay ku dhex maraayay deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya [Liyuu Boolis] iyo dad shacab ah oo halkaasi ku dhaqan ayaa sababay khasaare naf iyo maalba leh. Dagaalkan oo halkaasi muddo ka socday ayaa sidoo kale waxa uu sababay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Iran oo Ban Ki-Moon ka dalbatay inuu kala hadlo Mareykanka si loogu Fasaxo Hantida ka Xayiran

Tehran, 30,4,2016 (QJ/SDN)  – Xukuumadda Iiraan, ayaa Weydiisatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon in uu Xukuumadda Washington ku Qanciyo in ay u fasaxdo Iiraan lacag dhan 2-bilyan oo Doollar oo laga xayiray, kaddib markii maxkamadda sare ee Mareykanka ay xukuntay in lacagtaan la siiyo qoysaskii dhibbanaayshii ku dhinteen Weerarkii ka dhacay Mareykanka bishii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Caanaha Geela Oo Laga Sameynayo Kiniin, Saabuun, Roodhi iyo Waxyaabo Kale Oo Xiiso Leh

Hargeysa, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Wariyaha caanka ah ee Cabdisalaan Hereri ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay geel ku dhaqan wadanka Holand ee qaarada Yurub ku yaalla. Waxa uu sheegay in geelaasi oo ku xaraysan xero uu yahay kan kaliya ee lagu dhaqo qaaradda Yurub. Waxa uu sheegay in munaafacaad badan oo caanuhu ugu muhiimsan yihiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Guddida Doorashooyinka Oo Maanta Kala Diray Shaqaalihii Ka Hawl-gali Lahaa Diiwaangelinta Gobolka Maroodi-jeex

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo imkaaniyaadkii loogu hawl-gali lahaa diwaangelinta degmooyinka hadhsan ee gobolka Maroodi-jeex kuwaasi oo diiwaangelintu maalinka berry ah ay ka bilaabmayso.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tiro dad ah oo Maanta ku dhaawacmay Masaajid la dhisayay oo kusoo Dumay Duleedka Muqdisho

Muqdisho, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan 30-ruux oo ahaa – Shaqaale dhisme ku waday masjid maanta dumay oo ku yaalla deegaanka Garas-baaley ee duleedka Muqdisho ayaa ku dhaawacmay, halka tiro kalena ay weli burburka ku hoos jiraan, iyadoo la sheegay in xiliga uu soo dumayay Masaajidkan uu ku socday Shub. Imaamka Masaajidkan soo Dumay, Sheekh […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalkii Ka Xayuubiyay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumaddiisa

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somaliland. Digreetada Madaxweynuhuna waxay u dhignayd Sidan:- 1. Ujeeddo:      Xil-ka Qaadis   Ku:      Mudane, Maxamed Jaamac Abgaal,             […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- ”Sax Ma Tahay In Diimaha La Mideeyaa?” Sh.Barbaraawi

Halkan hoose ka daawo Muxaadirada jimcaha oo cinwaankeedu yahay ”Sax Ma Tahay In Diimaha La Mideeyaa?” , waxa soo jeedinaya Sheekh Cabdillaahi Xasan Barbaraawi

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »